Sign in to follow this  
Tanaad

SALAAN IYO BARASHO

Recommended Posts

Kool_Kat   

Hadaad dooneyso in lagu soo dhoweeyo, please provide the following:

-Full name

-Date of Birth

-Address

-Mother's Maiden Name (for security purposes)

 

 

Just kidding...

 

Welcome to SOL...I hope you like it here...Kusoo dhowoow...Mininka mininkaawaaye...Soodhaaf... ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tanaad   

ASC WR WBR

Akhyaarta waad mahadsantinhiin dhamaantiin.

kool-kat waa hubaal inaad cool tahaybuuxo waa

Tanaad huunno

Zenobia ina adeer xaagaa iyo dhulkii baan ka soo dhigay waana la iska nabad qabay

mar labaad waad mahadsan tihiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tanaad   

Buuxo gacalo magaranayo macnaha runta ah laakiin waxaan la iigu sheegay inay tahay wax ku saabsan duco. sikastaba ha ahaatee waan iska jecelahay magacaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Tanaad,

 

Hadii la nabad qabay, war fiicanbaad noola timi. Adaana mudan, walaalo. Bal forumka yara eeeg eegoo, waxii ra'yi ah ee kugu jira noo soo tuur tuur. LOls. Enjoy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tanaad ,,, bal iska soo dhowow ,, laakiin iska ilaali kayntu way duur joog badan tahaye ,,, laayaankaa iyo miciyo dheerahaa ku badane ,,, :D

 

maxaad cabbi ??

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

^^lool JB we are not that bad, dont scare the girl.

 

Tanaad, that sounds nice walaalo.Much better than the tanag i called you in the first place,raali ahow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tanaad   

Buuxo thanks abaayo caadi waaye raalli baan ahay iyo nuw waliba.

Dahia mahadsanid adigane abaayo

Hey JB mahadsanid ina abti lol@Laayaanka war niyow waxaan iska ilaalinay masas kaliyee waa maxay duurjoogta waaweyn eed ka sharqamisay.

any ways haddii aad koob caano geel oo qaboow igu qabatid cabsidoo dhami way iska hadaafi.

Zen sister kadib markaan qurquriyo caanahaas macaan rayigayga oo fardihii sayidka ku boodaya ayaa soo dhici doona.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this