Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Oo Kulan Xasaasi Ah La Qaatay Mas’uuliyiinta Beeshiisa Ee Xilalka Haya Somaliland Oo Baadhis Musuq-Maasuq Uu Ku Wado Hanti-dhawrka Guud

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa maanta kulan albaabadu u xidhnayeen Xafiiskiisa Kula Qaatay Siyaasiinta xilalka ka haya Somaliland ay isku beesha yihiin.

Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-indho oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland, isagoo ka ladlayay kulan maanta aqalka baarlamaanka Somaliland ku dhex maray, guddoomiyaha golaha wakiillada Baashe Maxamed Faarax, wasiirka gaashaandhigga Ciise Axmed Xawar, wasiirka hawlaha guud Cabdirashiid Ducaale Qambi iyo wasiirka biyaha Saleebaan Cali Koorre, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this