Sign in to follow this  
nuune

JACAYLBARO welcome to somaliaOnline

Recommended Posts

She was probably waiting her baby on the internet and then disappeared when she got one ,,,, :D

 

 

Tuujiska ,,,,, ninkii Feebaro ahaa ha la doono niyow sidani si maahee ,,,

 

horta gabadh Baranbaro la odhan jiray xagee bay ka dhacday iyaduna ?? lool

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooooool@Boolbaro naagta dhashay ilaa iyo hada waa la'yahay. dadka waxee dhahaan boolbaro asoo yar uu duqda war biyo ku haqbiyo

 

 

waad iga qoslisay wallaahi

 

boolbaro siduu ku dhashay anaa riwaayad ka haayya, waxaa la yiri islaan xaaji booday la dhaho oo beer falayso, aa kelliga biyyo ka cab is dhahday, bahal foolxun oo qoyyan oo isna biyyo cabbaayo ay aragtay , maray naxsantahay oo ay rabto inay cararto buu inta soo orday [meeluu marayba :D ] caloosha ka galay, oo inta hadlay yiri adaa habartay ah. tush ay noqotay, 3 dex bilood ka dibna waa dhashay asagoo aad moodid in boolbaro la mariyey, oo wajiga timo ku leh

 

boolbaro waa kan maanta naxwaha inta bartay, afka carabiga qurquriya

 

wallaahu aclam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this