Sign in to follow this  
BOB

Somali Vs English.

Recommended Posts

Castro   

Try this one too:

 

Layligu kasha biyihiisa ku jiruu ka didaa.

 

Incidently, ten years ago this week, I challenged some nomads to collect 1000 proverbs on soc.culture.somalia. See our efforts here. I wonder what became of my proverb-possy. :(

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

^ Indeed it was. And I learned a few more words today. Dromedary is one of them.

 

I need to spend more time on these Somali poetry sites. I can't pass on a language that I know not. :(

 

G'nite.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Boobka, qooyeelaasha ayaaba isoo xasuusisay. Anaga saan aa u naqaanay, laakiin maadaama aad adig ciyaal Kismaayo tahay kuwa kalaa jiraa laga yaabaa. Saan anaga u kala kaseynay:

  • Boor dambas [greyga]
  • Sharax [madoow iyo cadaan isku jiro]
  • Baliil [wada cad]
  • Baal gaduud [garbaha ka gaduudan]
  • Uul [madoownimo dhaafay/tay]
Waxaan xasuustaa qooleey guryihii Afrikaan Filej [African Village] buuxi jiray, oo dad lahaan jirin. Maalin aan aadnay guriga habaryarteena oo meesha ku yaalay ayaan bac kusoo xaabinay. Caqli xumo meelba bacda maka daloolin, oo markii gurigii la imaaday, masaakiintii oo wada dhintay ayaa aragtay. Ciil iyo ka naxid. Proper burial aan u sameynay, oo "kafan" aa ku xirnay xataa. :D Ciyaal ciyaal iga dheh, waayo waayo.

 

Qooleey waa shimbir yaab ah, maxee waqti naga dhumisay. Maxaa dool tifnay intaa baaf u dhignay ku qabanay siriq ahaan, ka bacdina sacfaraan la mariye hadhoow dadkii lahaa see u kasin. I still loof qooleey. Fond memories.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Salaan...

 

  • Boor dambas [greyga]
  • Sharax [madoow iyo cadaan isku jiro]
Baliil [wada cad]
Baal gaduud [garbaha ka gaduudan]
Uul [madoownimo dhaafay/tay]

Abaa anagaba magacyadaas leen unaqaanay, waxaan xasuustaa macallinka dugsiga noo dhigi jiray wuxuu dhihi jiray Baliisha falxad waaye :D:D Falxad intee?

 

Abaa those were the days yaah...what a fun filled childhood we've had...Abaa Kushineeto ka waran? ciyaalnimo..Jinni aa nagu shaqeesan jiray, we always seemed to be busy with something..Abaa gabar iyo filinkaas maba la kaseenin nooh, aniga late aanba ka war helay inee wax gabar la dhaho ee jirto hadeeba kaaga macdahay :D:D Balooni aa waqti iga qaaday..dreaming to play for Kismayo one day :D:D maxaa balooni dheelaa Madfac leeba ka war helay iyo anigoo xero Qaxooti dhex taagan :D:D

 

Peace,Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Zafir:

MMA you forgot these:

 

Indho guluus

Magacaan waa igu cusubyahay...ii jilci adigoo lagu fahmeenin deriskana ee ku maqleenin nooh ;)

 

 

Peace,Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Saafir, waligeey ma maqlin indha galuus. Ma hubtaa?

 

I kinda like qooleey-style shukaansi. Very persistent, always endeavouring. He never eats, always pursuing her on his waq-waq-kurukukuu. Eventually, she gets tired of it, and sits down. 9517.gif

 

Humans should take a leaf from that qooleey-style shukaansi book. It bothers stalking, I agree; laakiinse runtii waa xariif qooleeyda. I still sometimes observe for minutes, always amazed this kinda of shukaansi. I think I better jot them down from now on, and eventually make it a researched paper. Al doobs out there, rejoice, this thorough researched paper will be published soon. 17116.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

 

Humans should take a leaf from that qooleey-style shukaansi book. It bothers stalking, I agree; laakiinse runtii waa xariif qooleeyda. I still sometimes observe for minutes, always amazed this kinda of shukaansi. I think I better jot them down from now on, and eventually make it a researched paper. Al doobs out there, rejoice, this thorough researched paper will be published soon.
17116.gif

Abaa there's nothing simple about Qooley style of shukaansi, waa aragtay wuxuu dhib maraayo iyo inta baal riig ka dhaceeso miskiinka iyo sidee iyadana u suureeneeso.. :D:D suuraba ileyn Qooleey aa lagasoo gaaray..

