Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir ka tirsan xukuumada Soomaaliya oo is-casilay

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Axmed Cabdi Kaariye [Qoor-qoor] ayaa iska casilay xilka wasiiru dowlaha Wasaarada Howlaha Guud ee xukuumadda Soomaaliya.

Qoor-qoor ayaa kamid ah murashaxiinta u taagan xilka madaxweynaha kana qeybgalaya doorashooyinka maamulka Galmudug.

Doorashadda madaxweynaha ayaanan wali la muddeyn waqtiga ay qabsoomeyso, marka laga reebo in ay dhowaan dhaceyso doorashada baarlamaanka.

Guddi baarlamaani ah oo maamulaya coddeynta gudoonka Golaha Wakiilada ayaa la filayaa in ay kadib soo saaraan xiliga doorashada madaxtooyadda.

81619391_503870956924621_7366291777940094976_n.jpg?_nc_cat=111&_nc_eui2=AeGoWGeMz501HKNul0wcarugI7vBnG8KlXC6YTPPhMpnkChp_qtGFYoSgNUgfu_UbVnT3LW0UBPsXhuO7TYitGYJzKUX7otxVqKk2--KIU5GxQ&_nc_oc=AQl8mvDi5MFIohB32nWRLAlk98ZR-CYZreveYOU9lyh0bB0AuvC9NxvPUswm0vaxKXg&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=2eb288a900e2f8d6e297694e512797a5&oe=5EA417AFImage may contain: 2 people, people smiling, people standing

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this