Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Gudoomiye Mursal oo la kulmay safiirka Qadar

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Gudoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Cabdiraxmaan ayaa waxaa uu xafiiskiisa Ku qaabilay safiirka Dawladda Qatar, Hassan Hamza Asad Hashem.

Gudoomiyaha iyo safiirka ayaa waxay kawada hadleen xoojinta iyo xiriirka barlamaanadda Qatar iyo Soomaaliya.

Safiirkana ayaa wuxuu gudoomiyaha warbixin ka siiyay howlaha baaxadda leh ee ay Soomaaliya ka wadaan.

Image may contain: 2 people, people sitting and indoorImage may contain: one or more peopleImage may contain: 1 person, smiling, sitting and suit

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this