Saalax

Somaliland and Caare army clash in Haldhagaan, Sanaag

Recommended Posts

Saalax   

Ciidanka  Somaliland Oo Weeraray Ciidan Uu Watay Taliye Jamaal Baaxad + [ Khasaaraha Ka Dhashay ]

 | September 22, 2018

Ceerigaabo (Salaanmedia.com)_ Ciidanka  somaliland ayaa galabta weerar ku qaaday ciidan uu wato taliye Jamaal Baaxad oo dhawaan sheegay inuu ka goostay ciidanka qaranka somaliland isla markasina ku biiray jabhadda kornayl caare.

Taliya jamaal baaxad iyo ciidanka uu wato ayaa ku sugnaa deegaanka Buuralayd ah ee Haldhaagan oo ka tirsan gobolka sanaag,waxaana ay wararku sheegayaa In ciidanka uu kala horyimid iska caabin.
Wararka ayaa sheegay in labadda dhinacba ay jiraan khasaare dhaawac ah,balse wali lama hayo war faah-faahsan madaama oo isgaadhsiinta deegaankaasi lagula xidhiidhayo ay adagtahay

 

 

http://salaanmedia.com/2018/09/ciidanka-qaranka-somaliland-oo-weeraray-ciidan-uu-watay-taliye-jamaal-baaxad-khasaaraha-ka-dhashay/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Dagaal uu ka dhacay Maanta Magaalada Ceerigaabo Duleedkeeda.

 

Waxa uu dhexmaray dagaalkaasi Jabhada Diidan Maamulka Soomaaliland iyo Ciidamada Meliteriga Soomaaliland.

 

Ilaa seddex Askari oo katirsan Maamulka Soomaaliland ayaa la sheegay in ay ku dhinteen dhaawacana intaas waa ka badan yahay.

 

Weerarkan ayaa waxaa qaaday ciidanka somaliland kuwaaso ku qaaday sarkaal jabhada caare kamid ah oo lagu magacaabo  Jaamac Baaxad oo ka goostay bishii hore Soomaaliland.

 

Faah faahinada la helayo waxay intaas ku darayaan in dhaawacyada loo qaaday Xeryo Ciidamada S/land ka deggan yihiin Ceerigaabo,waxaana weli jira Dhaq dhaqaaqyo iska soo horjeeda.

 

Ilaa hadda ma heyno wax war ah oo kasoo baxay dhinaca Soomaaliland oo ay kaga hadlayaan dagaalkaasi maanta ka dhacay Gobolka Sanaag.

Share this post


Link to post
Share on other sites

From government opposition to normal civil protest  to outside rebellion  to internal civil war

Somaliland is on the brink of a dangerous future.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cadawaahanu kaga beegenahay curubta reer sheikh  xassan tarabi said that..   caare wa military cadhooday he is our son ina shaqalle and ina biixi and ismaciil xaji nur and axmed mire nuux. Are solving this problem.  The pirate mashruuc is dead.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
2 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

Cadawaahanu kaga beegenahay curubta reer sheikh  xassan tarabi said that..   caare wa military cadhooday he is our son ina shaqalle and ina biixi and ismaciil xaji nur and axmed mire nuux. Are solving this problem.  The pirate mashruuc is dead.

 

War waxas iska dhaafo orodo maydkiina ka qata  badiyaha  Ceerigaabo. Waad ka cararateen ee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
12 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

Your a true sheegato. Sheikh son and sheikh yusuf alkaynuni al baqdadi.

Abtirsiintadu waxay gasga nimanka *** soo wareyso

 

Ma Oromadi  Gabiley ba daad sheegato ku sheegaya?  :D   

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Xaanji Xunjuf   Muse Bidix works in the interest of his community, I work for mine. Wax ka dhaxeeya reer Bohol iyo Oromoda Gabiley ma jirto. Ku ekada afuufka lo'adiina.  :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.