Sign in to follow this  
Krupt33

SOMALIS ON STRIKE

Recommended Posts

Pacifist   

Salaam

Please just read my Signature ;)

 

oky not sure why my signature is not showing but here it is

 

Your life and my life flow into each other as waves flows into wave, and unless there is peace and joy and freedom for you, there can be no real peace or joy or freedom for me.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Wiilo, too friendly aa tahay adiga. Usbuucii halkoo mar xataa malaguugu kaco miyaa? You never wake up from the wrong side of the bed huh?

 

 

Suulashaada qalloocan ee aa dhahdey banooninyaa iga qallociyey aa iga qosliyey. Boondheere hadaa degganeed xaafadda manapoolio, nasiib buundo agteeda, Neero too la dhihi jirey aa tahay aan u maleenaa. Shartaada allah na mootiyo lool. Waa ka cabsan jirney as kids lol.

 

Just kidding ;) Aadaa bulsho u tahay. Adiga camal nin inaa noqoto aa kugu fiicneed si aa iyaga lee ugu biirto si fiican. Wiilo la baxoow wiil makaa dhigeyso lol. Gabar wiilo la dhahana darisaan xamar, Madiino mar dambe ku eheen. Haddana SOL adaa ila joogo. Cajiib yaah?

 

 

Dacawo/Shehera/Legend

 

You are all welcome. That is Minneapolis Daily Newspaper where any important information regarding Somalis can be found.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Originally posted by Xoogsade:

Wiilo, too friendly aa tahay adiga. Usbuucii halkoo mar xataa malaguugu kaco miyaa? You never wake up from the wrong side of the bed huh?

 

 

Suulashaada qalloocan ee aa dhahdey banooninyaa iga qallociyey aa iga qosliyey. Boondheere hadaa degganeed xaafadda manapoolio, nasiib buundo agteeda, Neero too la dhihi jirey aa tahay aan u maleenaa. Shartaada allah na mootiyo lool. Waa ka cabsan jirney as kids lol.

 

Just kidding
;)
Aadaa bulsho u tahay. Adiga camal nin inaa noqoto aa kugu fiicneed si aa iyaga lee ugu biirto si fiican. Wiilo la baxoow wiil makaa dhigeyso lol. Gabar wiilo la dhahana darisaan xamar, Madiino mar dambe ku eheen. Haddana SOL adaa ila joogo. Cajiib yaah?

 

 

Dacawo/Shehera/Legend

 

You are all welcome. That is Minneapolis Daily Newspaper where any important information regarding Somalis can be found.

First Xoogsade I never wake up from the wrong side of the bed. Secondly brotha, sheekaad keentay, Ciyaal Madiina huhhhhhhh, ka cabso, waxaa tahay miyaa kuwii midiyaha iyo ulaha dadka u dhici jiray [waa kaftan intaa] waraa aniga waxaa ahay ciyaal xamar [the originals] mi ihi ku kuwa sheegto [adiga camal] waa run magaca wiilo igama dhigaayo "Wiil" balse waa neynaasteyda "Huunno" Aboowe waa run inaan cayaari jiray "Banooni" balse hadda waayeel aan noqday marka macayaaro. Runtii waxaan ahay qof aad iyo aad u kaftan badan marka walaalkey ha iga xumaan haddii aan kula kaftamo once & while. Wallaali si haddii loo fiiriyo adigaba igama yaraysatid. brotha ciyaal Reer Madiino badankood waa sheegtaan in ay Madiino ka yimaadeen, ee ma iga hubtaa inaad Reer Madiino tahay, [i mean the originals]oo aad aheyn kuwa iska sheegto. Anywayz, gacmo furan iyo wiji jiran ku soo dhawaaw (kaftan again) Walaakey waan isla joognaa inta aad ila kaftamaysid saaxiibo aan nahay, inta kalena sxbo ma nihin, u know what i mean! Anywayz, walaalkiis xaalku waa sidaa ii soo dhawaaw, "Qaxwo" Qaraar iyo "Moos bukooni" maan ku siiyaa mise, "Xalwo-Saabuuni" walaalkiis kii jeceshahay ii sheeglee waa heleysaa.......Lol :D Horayna waan kuugu sheegay Gacmo Furan iyo Waji Xiran.......Lol ;)

 

Waa Wiilo oo ku leh walaal soo dhawaaw..

