Sign in to follow this  
nuune

WHAT IS YOUR DOOKH?

Recommended Posts

Qac Qaac   

hey caramel & Nuune, most of the ppl, here, feebaro ayaa wada heeso hayye, ALAABTA, qof walba intaas uu lee ka hadlaa, waraa kulligiin masaajid ka isgeeya oo koo ama too lasoobaxa, waan ujeeda in ay jiq idinku tahay all of u.

 

Caramel iyaah, what did u say, waad foolxuntahay aah, ha nixin lee marka aad i aragtid, hana dhihin, XAASHA LILLAAHI MAA HADAA ILLA MALAKUN.

 

Kaaha, did u see him yet, that special man with your Dookh.

 

Nuune, waraa ha iga waalin, hana ihaleen, single mothers aad ku laahaa, qashiin kaa tahay cun, single mother, hadday qoorsagaaro kuqabato malaga fakan karo, too exprienced, ani too aan waabsado aan ubaahnahay.

 

Caramel, afcarabiga waan fahmay, dookhaaga nin aan soomali ahayn maba yeelan karo hayye, nuune adi beezaani aan ku maleen jiray, gabadha fahan nooh, qashiin yoho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalixa   

ok this stuff is R rated lol

i thing i have no dookh other than

DIIN and of course intellect. Beauty and height soon fades away.

And iam sure you wouldn't care about that when you are 60, would you all?

 

Athena yaakhi adii naga dhaaf waxa these ppl are too slow, don't explain further. smile.gif

 

This reminds me, by the way, a certain friend of mine's dooq. He likes to look at Jameekaan girls on certain places on the lower body. Markaa dhahdid wajigaas see ku fiirinee hee, he would say, "Nah, don't worry; you can put barkin on the face anytime. That takes care of it."

MM, that is not funny redface.gif - if that was your sister you wouldn't laugh would you?. Please lets give respect to all human beings afterall you are laughing at ALLAH's creation.

Share this post


Link to post
Share on other sites

loool @ Qac Qaac waraa is cajibisay haye? samada aad ku socotaa walaahi. magaceyga sida aan u hubo aan u hubaa adi iyo nuune inaad dooqeyga soo gaari karin.

 

waraa nuune, su'aal - su'aal haku jawaabin mafahantay. ani waa cadeystay waxeyga waa fahantay nooh, marka adi bada isa soo dhig. waxaa dhici karto inaad meeshaan (SOL) aad ka heshit gabar kuu furto buuga naxariista marka atoore, ha iska cunin jaaniska. waad u jeedaa in ey albaabaha kuu furfurmooyiin.

 

waraada garab tuujiye aaway?

 

athena - meelkale oo "alaab" la dhaho maa jirto oo ey shacabka soomaaliyeed ka war qabin? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

From Athena

waa inuu sedex shey u weyn yahay:

> dhererka

> xabka

> alaabta

What's the big deal about "Alaabta"? She stated literaly what she meant and majority of peepz responded as if they have never heard bout it...C'moon let us be realistic....

 

That was ma peice of advice to peepz..

 

Now ma dhooq would be as follows:

 

1. waa in ay indhoole tahay.

2. waa in ay af-weyn leedahay (so she can swallow it)

3. waa in ay dib weyn leedahay na..........

 

 

Peace

Love &

Unity

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

waraa meesha way ka soo dartay, SWALLOW IYO waxaan aa maqlayo waa maxay. bisinka, gabdha saas ha ka nixinin, wusqaan yaho.

 

Caramel, qofta numberka iska soo dhiibhee, aan Nuune u dhiibe, runta sheeg, maxaa Garab uraadinaysaa asaga miyaa dookhaaga, aan u sheege duqa. soo da daji warka ok. gabar yahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Dalaq Kulahaa..Iyaah..

 

Waraa nuune waa ka helay meeshaan..tabakaayo mac aa furtay kaabe.

 

QQ lol..gabar faruuran ciyaal biijo leh ee kusiinee iska jir. ciyaalkaaga ilaaa ee 40 ka gaarayaan waa dhareerayaan runtii..lol..

 

Athena yarta waa kaa baqay..wax buuxis aa ka heshaa yaah..lol..khalbiga in laguu buuxsho buursada gacanta laguu buuxsho iyo meelaha kalena la buuxsho...lol..aleero maa iska dhahdi ani buuxiye aan rabaa..lol..finka cuudu bilaah.lol

 

Ck somalida qaar aa saliid macsaro cabto iyo qubana cuno. meel kaste a iska waaweyn..ciyaal ugaali iyo ciyaal basto aan u kala baxnaa..meeshaa jeceshahay.

 

Ani sadex lee ka rabaa gabar..

 

1.Qalbi fiican (daacadnimo)

2.Beauty ( quruxleey kala xiran, jaga bagac oo baceesan as they say in jabootyland)

3.caqli ( gabar fariid ah ayaa dhaqata reerkeeda)

 

hala has lee..intakale waa lahabeen karaa like sida uu MMA dhahay..

 

wara qac'qac dhibaatada ku heysato waa dooq la'aanta ...waqtigaan aa rabtaa in aa dhashid ciyaal kuusan oo dharer badan..

 

warkaas iga waal aa la'dhahaa..lol

 

waraa nagu kala wadaa ... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

hush! all ya, lets not turn our good forums in to cybersex.I look forward to read people posting everyday but not gabbage like this.

Where did the morality go?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

CK abaayo i'm back xoogaa leersasho aan doontay nooh..hawa gadis nooh..

 

But i'm back yaa kaa laad laado ii sheeg aan kaa fujiyee.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by garab tuujiye:

Athena yarta waa kaa baqay..wax buuxis aa ka heshaa yaah..lol..khalbiga in laguu buuxsho buursada gacanta laguu buuxsho iyo meelaha kalena la buuxsho...lol..aleero maa iska dhahdi ani buuxiye aan rabaa..lol..finka cuudu bilaah.lol

Is it me or do all ur posts shriek of pervertedness? . I shall continue to ignore ur simple mindedness.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

:cool:

 

Yarta atheeeeeena cadee ani maku kashifin adaa is kashifay lol...qarxis.com aa la dhahaa alaab taas...alaab dhaqoo hadii ka hadli laheed haa laakiinii waxaa ka hadashay alaab culus oo laga qeeliyey..

 

Wiligaa i egnore garee geed yahee socodkeeda aad u qabtid geberimaanyo jiis ah :D:D:D

 

Athena ha ubixin abaayo iska bashaal alaab noocaa jeceshahayna ilaahey hakuu sahlo.. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

stoic, nin oday ah baad tahay. and we should respect u.

 

Garab, dagaal aad horay ka biloowday hayye. looooooooool. buuxis kulahaa.

 

antenna raali ka ahoow kan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this