 

 

Peace,Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

:D

 

Ku dar dib jiid iyo cunto afka loo galiyo. Baashaal iyo baashoba qooleey aa laga keenay ileen. Laakiin suuraha madax rux calaashaan qaabilaad aa ku xigto.

 

Saxaarad

Dib jiid

dawaafin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

Humans should take a leaf from that qooleey-style shukaansi book. It bothers stalking, I agree; laakiinse runtii waa xariif qooleeyda. I still sometimes observe for minutes, always amazed this kinda of shukaansi. I think I better jot them down from now on, and eventually make it a researched paper. Al doobs out there, rejoice, this thorough researched paper will be published soon.

Now I know where some Jaamac's get their rather odd shukaansi tips from, ileen qoolayda ayeey darsaan :Dicon_razz.gif

 

Speaking of qooley, I adore white ones, wouldn't mind having some.

Share this post


Link to post
Share on other sites

ehehehe, Walaahi waa iga qosliseen, meeshaan ciyaalka xaafada aa iskugu yimid, maba ogeen, warka isii dheh.

 

Magac iga hari waayay aanba aniga qooleey darteed ku qaatay. Waxaan xasuustaa anoo xaafadeena inta qooleey lagu daatay ciyaalkii halmar, aan soo tagay Oday iyo Habar boorshiin ahaa. Xaafadeena carwo camal aa loo soo gali jiray, xoogaa waa qurxoonaayeen, Odaygana wax ka riigmo badnaa ma jirin, dadka xitaa kama xishoon jirin.

 

Ninyahow ciyaalkii xaafada aa midhaa iga ileysteen, maalintii danbe nasiib daro markaan subixii soo toosay aan fiiriyay saxaaradii, sababtoo ah subaxwalba intaanan school aadan iyagaan fiirin jiray, kadibna masago aan u daadin jiray, laakiin subaxaas waxaan qooleydii ka arkay baalal meesha ku daadsan iyo dhiig farabadan.

 

Koley maalintaas murugo iyo tacsi aa xaafada noo taalay, inkastoo hooyadeey ay aad u nibceed qooleyda, hadana weeyba ku faraxday markeey maqashay warka. Galabtii markeey tahay aa xaafada ciyaal badan imaadeen, si ay u arkaan qooleydii xaafada ugu qatarsaneed, markeey meesha ka waayeena, waxaanba maqlooyaa ciyaalkii xaafada oo iigu yeeraayo Qasaaro waa qasaartay and that was the kick-off of the new nick, Qasaaro .

 

We say, 'ciyaal waa cudur laga koro' but in grown up ages, the best reflections of our time comes when we glance at our youthful times.

 

Aqyaarta, yaa heesan jiray Daanyeer, ama Korrow oo ciyaal suuq ah? :D:D Bahalkaas caadi maaha, waliba markuu suuqa galo oo ciyaalka inteey dhib baraan, hadana xaafada gabdhahooda kusoo jeesto! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Baashi:

:D

 

Baashaal iyo baashoba qooleey aa laga keenay ileen.

Baashi Raggeedii :D:D:D , Allah maxaa Qooleey isku Baal Jiideeso fiirsatay :D:D:D

 

Peace,Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Alle-ubaahne:

Aqyaarta, yaa heesan jiray Daanyeer, ama Korrow oo ciyaal suuq ah?
:D:D
Bahalkaas caadi maaha, waliba markuu suuqa galo oo ciyaalka inteey dhib baraan, hadana xaafada gabdhahooda kusoo jeesto!
:D

Abaa wiilal soomaali oo reer Mombasa ah oo aan deris eheen aa waxee lahaayeen mid shaxaari ah oo wallaahi xitaa mukulaal ma cafinaayo nooh, waxaan xasuustaa maalin aabohood aa lagu dacweeyay, "Baba Suleiman hi nyani ni mkora Wallaahi, paka ina tongoza hata paka..Sallaalah" :D:D macnaha waxee usheegoosaa wiilasha aabohood oo ee ledahay "Daanyeerkan xittaa Mukulaal ma cafinaayo" Suleiman hada wuxuu daganyahay London markaan sheekeysaneyno over the phone oo aan soo xasuusano sheekadaas iyo maamadaas baajuunta eheed (May Allah Rest Her Soul) sidaa uqosleeno illin aa naga imaato....

 

Abaa one thing is for sure...those of us who were fortunate enough to spend their entire or early childhood in Somalia had the best childhood compared to these unfortunate kids who are now growing up outside of Somalia... no matter what.. they will never understand what's so great about Qooleey or Kushineeto.. how many of you thought your Garaangar was the fastest without ever realizing it was only you who is faster than the other kid :D:D:D

 

 

Peace,Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this