Sign in to follow this  
Che -Guevara

HOOYO

Recommended Posts

Markaan ku arko

Waan kaa maqsuudi lahaa

Muragadaan qabee

 

Hooyooy macaan

 

Muuqaagu wuu

Iga meyri lahaa

Dhibtaan soo maray

 

Hooyooy macaan

 

Intaan kaa maqnaay

Waa maaganoo

Manfac iyo hurdaba

Waa iska maanacee

 

Hooyooy macaan

 

Maama aragtidaa

Anigoo Maka iyo

Madiina tagay

Xajkii soo maray

Hooyooy

Magan Illaah

Markasta ahoow

 

Maamooy dhib aad

Igu soo martay

Miisaan xaq ah

Lama magi karo

Minaankaaga janada

Mowla' haka dhigo

 

Markaan ku arko waan

Maamuusi lahaa

Waad mudan tahay

 

Hooyooy macaan

 

Murti iyo amaan

Baan u marin lahaa

Ma huraankiiyeey

 

Hooyooy macaan

 

Dadka moogayaan

U maqashiin lahaa

Maalin iyo habeen

U macneeyn lahaa

 

Maama aragtidaa

Anigoo Maka iyo

Madiina tagay

Xajkii soo maray

Hooyooy

Magan Illaah

Markasta ahoow

 

Maamooy dhib aa

Iga soo martay

Miisaan xaq ah

Lama magi karo

Minaankaaga janada

Mowla' haka dhigo

 

Markaan ku arko waan

Maamuusi lahaa

Waad mudan tahay

 

Hooyooy macaan

 

Heestana waa tanaa, oo uu qaado Hanuuniye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pacifist   

This song always makes me teary eyed. Their is no one like Hooyo.

 

 

Maama aragtidaa

Anigoo Maka iyo

Madiina tagay

Xajkii soo maray

Hooyooy

Magan Illaah

Markasta ahoow

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this