Saalax

General Caare sends warning to Somaliland region and says they will side with Puntland region if clashes occur

Recommended Posts

DEG DEG:CAARRE OO DAGAALKII PUNTLAND & SOMALILAND KU BIIRAY & MUUSE BIIXI OO WADNAHA HAYA

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Generaal Said Awil Jaamac caare oo fariin usoo Direy Wasiirka Qooto Qootada ah Ee Gashaan Dhiga oo uu Hore Nolosha Ugu Qabtay Siina Daayey unasheegay Asaga inusan Usocon Cafisna ufidiyey sheegayna Marka Inusan rabin Isaga eerabay Inakaahin  Sarkaalka O hadalkiisa Siiwata Wuxuu Sheegay  Beesha Badhan inuusan Waxba ugaysnayn  Ayna isdajiyaaan wuxuu kalo iftiimiyey Sarkaalku In Uu umad Saomaliyed Ogoba dhex Joogo Ayna danbi ahayn Somali lajoogeedu  Sida Somalidu uwada joogto Ethiopia  Sarkalka oo Ciidamada lasoo dhoobay Badhana ubalan Qaadey inuu dulmiga Kasaaro Sarkaalku oo Wacadku kumaray ninki Wax islahaya inu iskeeno badka Faysal bootaan Sheegay inuu Nolosha kuqabanayo Sidi Sadaam Hussein Nolosha Loogu Qabtay
 
 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
9 minutes ago, Barwaaqo said:

Intay ilkihii ka rideen bay Saqaf  ka dhacdhaya u galiyeen .

 

Is he your husband why do you care about his ilko. :D As the good general said "he doesn't believe in anything called fake Duriyaad"  and it is about political alliances and sub clan level.

Share this post


Link to post
Share on other sites
20 hours ago, Barwaaqo said:

Intay ilkihii ka rideen bay Saqaf  ka dhacdhaya u galiyeen .

Lool, Barwaaqooy, runtii Ishaad ka tuurtey, Inaadeer. But in all seriousness, don't worry about this Caare fellow. For we shall soon see what his bravado and bluster is actually made of it. And whether they will amount to so much of a hill of beans at all.

Particularly we will see that now that we have finally established a proper "military garrison", which is essentially "forward base of operation", that has a sufficient military strength in numbers, specifically, in and around Badhan area of Eastern Sanaag region.

And these Somaliland's forces (which are heavily mechanized contingents) can in turn directly and easily go to Qardho to settle account with him and with the cowardly pirates on a moment's notice.

Lets see whether the Pirates are brave enough to do anything to "egg-him-on" in his "anti-peace-agenda", directed at Somaliland, from this point onward. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland will not use him, will not even allow him there for long unless he is willing to go to the mountains and fight Shabab or he becomes unit of the Somalia army and fights Shabab.

Djibouti and Ethiopia will not be permitting to the extent they can pressure, to start anything of war in the region.

To the extent they can prevent, Djibouti and Ethiopia will not allow Somaliland and Puntland to go at it. That is a no no. Easy to start but can develop to unstoppable and then the whole region economy, livelihood and basically life can end in great disaster.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Si fiican buu hadlay.

Una malayn maayo beelaha "badhan"inay la kala safanayaan "rag" is haya, ama ay godob ka galayaan kuway is ood xigaan dhaqankoodu waa qadiim aad u sareeya.

Balse kii ay wasiir u bixiyaan  wuxuu doono ha sheego waa nin mushaar qaata.

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 hours ago, gooni said:

Una malayn maayo beelaha "badhan"inay la kala safanayaan "rag" is haya, ama ay godob ka galayaan kuway is ood xigaan dhaqankoodu waa qadiim aad u sareeya.

Balse kii ay wasiir u bixiyaan  wuxuu doono ha sheego waa nin mushaar qaata

In aanad waxba ka aqaoon "Reer-Badhan" iyo kuwa ay is-degaan xigaan oo ah HY-Bari ayaa naxliga aad soo matagtey ka muuqata, Jaale.

Sababta oo ah, "reer Badhan" waa u sheegeen "daydaygan" wareersan ee dhulkooda kusoo dhuunta in aan looga baahneyn dhulkooda in uu yimaado oo uu mar dambe ku soo noqdo.

Talabaad, reerka uu ka dhashay ee HY-bari, (xataa ku dar ardaagiisa Sacad-Yonis) waa ay u sheegeen in aanu dhulka iman karin oo aanu degaankooda dagi karin.

Waana waxa uu Qardho ugu dhuumanayo ee uu u joogi kari waayey taako ka mid ah dhulka reerkiisu dego ee Sanaagta-galbeed ah, sida Ceel-Afweyn iyo tuulooyinka ku teedsan oo beeshiisu degto.

Sidaa-daraateed, "Reerka-Badhan-lehi" waa og yihiin in "M-Ooryaan-baxsad-ahi" aanu matalin reerka ay "Ood-wadaaga" ay yihiin ee HY-Bari. Waana waxa ay u yidhaahdeen ha soo noqon.

Markaas, Jaalow, u sheeg "Reerka Dha-bayaco" layidhaahdo ee door-bidey in ay ku "magan" galiyaan "M-Ooryaankan daydayga" ah degmadooda Qardho in halkaas laysugu imanayo. Oo laysla soo dhaafayo Badhan iyo agagaarkeeda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 hours ago, gooni said:

Si fiican buu hadlay.

Una malayn maayo beelaha "badhan"inay la kala safanayaan "rag" is haya, ama ay godob ka galayaan kuway is ood xigaan dhaqankoodu waa qadiim aad u sareeya.

Balse kii ay wasiir u bixiyaan  wuxuu doono ha sheego waa nin mushaar qaata.

 

Wa siida ariintu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Create an account or sign in to comment

You need to be a member in order to leave a comment

Create an account

Sign up for a new account in our community. It's easy!

Register a new account

Sign in

Already have an account? Sign in here.

Sign In Now