Sign in to follow this  
Tuujiye

Xarunta Ruwaayadaha (Riwaayadaha)

Recommended Posts

Tuujiye   

Meel kaste Music iyo heeso wadani ah ayaa noo dhegtiin.. is about time aan kistoo iska qosolno...

 

I'm a big fan of Mujaajilooyinka Somalida iyo kuwa afrikaanta kale...

 

Nimanka aan aad ugaga danbeeyo waxaa ka mid ah Oday Cabdule, Maki xaaji banaadir, Boon xirsi iyo Cabdi heybe...

 

 

sheeko hada kohor ku dhacday nin saaxiib kee aan aqaano ayaa aheed ruwaayad hore loo matalay lool... bal idinkaa fahmi doonee, daawasho (fiirsasho) wacan...

 

 

Gabartaa Qabtid aan rabaa..

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lool@ ma taan qabo ayaa donasa in aad arosatid

 

minanka ee isoo tilmaamtay..ma ta aan qabo...love that part..odeyga wuuba ka waalay looool

 

good riwayad even though I was kinda lost in some of the parts redface.gif

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Oday Cabdule maskiinka ilaahey ha u gargaaro oo dhibka heysto haka badbaadiyo...

 

Oday Cabdule.Part.1

 

 

lol@KK lool weerar la igu haayo lee hadaa ogaan laheed, ayuuto oo gurmad eh aa ii soodiri lahayd lol...

 

 

 

 

 

Wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

loooooool@ odeyga ma is aragteeen yaray ilaahay janada ha kugu ridee

ma aniga abahay maalin walba isla joogna

walahi maalin walba ma is ag fadhidiin.....

wax ma ku sheegay ..

wax uu ii sheegay ma leh...

muxu noo lug goynaya lug alle haka goyeee....looooooooooooooool

 

This guy is sooo funnnny. Lord have mercy...

 

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^I dont really watch somali riwayado...

 

bt this is one video that I can think of check it out,

 

Abdi Haybe

 

ma favourite part being " waan ku donana abahay baan kusoo shegeena" I guess he was suppose to say "abaha baan ka donaya" :D

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this