Deeq A. Posted January 11, 2020 Guddoomiyaha maamulka Howlwadaag ee gobolka Banaadir, Mudane Mustaf Cali Khayre ayaa maanta ka warbixiyey dib u dhis ballaaran oo ka socda gudaha degmadaasi. Mustaf Cali Khayre ayaa sheegay in illaa saddex waddo oo muhiim ah lagu dhisay barnaamijka Isxilqaan ee uu horay ugu dhawaaqay madaxweynaha Soomaaliya. Sidoo kale guddoomiyaha ayaa ugu baaqay shacabka Muqdisho inayka qeyb qaataan horumarka iyo dhiska ka socda dalka. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Cod-1-jaamac.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites