Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Wajigiisii Sadexaad ee Barnaamijka Horumarinta Cilmiga.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweyneku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Sayici) ayaa maanta ka qayb galay barnaamijka horumrinta cilmiga wajigiisii saddexaad oo maanta ka furmay magaaladda Hargaysa.

53236123_2061857590594750_71022937575962


Madaxweyne ku-xigeenka ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay in la tayeeyo, korna loo qaado waxbarashadda Somaliland, waxaanu kula dar-daarmay wasaaradda Waxbarashadda iyo Saynisku inay laban-laabto dadaaladda lagu doonaayo in tacliinta la gaadhsiiso guri kasta.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this