Sign in to follow this  
Deeq A.

Ilhaan Cumar Oo Dil Loogu Hanjabay Iyo Hay’adda FBI-da Maraykanka Oo Baadhaysa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Washington)-Hay’adda FBI-da Maraykanka waxay sheegtay inay ku raad-joogaan qoraal Hanjabaad iyo Nacayb ka muuqdo oo loogu hanjabayo ” In Ilhaan Cumar la dili doono “

ilhan-omar.jpg

FBI-da waxay sheegeen in qoraalka hanjabaadda lagu qoray derbiga suulli ku yaalla kaalin shidaal, isla markaana ay baaritaan ku hayaan nin lagu magacaabo Barayn Raynis oo lagu tuhunsan yahay inuu qoray farriintaasi.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this