Dalmar1

Foreign Minister Cawad blames PM Kheire for the Kenya Fiasco as he complains to western diplomats of UN/EU and USA

Recommended Posts

Dalmar1   

image.png.1ae05e16928258572964c4fbb252659c.png

 

Wasiirka Arimaha Dibada iyo Iskaashiga caalamiga ee Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawadoo caawa  khadka taleefanka kula  hadlay qaar ka mida Diblomaasiyiinta reer Galbeedka ee u fadhida Soomaaliya oo wado da’daalo lagu xakameynayo colaada siyaasadeed ee soo kala dhexgashay labada dal ee Kenya iyo Soomaaliya ayaa sheegay in Dowlada Kenya ay  ku qaldan tahay talaabada ay qaaday sadaxdii maalin ee la soo dhaafay.

Wasiirka ayaa dhanka kale eed dusha kala kordhacay RW Kheyre  waxa uu yiri “waxaa iska cad in Xassan Cali Kheyre uu heshiis hoose uu la galay dowlada Kenya ama uu balan uu u sameeyay laakiin aanan shacabka Soomaaliyeed iyo aniga oo wasiirkii ah aanan war u haynin”. Waxa uu intaas ku daray “ilaa iyo hadda RW Kheyre uma uusan sheegin aniga iyo guud ahaanba golaha Wasiirada arimihii uu kala soo hadlay MW Uhuru, sidee baan xal u keeni karaa hadii aananba war u haynin arimihii labad dhibac ka wada hadleen”.

Waxaan shaki ku jirin in hadalka wasiirka uu sii adkeyn doono in Dowlada Soomaaliya qaadato argati mideysan oo ku aadan xaalada cakiran ee u dhaxeeyso labada dowladood.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.