Sign in to follow this  
Koora-Tuunshe

Hees Cusub Cayaalka Xaafada

Recommended Posts

Group: EAP (East African Pride)

Song: Ciyaalka Xaafada

Lyrics & Beat: Salah Donyale

Directed: Barkad Abdi

 

This song is soundtrack of "Ciyaalka Xaafada Film" Coming soon in summer 2009.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Hee see isku qalqaloocinaayaan kama helin? Waxaaba iigu daran kan yaree choruska heesaya, Ralph Tresvant wanna be... :D

 

Heesta maxumo, specially miraheeda, but habka loo heesaya iyo musicga iyo say knock-off rappers isaga dhigaayaan baa dishay...Xoogaa cusboda ash ma'aha...

 

I was actually moving my head while watching the video... 080508-215101-282007.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

I think my sisters waxay u barteen typical somali songs. Atleast they took risk. They shot a vidio with more 20 clips. They all either were born or grew up here in America and singing afsoomaali. waxaan u malaynayaa way dedaaleen.

 

Koolkat: i agree the lyrics are mad. This is thier first Somali video and song. But they had prevous hiphop album.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War chief caaqil. Xaaladu waa Ok. Taasi waxay ku fiicneyd inaan dhanka Politics kaga munaaqishoono. Laakiin runtii waa nagu dhacdey, laakiin guul ayaan still soo hoyney (Riix) . Waayo isbadalka anagaa u sabab ahaa, hadii aan isasoo sharixi lahayna Cade ayaa ku noqonlahaa. Arintakale siyaasada Puntland ayaa waji cusub u sameyney... Waa lakala badiyaa, laakiin cashar ayay noo ahayd Termka kale shaki la'aan aan afka ku qaadan doono :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baluug   

These guys look like they should be doing some kind of Odey Shirwac gangiistar song, not this type of music....

Share this post


Link to post
Share on other sites

JB: alaabtii marqaanka ayaad rabtaa... so typical. Atleast they fresh... Soomaalidu hal cilad ayay leeyihiin, qof ayaa wax cusub sameynaaya, wax cusub open uma aha... hadii uu mid xado heesihii hore waxaa la oranayaa caadi maaha.kkkk

 

Fanku wuxuu ku hormaraa generation cusub, fikrad cusub, iyo muusik cusub... Yaa soomaal

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

CIYAALKA XAAFADA LYRICS…

 

Xigtadeydu waa ciyaalka xaafada

Xulufadaydu waa ciyaalka xaafada

ciyaalka xaafada

ciyaalka xaafada

 

Xigtadeydu waa ciyaalka xaafada

Xulufadaydu waa ciyaalka xaafada

ciyaalka xaafada

ciyaalka xaafada

 

Inkasto xaalka iyo xiligu adagyahay

Xagaaynu joognana qurba xuma ay tahay

Wax yar baa soo caqliga ka xada

Xasaasi weeyo

Xugtuna ma futuda…

Xugtuna ma futuda…

 

Hadana xiirteynu waa

Kuwa xariiftamayoo

Xubin walaalow

Somalinima isku xusha…

 

 

Inkasto xaalka iyo xiligu ay adagtahay

Xagaaynu joognana qurba xuma ay tahay

Wax yar baa soo caqliga kaa xada

Xasaasi weeye

Xugtuna ma futuda…

Xugtuna ma futuda…

 

Hadana xiirteynu waa

Kuwa xariiftamayoo

Xubin walaalow

Somalinima isku xusha…

 

Xigtadeydu waa ciyaalka xaafada

Xulufadaydu waa ciyaalka xaafada

ciyaalka xaafada

ciyaalka xaafada

Xigteydu waa ciyaalka xaafada

Xulufadaydu waa ciyaalka xaafada

ciyaalka xaafada

ciyaalka xaafada

 

inkasto xabad iyo

hurguf colaad iyo

xise qabiil iyo

xasuuq is dabayaal

inta xasuustoba

somaali lugu xanto nabada in la xooro

ragba ku xeertamay

ragba ku xeertamay…

 

hadana xiirteynu waaa

kuwa xariiftamayoo

xubin walaalow

Somalinima isku xusha

inkasto xabad iyo

hurguf colaad iyo

xise qabiil iyo

xasuuq is dabayaal

inta xasuustoba

somali lugu xanto nabada in la xooro

ragba ku xeertamay

ragba ku xeertamay…

hadana xiirteynu waaa

kuwa xariiftamayoo

xubin walaalow

somalinima isku xusha

 

 

 

I took the time to write down the lyrics of this lovely song since I couldn't find it in somalilyrics website. Please do correct me If i got any of it wrong..

 

Amazing song....this group got my love and support.

 

somalinima isku xusha indeed!!

 

love,

 

Aaliyah

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Koora-Tuunshe:

JB: alaabtii marqaanka ayaad rabtaa... so typical. Atleast they fresh... Soomaalidu hal cilad ayay leeyihiin, qof ayaa wax cusub sameynaaya, wax cusub open uma aha... hadii uu mid xado heesihii hore waxaa la oranayaa caadi maaha.kkkk

 

Fanku wuxuu ku hormaraa generation cusub, fikrad cusub, iyo muusik cusub... Yaa soomaal

Wax cusub maaha to look and sing like 2PAC or 50 Cent ..... try again sxb.

 

I'm sure they could do much much better ...

 

 

I like waaga Cusub ... they are more creative and they brought a totally new and interesting idea to the Suugaanta aka fanka

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this