Sign in to follow this  
Deeq A.

Galmudug oo beenisay in dagaal uu ka dhacay Cadaado

Recommended Posts

Deeq A.   

Cadaado (SMN) – Xaaladda magaalada Cadaado ee xarunta baarlamaanka Galmudug ayaa saaka dagan, kadib markii xalay ay la wareegeen ciidamo ka tirsan kuwa nabad sugida maamulkaasi.

Guddoomiye ku xigeenka Cadaado Nuur Yarow Xeyle (Shaarba Cade) oo wareysi gaar ah siiyay Shabelle ayaa beeniyay in dagaal uu ka dhacay degmadaasi.

Waxaana uu tilmaamay in odayaasha dhaqanka iyo maamulku ay ku qanciyeen maleeshiyaad ku sugnaa xarunta madaxtooyada in ay ka baxaan, laguna guuleystay, kadibna ay la wareegeen ciidamada nabad sugida maamulka Galmudug.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/03/wareesi-gudoomiye-kuxugeynka-caado-nuur-yarow-xeele-shaarba-cade.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this