Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Khadiija Kuwait “Madaxda Jubbaland Ayaa Caburin Nagu Haysa” (Dhageyso)

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Jubbaland ayaa ku eedeysan madaxda maamulkaasi caburin ay ku hayaan xildhibaannada.

Xildhibaan Khadiija Kuwait oo la hadashay Goobjoog ayaa sheegtay in madaxda Jubbaland ay sidoo kale dastuur aanu baarlamaankooda ogeyn sameyeen.

Khadiija ayaa sheegtay iney kasoo carartay magaalada Kismaayo, islamarkaana Muqdisho u timid si iyada iyo xildhibaanno kale si ay garab uga helaan xukuumadda.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/12/WAREYSI-XILDHIBAAN-KHADIIJA-JUBBALAND-2.mp3

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this