Sign in to follow this  
Buuxo

Somali Karaoke

Recommended Posts

Kamaavi   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

quote:Originally posted by Ferguson:

:D
@ fanaanad waa tanaa inta kale been.

 

Bal aan u soo noqdo..

Fanaanad kulahaa, shaatina aawey hee.
:D

Mojiye aaway, hee. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

MMA qoftaan cod ma heyso ee Studio aan ku geenaa lagu shakalanaaye aan u maleynaa..seecamal abaa! Codka dhan waa loo isturuukeeye fiiri nooh loool Mugoo shaqalkaas filkiisa in aad ka wardoontid..

 

Sahro Dawo codkeeda ma gaareyso wiligeed iyada iyo korontadeeda.. Bajaqdaan guygoo aa inbili kaga tuurtay alaabtaan ee hees ma aha...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

LOL @Bajaqdaan guygoo aa inbili kaga tuurtay alaabtaan ee hees ma aha...

 

Only Tuujiye...Rageedii...Gabasaarta iney xoogaa isku ceejisay aanba uqabay @codkeeda... :D

 

Horta Somalida markey perform-gareynaayaan why do they avoid eye contact? Maanta dhan waxaa moodaa iney camerada u gooy gooynaayaan...Intaas kaliya aaba kuu sheegeyso codkooda walaa heesaha eesoo tabal caareystaan iney bug tahay...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^Loool Buunis oo weershe eh xitaa saas ma is dhaho iyo Iskalaaje oo okiyaale xirto.. Kamirada lama fiirsho ee qalad u fahmeen...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tuujka, qofta ha xasdin aan ku dhahay. Sida Magool, Eebba ha u raxmadee, camal gadaal ayee ka heeseysaa, dhuunta gadaal codka ka keeneysaa. Wax sahlana ma'aha taas.

 

Qoftaan waxee heysataa

cajiib ah oo waliba suuqa ka bixinaayo labada Farxiyo iyo tan Dareen la dhaho dhawaantaan suuqa u shidanyihiin.

 

Kaliya kistoo habeyn habeyn ah u baahantahay, waxaana ugu wacan maadaama ee Nayroobi joogto. Haddee Galbeedka joogi lahayd sida kuwaas kale kor ku xusay waa hore suuqa ka bixin lahayd. Waala habeyn lahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Reer Holland miyaa qoftaan? Koley calanka Netherlands ku arkaa doonta meesha mareyso

 

N.B. - She has nice fingers, or rather more specifically, nice cijiyo. :D Mise waa fake cijiyo waxa? :D

 

Cijiyaha waa one of the first impressions dadka aan ka arko inta aanan meelaha kale ka arkin. Dad ayaa indhaha iyo meelahaas fiiriyo, not me. I hate dirty nails.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lmao. Adiga masaajid in laguugu soo qufulo oo washamsi laguugu aqriyo 10 maalmood ayaad u baahantahay.

 

Calankaas inaad notice gareyneyso waa iska ogaa, indhahaaga wax ka fakanaayo malaha...lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this