Barwaaqo

Xildhibaanno kashifay Lacag uu Farmaajo Somaliland ku Burburinayo

Recommended Posts

gooni   

Wax khalad ah kuma jirto aragtidayda, inuu haddii xoog waayo xeelad lala yimaado ama dhaqaale ha isticmaalo ama wacyi gellin ha sameeyo hadafka ugu dambeeyaa waa in la helaa dal soomaaliyeed oo xuduudkiisa iyo calankiisu mid yahay

Isku day kastaa, guul iyo fashilba way ka dambeeyaan kama horeeyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

What a waste of money!!! By the time Mr Cheese is booted out of the Bantu bunker, he will have spent well over hundred million dollars and years of effort to undermine Somaliland but will have absolutely nothing to show for it. By the looks of it he hasn't moved Somaliland an inch. I guess if president Muuse Biixi retaliates with a fraction of that money, Mr Cheese will require many more battalions of Bantu mercenaries and EU funded armoured vehicles to go to his toilet 😊

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Warkaan marka ugu horaysa iska hubiya, hanfadonimo yaysan idin qaadin, walaalayaal.

Marka xigta haddii ayba dhacdo inuu dhaqaalo bixiyay waa tan waqoyi galbeed xaqa ugu lahayd jamhuuriyadda federaalka, si wax looga qabto abaaraha nabaad guurka gudniinka fircooniga ah iyo tahriibka dhalin yaradeenii la haray.

Mucaaradka koonfurta waxba lagama dhagaysto waa "Ri"madaxa dhari kula jirta, makala garanayaan meel dalku u socdo iyo waxa mucaarad wadaniyad leh macnihiisu yahay.

Waxa laysku hayo waa dhul soomaaliyeed oo xor ah taako ka mida waa ka qiimo badan yahay malyan qof, sababtoo ah dadku wuu dhashaa oo is dhalaa, lakiin dhulku ma dhasho ismana dhalo.

Adcaf al iimaan waa inuu farmaajo wax un isku dayaa wax badana wuu qaybtay runtiina waa daacad,sida la sheegayna daacadda baasto miirkaa biyo u celin kara.

Snm waa naf la caari dhagaxa iyo xunbadana way kala garan la'yihiin. 

Waxay dantu ku khasabtay inay odoyaasha oromada u ergoodaan si ay ugala hadlaan abey ahmed, bal inuu mar kaliya neefta ku dhaggan kasoo saaro ama casuumaad ha noqoto ama qof xafiiskii tigreegu ka guuray fariista ha usoo diro.

Snm caqligii waxaa ka qaaday qaadka hareerigaa marnaba xisaabtooda kuma jirto in oromadu soomaalida u taqaan hal qabiil,xasuuqooduna xaq yahay

Shalay bay shayd markay laynayeen mooyaale ka hor dadka waqooyiga kasoo jeeda, umusha xataa way ka dhakhso badan yihiin aragtidayda.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni  x abashida   iyo gaalamadowda  wa wax idinku wadatan anaga dhulkayagamajoogaan  ciidankooda ma isticmaalno. Xuduud banaga dhexeysa layidha the Somaliland Abyssinian border  fitmokkajahan jajaanka eeh aad nahorwadiid wa  ximaar farihisa kala aqoon  tigray afewerqi waka  u raxlayna  isagu jabuuti  dhulkaahaysto Somali iyo waxna waka  sheekeeynaya wa munafaq.

Bal weynu eegi  halku idingeeeyo ninkan  taaniga ugaandheeska ku  xaraysan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Xaji

Madaxweyne noocee ah yaad koonfurta la doonaysaan aragtidaada,bal sifooyinkiisa mid iyo labo ma noo sheegi kartaa adigoo mahadsan?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.