Suldaanka

Cheeseman crawls into his cave as Kenyans tightening the noose

Recommended Posts

Apophis   
1 hour ago, maakhiri1 said:

It is sad to see Somali talking like this after 60 years of being hostage, Haatu, you forgot who you are.

Classical case of Stockholm syndrome 

Cowards like you goad people into the frontlines, while you sit and watch at the back. OGs will no longer be fighting on behalf of the treacherous Somalis anymore.

It is your turn. You go and fight Kenya or Ethiopia (we know you are made of soft sand. You won’t fight).

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
16 minutes ago, Apophis said:

Cowards like you goad people into the frontlines, while you sit and watch at the back. OGs will no longer be fighting on behalf of the treacherous Somalis anymore.

It is your turn. You go and fight Kenya or Ethiopia (we know you are made of soft sand. You won’t fight).

Go and keep belly dance to Kikuyus, who cares, awalba reer doqonimo baa lagu xamanjirey, not surprised,  BUT I gurrantee  it will be the end of Madoobe if aligns himself with Kenya, in this war.

Share this post

Link to post
Share on other sites

This letter belongs to the history's 'hall of shame'. 

Waliba waxay ku calaacaleen "Inaan idin kala hadalno, dhibaatada aad nagu haysaan idinka oo xushmad iyo qadarinba naga mudan". :D 

Tano kale. It is beyond sad.

Share this post

Link to post
Share on other sites
5 hours ago, maakhiri1 said:

Go and keep belly dance to Kikuyus, who cares, awalba reer doqonimo baa lagu xamanjirey, not surprised,  BUT I gurrantee  it will be the end of Madoobe if aligns himself with Kenya, in this war.

 doqomo iyo fuleyiinba idinkaa ah. If you traitors are so intelligent go and use your intellect and strength you brag about and keep us out of the issues youve created yourselves. You non og destroyed your country and brought kuffar then expect og to  safe you as usual. It was non Og who sold Somalias seas so go fix it yourselves.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Haatu   
8 hours ago, maakhiri1 said:

It is sad to see Somali talking like this after 60 years of being hostage, Haatu, you forgot who you are.

Classical case of Stockholm syndrome 

Soomaalida waxay ku maahmaahdaa "Cadowgaada ama waa la iska sugaa, ama waa la iska sasabaa". Dagaal waxaan lixdankii ku waaynay, maanta ku heli maayno. Therefore, danta waxay na badday in aan Kenya iska aaminsanno, xaqaaynana si Allaale si kasta aan ku soo dhacsan karnana in aan ku soo dhacsanno. Maantana, waa Ilaahay mahaddii oo, degaankaayna idil ahaantiis waa ammaan min Boodaay ilaa Mandheera, in kastoo nimankii afka duubnaa ay marmar dhib keenaan. Kaladambayn iyo dawladnimana waa haaysannaa. Inta naga maqanna Ilaahay baan ka baryaynaa.

So why should we burn our houses and ruin our efforts of the last few decades all for waddaniyad beenbeen ah oo afka baarkiis ku siman? Hadday dhab idin ka tahay mar hore ayaad heshiin leheedeen. But we all know in M.J iyo H.wye aysan weligood nabad rabin, dawladdii la arkana iyagaa carqaladeeyaa oo aakhirkii dumiyaa. Marka ma rag caynkaas ah ayaan dartood dumarkaayna iyo caruurtaayna u barakicinnaa oo sidaasna ku khaatuma-seegnaa? Wallee waddaniyadda beenta ah ninkii idin ka dhagaystaa idin ka waalan. Nimanka Ii.ddrka waxaan ku jeclaaday waxooda waa bareer. Idinkuse wixiina waa munaafiqnimo iyo danaysi indhala'.

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites

Glad the OG of NFD are realizing these munafaqiins munafaqnimo. There is not a single  non og that are  decent, be it the ones in the North or south, or West or their refugees in Ognia. They are all TRAITORS, liars, clannists and thieves. I hope ogka Ogadenia realise there is no such a thing as somalinimo, kick out every single one of their refugee traitors out of ogadenia, close their boarders and focus on their interest. Waa lug'gooyo cawaantan wada imaanka la ee xaasidiinta ah. Waa cadow wada maleegan dadkan baas.

