Sign in to follow this  
Tuujiye

Ragu waa kala sheeko shukaansi ileen!!

Recommended Posts

Tuujiye   

Calaashaan nin kaste markuu ka sheekeynaayo gabar uu bartay ama ka helay, si oo kala gaar ah bee ugaga sheekey yaan ileen....

 

Haduu yahay kuwa jaadka ruuga si gaar ah bee uaga hadlaan gabdhaha. ex.. " waraa qoftoo waxaan arkaya maanta oo fresh ah nooh" " inta kore ee u maceed sidii laanta camal yaaqee, qurux hala hoosena wee ka adkeed oo waxaad u qabtaa in ee u dheereed" calaashaan naagtii dhan laan jaad camal ee u sharaxeen lol...

 

Hadii uu yahay ciyaal banoonina waa sidaan.. ex.. " waraa maanta qoftoo aa kuwatare waale ugu noqotay nooh difaaca aduunka" "war qoftaan difaaceeda maldiina waa ka darnaa ka waran, Aniga waa i taaqaan noovaha shukaansiga iyo jiidjiidka in aanahay oo qoftaan bulasiyoone iyo rigoore kaste ku gantay nooh....Maxee kutaal hee aaaqirkii amaan korees intaan salaxday aan teesto ugaga dhashay hee iyaaaaaaaaaaaah!! Abaa qofta ilaahada wexee ii qabtaa in aan ahay diyeeshaha jaceelka nooh!!" loool...

 

I mean nin kaste sida uu kunool yahay buu u sheekeeyaa waxkaste hadee noqoto...

 

so yaa kale oo waxaan ila arkay.... MMA iyo Nuune I know waa ogtihiin waxaan ka hadlaayo lol...

 

 

Wareer Badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

bulasiyoone iyo rigoore kaste ku gantay nooh...

Mayee, shaafto lagu dilay ninkaas iyo xabad xabad gool loogu dhaliye.

 

Haye, Tuujiyaha, adi nooba haddaa ahayn, oo diyeeshe ahayn, oo difaacii dhexda ee jiinkuwahana ahayn, intee ka ciyaartaa hee ciyaarta shukaansiga? Taree geeska mise duwe geeska kale? Maya, sate iyo ote oo weearar iyo difaac ah isku wadaa dheh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

loool waraa aniga difoosaha ama fanska lee ahay.. bajaqda iyada ha ii hadasho aniga waa camiraa lee lol...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this