Sign in to follow this  
Haaruun

Guess Who's Back????

Recommended Posts

Salaan...

 

Haaruun, soo dhawoow yaqeey saxiiboow. Sheeko maaku dhaaftey maa dhahee. Ar maka hadli kari.

 

Barakfii inkaarnaa daraad da'aayi suu ii galey lee. Maan. Anoo Albiyoon iyo Fiinj isku xarfaaninaayo oo too ;) u socdo, fatuuro kuuseydii xumeyd baraf dalaq ma ii dhihinoo, oo waaku taraaraxaa mee dhahday. Koow. Yaaka bixinaayo bo barafka. Anigii waa sanifaa maa dhahay mise... :mad: Shaatigii fitishaariga iyo surwaalkii biigadda oo tabacaaradda aa igu ogeyd oo isku xarfaani is dhahaayi waa fashaqmay miyaa. Lama. Dhaxan koolba aaryo waa ka buuxsamey. Sadex. Ar ha isoo xasuusin hadii Ilaahey taqaanid saxiiboow. redface.gif

_______________

 

Macsalaama!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haaruun   

MMA, aniga lafteyda koolba aariyo aa xabadka iga geshey; Jimcadii dhaweyd anigoo Rexdale maraayo oo Mac Mac Maanka Xamarweyne u jeedo aan la kulmey habar somaliyeed oo 60sano jir ku qiyaasey...Faankii aa barafka ka galey, inyaataro ku tuur aa dhahey laa kiin gaarigeygu inyaataro ma qabo ay dhahdey....riixaay aa meesha ka dhacdey....koolba aariyadii i gashey, xalwadii macmacaankuna wey iga saari weysey.

 

Intaa yar mahee, sida kale kheyr......

MMA, wali ma soo fiirisey ceel-gaabta,,,Ku dhac isku dhaceyso aa ka buuxdaa la dhahey.

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Macalin   

LOOOL..waraada labadiina wallahi wax baa inga qaldan wallahi..maxaa labadiina kilex maa kajooga toronow?..wah maxay filinkaan aa noo jileesiin lamadiina?

 

MMA...fatuura kuuseydaas oon jirin oo mirirka dilay(ileen waa ogtahay meeshas baaburta mirir aa nafta ka saaree)..aaba qaadate adoo kaas maaya usocda?..its good inuu barafkaas walax kuu gaarsii hadii kala waaba na ceeben laheed..lol

 

Haruun loool..maxaa dhahday?..VANKA inyaatra maleh aa?..lol..see baarkinka uga baxde?..mise U-turn aa suubise?..lol..waraa wax maskaxda galay noo sheeg..lol..speakin of baraf!..theres one coming caawo to the sourthern usa(ka warama hee!)..ilahoow jiir iga dhig..lol

 

Anyways wax kudhaafay maleh..meeshan aa doora camal u jareenoya aniga..lol..welc back.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Iffah   

Lool@ you two.

Koolba aaryo kula haa.. you should've dressed more appropriately for this insane weather..I guess now you two learned a lesson: Always be prepared for winter..and don't leave home without your ow-cumar LOL.. even if you're driving! :D

 

btw, Welcome back Haaruun... you've been missed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Haaruun,sxb intee ka dhacdaybo,baadi goob leen ku jiray,shurbaysi maa billoowday,anyway MMA aa kaa dharjiyay sheeko naxariis daro ah,waraa anba qaboow aa igalay, qandho bas leeba aheed laakiin kaniini kaabsool iyo baanadool hoo aa la iyiri marrabo aan dhahay laba saac kadib waa roonaaday,

 

anyway,soon next week am heading off to nayroobi so am gona miss most of the nomads,CIID WAYNTA xaggaan ku ciidaa.

 

you know waxaan u kululahay caano geel,markiin tago sidiin iskugu wado waxaan rabaa inuu afuufoow igu dhaco,

 

welcome back haaruun

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this