Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Khasaaraha Ka Dhashay Dagaallo Ka Socda Hiiraan Oo Kordhay

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa sii kordhaya khasaaraha nafeed ee ka dhashay dagaal beeleed ka socda deegaanka Dudun Cad ee hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Maxamed Cabdi Cawaale, guddoomiyaha degmada Maxaas oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay in dagaalladan ay yihiin kuwo soo noqd noqday 48-kii saac ee lasoo dhaafay.

Waxaa ku dhintey in ka badan 10 qof, iyadoo dhaawacana uu intaasi ka badan yahay, waxaana weli taagan xiisadda Labada dhinac.

Guddoomiyaha Maxaas ayaa ku baaqay in cid walbo oo joojin karta dagaalladaasi u istaagaan joojintooda, xaaladdana la qaboojiyo.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/12/Wareysiga-Gudomiyaha-Maxaad-Baaqa-dagaal-beeleed-dhacay-Sabti-22-12-2018-by-ziyaad-.mp3

Goobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this