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Wiilo, lool, hey, kaftanka caadi waaye. Anigaa jecel inaa iska gaabsado forumka oo qof walba afka la gelin haddaa lacalla is dhahdey xoogsade waa aamusan yahay ama ma baxbaxno. I am trying hard not to be ME really lool. Laakiin adiga camal ma ihi, trobo hadal. Aadaa u furfuran tahay. Anigaaba la iga dacwoonaayey qof iga daranaanba arkey :eek:

 

Reer madiino rasmi ma ihi, labo sano camalaan degganeen xanaanada xoolaha, saldhigga boliiska galbeed agtiisa INTAAN lagu soo kala cararin meesha. Too bad, two years doesn't make me rasmi haye?

 

 

Xaafadeyda rasmiga Boondheere waaye dhinaca manapolio agteeda, Laanta Boondheere, degmada haku qaldin yaah kistoo duqnimaa sheegataye lol. DEGMO iyo Laan waa kala yihiin.

 

Maka heshey anigoo koyto camal u hadlaayo inaan kuu kala sheeg sheego degmo iyo laanta wexey kala yihiin?

 

 

Btw, Maxaa i dhahdey sheegad aa tahay? Hada taasaanba la yaabanahay lol.

 

 

P.S. Duqnimada adiga keligaa ma ahan meeshaan. Hal ciraa dhakada iiga taallo nooh :D I hope that qualifies me as DUQ too. Waana ku mahadsan tahay marti soorka fiican. Thanks Abaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Walaalkiis marka hore waad mahadsantahya 100% marka xigana runtii aad ayaad iiga qoslisay sxb.

 

"Xaafadeyda rasmiga Boondheere waaye dhinaca manapolio agteeda, Laanta Boondheere, degmada haku qaldin yaah kistoo duqnimaa sheegataye lol. DEGMO iyo Laan waa kala yihiin."

 

Walaalkiis waan kala aqaan "Degmo" iyo "Laan" balse adiga waxaad mooday maadaama aan ku iri "Duq" aan ahay waxaad ii mooday miyaa in aan kala garan waayo Dagno & Laan. Saaxiib anigaba Xaafadaada kama dheeri ee Daris aan aheyn, waxaanba u maleynayaa Gabadhii aad sheegaysay in aan ahay.

 

P.S. Xoogsade haddii ay "Cirro" dhakada kaaga taallo, yeah ur definitely quelified "Duq" category........Well, walaalkiis waan is maqalnaa haddii Allaah yiraahdo, and happy Ramadan to u wherever u are.

 

Wabillaahi Towfiiq:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

"Wiilo, haye hee Abaayo, Meesha ka wad Dabeecadda fiican. And Thanks. Dadka adigoo kale faro ku tiris waaye hadda".

 

Ooooooooh, thank u walaalkiis, meel kasta oo aad joogdid. P.S. I never said that u r old, ama halka ciro aa duq kaa dhigeyso, sikastaba ha'ahaatee "Yaraani" majirto baa filayaa. ;) Walaalkiis Qeyr ayaan kuu rajeynayaa iyo waliba Ramadaan Wanaagsan :D

 

Wabillaahi Towfiiq:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Wiilo, Hadda waaba ka noqdey cirradii halka xabbo eheed oo aan sheegtey. Suuqa armeyba iga xirtaa oo la ii maleeyaa odey Duqoobey oo meelahaan ka qaraabanaayo? lol.

 

Waa aarsanaayey markaan ku dhahay ha isku Qaldin degmo iyo Laanta ;) Qof xamar degganaa oo labadaas isku qaldaayo ma jiro, ee waxaan rabey inaan kaa guto "Sheegashada" aa i dhahdey amaa sheegad tahay nooh :D Sorry yaah, Duq uma hadal ekid.

 

Hey, Ma u maleynaayi inaa Wiiladaas tahay, Shibbane aan hadlineey eheed gabadhaas. Leego meel la dhahana wey ka timid markii oo reer xamar rasmi ah ma aheyn, So that rules you OUT big time I guess. Relax Yaah? Kuma Aqaanno lol.

 

Wiilo, haye hee Abaayo, Meesha ka wad Dabeecadda fiican. And Thanks. Dadka adigoo kale faro ku tiris waaye hadda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this