Sign in to follow this  
Deeq A.

Xasan Daahir Aweys oo u jawaabay Sheekh Shariif

Recommended Posts

Deeq A.   

Wadaadka xabsi guriga ku jira ee Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa muuqaal uu iska soo duubay kaga hadlay xaalada Siyaasadeed ee dalka iyo halka ay mareyso.

Sheekh Xasan oo ah nin bareer hadla oo lagu yaqaan in uusan aragtidiisa la ganban ayaa ka hadlay qodobo dhowr ah.

Ugu horeyn wuxuu Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku eedeeyay in ay kala duwan yihiin ballan qaadyadii uu xilliga doorashada sameeyey iyo hab dhaqankiisa oo haatan u ek siyaasad aan dulqaad laheyn, sida uu hadalka u dhigay.

Dhanka kale, Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa ka jawaabay hadalkii dhowaan ka soo yeeray madaxweynihii  dowladdii KMG ahyed ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed kaas oo u muuqday mid uu ku hurinayo colaad sokeeye oo mar labaad ka dhacda Soomaaliya.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/ccc.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this