Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasaaradda Arimaha Dibadda (DFS) oo difaaacdey Waxqabadka Midawga Yurub ee Soomaaliya.

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN):–Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in Mashaariic badan oo wax ku’ool ah uu Midawga Yurub ka Fuliyey Soomaaliya.

Wasiir Cawad ayaa Carabaabay in ay Midawga Yurub Soomaaliya ka Hirgaliyeen Iskuullo Waxbarasho, Wadooyin, iyo Ceelal Biyood, islamarkana ay Wadaan Dadaallo kale oo lagu dhisayo Dalka.

Sidoo Kale waxaa uu Hoosta ka xariiqay Wasiirka Arimaha Dibadda in ay Dowladdiisa ka taageeran Kabidda Miisaaniyadda Dhaqaallaha iyo Arimaha Amniga.

Hadalka  Wasiirka ayaa imaanaya xili Shalay uu Magaaladda Muqdisho uga qayb galay Munaasabad Lagu Xusayey Markii la aasaasay Midawga Yurub.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this