Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Muqdisho University Opens a New Branch in Bosaso

Recommended Posts

3795.jpg

Mugadishu University

 

 

Xaflad si weyn loo soo agaasimay Loogana Gun Lahaa Furitaanka Xarun Jaamacadeed oo Ay Bosaso ku yeelanayso Jaamacada Mogdisho ayaa maanta waxa ay ka dhacday Hotel International Village Ee Bossaso.

 

Furitaankii Jaamacadaasi ayaa waxaa ka soo Qaybgalay Qaar ka mid ah Golaha Xukuumada Puntland Gudoomiyaha Gobolka Bari Aqoonyahano Iyo Waxgaradka Bosaso.

 

Ugu Horeyn halkaasi waxaa ka hadlay Oo ka sheekeeyay hababkii ay Soo Martay Jaamacada Mogdisho Muddadii la furayay Dr. Cali Sh Abubakar oo si gaar ah u soo qaatay Muddadii ay Furayeen Jaamacadani gaar ahaan Faraceedii ugu Horeeyay Ee Mogdisho in ay Dad badani ay La yaabeen Balse haatana ay ka mid tahay Kuwo Ugu Magaca weyn Somalia horu socdna ay ku sameysay Waxbarshada Somalia Oo Muddadii Burburka habacsanaan ay ku timi.

 

Sidoo kale Dr Badiyow Waxa uu intaasi ku daray in Ay Deegaanada Puntland Faracooda ay ka furteen Ay uga Gol leeyihiin Balaarinta Jaamacada Iyo Faafinta Waxbarashada ay u hayso Umadda si loo helo Dhalin yara Badan oo la jaan qaadi Kara Casriga Waxbarshada.

 

Wasiirka Waxbarashada Puntland Mahamud Bile Duble Ayaa isna muujiyay Sida uu maamulka Puntland uu ugu faraxsan yahay Furitaanka Jaamacadani Xarunteeda Puntland Isaga oo wasiirku tibaaxay in ay la garab istaagi doonaan Jaamacada taageero kasta oo dhinaca maamulka Uga Soo Baahdaan.

 

Sidoo kale Wasiirka Amniga C.lahi Sacid Samatar Ayaa Isna aan meesha Ka saarin Muhiimada Ay Waxabarashadu u leedahay Amaanka Iyo Kor loo qaado tayada Waxbarasho ee ubudka soo koroya si aysan u dhexbadaalan Rabashadaha Somalia Maasheeyay.

 

Waa markii ugu horeysay Oo Jaamacadani ay Farac Ku yeelato Deegaanada Puntland Waxaana ay Furan tahay Mudd 12 Sano ah waxaana ka qalin jabiyay 8 Dufcadood oo waxbarshada Jaamacadaasi dhamaystay Iyada oo Noqotay mid ka mid ah Jaamacadaha Africa Oo Loogu Jecel yahay.

 

waxbarasho5.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mogadishu University Opens Its First Chapter Outside Mogadishu

 

by Mohamed Amin

mamin@hiiraan.com

Monday, August 04, 2008

 

 

Mogadishu University

 

Mogadishu University has opened its first chapter outside Mogadishu. The new chapter was opened in Bosaso, Puntalnd according to BBC’s Somali Language Services. Dr. Abdirahman Mohamed Abdullahi (Badiyow) who is senior member of the University’s administration was present at the opening ceremony. Speaking to Ahmed Kismayo, BBC reporter in Bosaso Mr. Badiyow said that University’s administration and its supporters endured hard times and worked under difficult situation including the continuing civil war in Mogadishu.

 

 

Mr. Badiyow said that they decided to make sure the continuation of education in the country no matter what. “Without education means no nation” said Mr. Badiyow who added that when they first introduced the idea of opening a university in Mogadishu, no one believed them and today after 12 years it is a proud moment to see the Mogadishu University expanding and opening a branch in Bosaso.

 

Mohamed Mire Dubad, the Minister of Education in Puntland who speak at the opening ceremony thanked the leadership of the University in advancing Somalia’s education and creating civil societies that cross clan boundaries and come together to work for the common good of the country and people.

 

Many people from the region who attended the opening ceremony welcomed the idea and called it a step forward in breaking barriers among communities which have been divided along clan lines

 

 

In September 22, 1997, Mogadishu University was officially opened in a small room in the presence of four of the founding members and five teaching staff. The first campus of MU was located in the former Mohamud Ahmed Ali Secondary School.

 

The road to the establishment of MU was not furnished with roses. Substantial planning, extensive traveling and fund-raising efforts were invested in the years of (1993-1997). The initial vision and heroic decision to work towards instituting a community non-profit university was unbelievable in the mindset of war-torn community and divided city of Mogadishu.

