Sign in to follow this  
Deeq A.

Finland oo Dowladda Federaalka ah ugu Deeqday EUR 13 million

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Finland ayaa dowladda federaalka ee Soomaaliya ugu deeqday ilaa EUR 8.1 million ($8.9 million) iyada oo u soo marineysa  sanduuqa MPF ee bangiga adduunka.

Lacagtan ayaa loogu talo galay in lagu taageero hey’adaha dowladda sida dib u dhiska iyo horumarinta, waxaa kale oo jirtay EUR 4 million ($4.4 million), oo ay horay u bixisay dalkan  Finland

“Waxaan ku faraxsnahay horumarka laga gaaray dhismaha hey’adaha iyo dib u habeyntooda tan 2012-kii” sidaasi waxaa yiri Ambassador Erik Lundberg oo ah wasiirka arrimaha dibadda.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this