Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’isilwasaare Kheyre oo Booqday Tiyaatarka

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’isilwasaaraha Xuukumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Murtida iyo madadaalada ee Muqdisho.

Xasan Cali Kheyre ayaa kormeerkiisa ugu guurgalayay qaabka ay u socoto dhismaha iskaa wax u qabsada lagu dhisayo ee Tiyaatarka .

Ra’isilwasaaraha ayaa bogaadiyay howlaha qaran ee halkaasi ka socdo isaga oo ku baaqay in la sii labo jibaaro.

Qaraxyo qasaare geeystay ayaa dhowaan lagu weeraray meel aan ka fogeeyn xarunta tiyaatarka Muqdisho oo dad badan ay ku dhinteen.

2-70.jpg?resize=640%2C480&ssl=1

1-73.jpg?resize=640%2C480&ssl=14-54.jpg?resize=640%2C480&ssl=1

3-65.jpg?resize=640%2C480&ssl=1

5-39.jpg?resize=640%2C480&ssl=1

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho 

The post Ra’isilwasaare Kheyre oo Booqday Tiyaatarka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this