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
Apophis   
2 hours ago, Haatu said:

You kicked him in the balls Haatu kkkk. Good one.

19 minutes ago, Gladiolus said:

Glad the OG of NFD are realizing these munafaqiins munafaqnimo. There is not a single  non og that are  decent, be it the ones in the North or south, or West or their refugees in Ognia. They are all TRAITORS, liars, clannists and thieves. I hope ogka Ogadenia realise there is no such a thing as somalinimo, kick out every single one of their refugee traitors out of ogadenia, close their boarders and focus on their interest. Waa lug'gooyo cawaantan wada imaanka la ee xaasidiinta ah. Waa cadow wada maleegan dadkan baas.

These rats want OGs to fight while they sip tea and sell our people. That story is over. 

Let them fight. We will sit and sip tea.

It is by OGs blood for the last 100yrs that they are free in their lands.

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites

Oh, yes, Somalis risked everthing in 77 and welcome the displaced population so one day morons will insult us.

Haatu 

I thought you were better than that. Have you talked to every member of the clans you mentioned?

  • Thanks 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
Haatu   
1 hour ago, Che -Guevara said:

Haatu 

I thought you were better than that. Have you talked to every member of the clans you mentioned?

Of course I'm not talking about the poor masaakiin who are desparate for peace. I'm talking about the siyaasiin and odayaal of those two clans. If they really wanted peace, Somalia would be a functioning state today. But we all know they have the least interest in that, and Xamar is a clear example of that.

PS: the other clans are just spectators in the grand scheme of things.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Apophis   
4 hours ago, Che -Guevara said:

Oh, yes, Somalis risked everthing in 77 and welcome the displaced population so one day morons will insult us.

Haatu 

I thought you were better than that. Have you talked to every member of the clans you mentioned?

You risked nothing. Most of the casualty were OGs. 

You turned tail as soon as things heated up.

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
Apophis   
19 hours ago, maakhiri1 said:

Go and keep belly dance to Kikuyus, who cares, awalba reer doqonimo baa lagu xamanjirey, not surprised,  BUT I gurrantee  it will be the end of Madoobe if aligns himself with Kenya, in this war.

War? We know you are the first to run. 

Ninyahow iska amus. We know your history.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Dadka somaalida ah ee kenya ku hoos nool beel kaliya ma'ahan waa qabaa'ilo badan oo ka qiimo badan hal beela.

Ethiopia sidoo kale, ujeedka ha beela isugu aragto inay wakiil ka tahay soomaalida kale ee ku nool dhulkaas waa khalad.

Inta badan waxaad ka maqlaysaa dad aad uga carooday dhiibistii qalbi dhagax, jecelna inay soomaaliya ka hoos maroyaan kenya iyo Ethiopia, arintaas darteed.

Socotada ama musaafurka soomaalidau, waxay door bidaan inay maraan dhulka uusan OG' degin labadaa dal, si aan loo jaajusin ama garan waa loogu wax yeelin.

Maxaa keenay hadaba, ayadoo dhibkaa soo jireenka ah uu jiro, inay qalbi dhagax oo nin uu af yaqaan loo geeyay uga samri la'yihiin?!

Share this post

Link to post
Share on other sites
On 5/23/2019 at 3:59 AM, gooni said:

 Qalbi Dhagax let alone the entire og clan baa idinka qiimo badan. Secondly, just bc we welcomed your ungrateful refugees when your big mouthed leader was bombing you doesnt mean the land is yours. Ogadenia ( all nine states ) will always be lead by Ogaden because it is OUR land and that is a reality you destructive, treacherous  land looters who destroyed your country are gonna have to accept.  As for jaajusin it is you destructive savages who are the  jaajuusiin, you betrayed your country and its inhabitants, sold your sea and soon your land and you have the fingers to accuse us of being jaajusiin. You non og were the first to sell a somali land(NFD). You are all evil, traitors who do not deserve the kindness we have given you, I wish my tol  exterminated you all when you fled to our lands. Wax kale ood taqanaan oon xabad ka ahayn majirto. Go back to your country and fix it, you have imported enough of your moryaanimo into our lands.

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.