Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Cirro Oo Cisbitaalka Ku Booqday Fannaanada Weyn Ee Maryan Mursal Ciise+SAWIRRO

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa saaka booqday Fannaanada weyn ee Maryan Mursal Ciise Bootan oo maalmihii u dambeeyey xaalad caafimaad ugu jirtay Cisbitaalka Royal ee magaaladda hargeysa.

3-5.jpg 5-3.jpg 3-4.jpg 2-6.jpg 1-7.jpg


Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa caafimaad ugu duceeyay fannaanada weyn ee Maryan Mursal Ciise Bootan.


Dhan kale fannaanada Maryan Mursal Ciise Bootan ayaa guddoomiye Cirro uga mahadnaqay booqashada uu ugu yimid.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this