Saalax

Dahabshiil (Dhiigshiil) feels the heat after Aljazeera documentary exposure

Recommended Posts

"Dahabshiil Group strongly refutes the false allegations made against it by Al Jazeera Arabic television. The broadcast consisted of a number of false allegations, which have been comprehensively discredited, as well as other accusations of political involvement which appear to have been invented for geopolitical reasons. Dahabshiil is a private, global business and is not in any way affiliated with any political groupings or governments. Our only purpose is to offer good service to customers and make returns for our shareholders.Dahabshiil was not given a right of reply before Al Jazeera’s report and a simple call to us would have enabled the numerous errors in the broadcast to have been avoided. We call on Al Jazeera to retract their baseless claims and remove this information from the public domain. For complete information on Dahabshiil Group, visit https://dahabshiil.com Follow #DahabshillGroup on Facebook and Twitter."

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

What is the accusation? I can't watch the clip, plus my Carabi needs to be dusted off.

 

He facilitated the transfer of Berbera port to DP World and a lot of other corruptions. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Siilaanyo nin gabow la hurduu ahaa u malayn maayo inuu wax ka ogaa dilaaliinta iyo wax lakala macaashayay midna.

Share this post


Link to post
Share on other sites
3 hours ago, gooni said:

Siilaanyo nin gabow la hurduu ahaa u malayn maayo inuu wax ka ogaa dilaaliinta iyo wax lakala macaashayay midna.

 

Even  his wife was involved in it and son in law.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Barnaamikaan Al- jazira, markii lasoo koobo ujeedkiisu waa dagaalka dekadaha.

Oo macnaheedu yahay sidii imaaraadku u kontorooli lahaa dekadaha geeska afrika si aysan u dhicin wax la tartama.

Arrinta kale oo muhiimkaa waxaa weyaan jabuuti waxay gabadha wariyaha waydiisay, su'aal muhiim ah oo ahayd.

Haddii shirkada imaaraadku idiin soo bandhigtay heshiis qoraal ah, oo ay ku taal 50 sano inaydaan waxba ka qaban karin dekadihiina, cid kalena heshiis la geli karin maxaad u saxiixdeen heshiiskaas markiisa horeba???

Jawaabtiisu waxay ahayd dawlada yar baanahay waana naloo hoos geliyay heshiiska, dib baan ka ogaanay inay ujeedku ahaa dalka iyo dadkaba in shirkad gacanta u gasho.

Khalad dawladu gasho wax sahlan ma'ahan aragtidayda gudi aqoonyahan, baarkamaan ilaa dawlad, madaxweyne see looga waayay qof garta khidadka meesha ku jira?!

Midaan snm iyo Eritrea imaaraadku waa boos celis uu doonayo inuu saldhig ka helo ayagana ku maaweeliyo mashruuc u badan dhar bixin iwm ama qawda maqashii.

Sababtuna waxaan ku qiyaasayaa madaxweynaha Eritrea waa nin aan laysku halyn karin oo go'aamo fudud, cid kaloo uu talo wadaag layahayna aduunka ma joogo.

Snm waa ilmo yar oo aan kursi fadhigiis qaban karin, waa gobol soomaaliya ka mida oo aan wali la aqoonsan sharciyad 30 sano iyo 50 sano midna ma heli karo

Boob iyo dhacna ma jirto dawlado u bareeri karta.

Dhanka koonfurta waxay ku leeyihiin cumalaa ama daba-dhilfyo u adeega, balse tooshka ku shidmay mid la damin karo ma'ahan joogista farmaajo iyo tagistiisaba.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead