Sign in to follow this  
Som@li

Fake Products of Lasqoray Tuna hit the market.

Recommended Posts

Som@li   

Laasqoray: Naqshadda Kalluunkeena Waa la Xaday

 

Maamulka Warshadda Kalluunka ee Laasqoray wuxuu sheegay in warshad ku taalla dalka Thailand ay adeegsato naqshadda kalluunkooda.

 

Abdulkadir Nunow | Washington, DC. Jimco, 01 October 2010

Wadaag

 

Maamulka Warshadda Kalluunka ee degmada Laasqoray ayaa sheegay in warshad ku taalla dalka Thailand ay si sharci darro ah u isticmaasho naqshadda u gaarka ah kalluunka ay qasacadeeyaan.

 

Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi oo u warramay VOA-da ayaa sheegay in magaalada Nairobi ay ku arkeen kalluun lagu naqshadeeyay naqshadda ay gaarka u leeyihiin, wuxuuna sheegay in qasaca kalluunkaasi uu xagga hoose kaga qoran yahay Thailand.

 

Maxamed Cabdullaahi ayaa sheegay in arrintani looga gol leeyahay in wax lagu majaxaabiyo sumcadda wax soo saarkooda iyo shaqao abuurista ay u sameeyeen Soomaali badan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this