 

Moreover, the community and their leaders were lacking in faith of the possibility of establishing university believing that only governments could do such projects. Furthermore, besides the impoverishment of the community at large, the culture of paying for education was absent. These challenges were dealt with in early years of the university.

 

Mogadishu University will be the premier non-state university in Somalia dedicated to providing affordable and accessible high quality education attuned to the national values of the Somali people

Share this post


Link to post
Share on other sites

^These girls are not seriously learning in a lab are they?

 

I remember,during my first ever lab class(a loooong time ago), I was catagorically told,to not wear anything long sleeved or any fabric that is otherwise flowing. Clearly a jilabeeb is one loong over flowing garment,NO?

 

*scracthing head*---Back to topic:

 

This is extremly good news. Mashallah and may allah reward them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
sunaari   

Maansha-allah. Ilaah somalida bari, waqooyo iyo koonfurba ha is soo jeedsho. Step forward in the right direction. Ilaah Mogidishu iyo dadkeed nabad iyo barwaaqo ha usoo dedejiyo. May Bossaso iyo Hargaysa keep their peace and prosperity..Amiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Guddoomiyaha Jaamacadda Hope ee Hargeysa oo booqasho gaaban ku tegay Muqdisho

hope1.jpg

Axad, Feberaayo 27, 2011 (HOL) – Guddoomiyaha jaamacadda Hope ee magaalada Hargeysa ahna wakiilka jaamacadda Kampala ee Somaliland, Prof. Najiib Sheekh C/kariin ayaa booqasho gaaban ku tagay Muqdihso Sabtidii shalay 26,02,2011.

 

Prof. Najiib ayaa booqday xarunta horumarinta haweenka SOCWE, wuxuuna halkaas kula kulmay qaar ka tirsan ardayda waxbarashada aqoon-darsadka sare ee master-ka kawada koofurta Soomaaliya.

 

Kulanka oo ahaa mid dhiir-gelin u ahaa ardayda joogta Muqdisho ee ku jiwa howsha waxbarasho ee heerka sare ah, halkaas waxaa hadalo tusaale iyo dhiiri-gelin leh u jeediyay ardayda prof. Najiib Sheekh C/kariim isagoo tilmaamay faaiidada guud ee ay leeyihiin waxbarashada aqoon-darsadka ah iyo takhasusaadka laga heli karo jaamacadda Hope ee uu guddoomiyaha ka yahay iyo tan Kampala ee uu wakiilka u yahay.

 

Prof. Najiib wuxuu sharax kooban ka bixiyay jaamacadda iyo baahidda waxbarasho sare ee ay dalka ka daboshay guud ahaan iyo Somaliland si gaar ah oo ay xarunta dhexe ka furan tahay.

 

"Jaamacadda Hope waxay bixisaa waxbarashada caafimaadka guud "public health", xirfada sheybaarka "lab-technician" oo isugu jirta heer jaamacadeed (bachelor degree iyo post-graduate) iyo takhasusaadka ay iska kaashadeen," ayuu yiri Prof. Najiib.

 

hope.jpg

Guddoomiyaha jaamacadda Hope wuxuu xusay in takhasusyada laga diyaarinayo shahaadaha master-ka ay kala yihiin: international relations & development studies oo leh koorsooyin kala duwan, dooran kartana takhasuska aad doonto, taasoo ay raacayaan communication, research methodology iyo hadba koorsada aad qaadanayso.

 

Ugu dambeyn Maxamuud Maxamed Ibraahim oo ah arday ka tirsan kuwa mestarka ka dhigta Jaamacadda Hope xarunteeda Muqdisho ayaa soo jeediyay talooyin ku saabsan sidii ardada Soomaaliyeed uga faa'iideysan lahaayeen fursadan takhasus sare ee fadhigooda loogu keenay, wuxuuna tilmaamay muhiimadda ay leedahay helitaanka waxbarasho sare oo aqoondarsi ah, isagoo ku taliyay in lasoo dhameystiro qalabka ay ardaydu wax ku bartaan.

hope2.jpg

 

Wixii faahfaahin ahna fadlan ka booqo web page-ka jaamacadda oo ah: www.hope-university.org

 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Hope University (HU) is a national non-for-profit cost recovering Higher Education Establishment. Hope University also known as HU or Hope University operating in Somaliland/Somalia was founded in 2008 by Prof. Najib Sheikh Abdulkarim with support and encouragement of Somali intellectuals inside and outside the country to provide affordable higher learning opportunities in the fields of health, technology, and management sciences.

 

=======

From the article incase you can't read.

Maxamuud Maxamed Ibraahim oo ah arday ka tirsan kuwa mastarka ka dhigta
Jaamacadda Hope xarunteeda Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this