Sign in to follow this  
RedSea

That child has face transplant.

Recommended Posts

Laakiin it is not enough.

 

Please help him with whatever you can. Here's more information.

 

Madaxa Ururka Caawinta Caruurta Soomaaliyeed Cabdi Muuse Maaxaay ayaa shaaca ka qaaday in la daweyn karo wiil 8 sano jir ah oo lagu magacaabo Axmed Maxamed Maxamuud kaasi oo dhawaan uu dhaawac culus ku soo gaaray Magaalada Muqdisho, kaasi oo xabad ka burburisay afka, sanka iyo il.

 

Cabdi Muuse Maaxaay waxaa uu sheegay in wiilkaas oo daaweyn dheer u baahan la daweyn karo haddii buu yiri ay dadka Soomaaliyeed dhaqaale u uruuriyaan si loo keeno wadamada horumaray.

 

Cabdi Muuse Maaxaay oo u warramayay Laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da waxaa uu ugu baaqay dadka Soomaaliyeed ee wax heysta, gaar ahaan ganacsatada in ay u gurmadaan wiilkaas, isla markaana ay fududeeyaan in wiilkaas la geeyo dal horumaray oo lagu daweeyo.

 

“Qof kasta oo Soomaali ah oo damqanaya dhibka soo gaaray wiilkan wuxuu bixin karaa wixii uu awoodo, 5$, 10$, 20$, 30$, 50$ iyo wixii kale ee uu awoodo. Ha isdhihin lacag yar oo aad bixiso waxba ma tareyso”ayuu yiri Cabdi Muuse Maaxaay.

 

Cabdi Muuse Maaxaay waxaa uu intaas ku daray in dadka Soomaaliyeed haddii ay arrintan si deg deg ah ugu guntadaan ay saamixi karaan in wiilkan daweyn dibadda ah oo deg deg ah loo helo, wuxuuna caddeeyay in waalida wiilkan oo uu la xiriiray uu u sheegy in ay baasaboor u sameeyaan wiilka iyo qofkii raacaya.

 

Hadii aad rabtid inaad caawinaad ka gaysatid arinkaan fadlan la xiriir:

 

Aabiyo Ciise (Minneapolis) 612-298-1044

 

Luul C/raxmaan (Ohio) 614-515-1389

 

Qaali Salaad (Nashville) 615-554-4398

 

Maryan Hilowle (Toronto) 416-742-3852

 

Maryan Mahdi (Ottawa) 613-261-0708

 

Xasan Cali (Edmonton) 780-965-5093

 

C/casiis Shire (California) 619-254-3294

 

Cismaan Galacad (Chicago) 612-483-7149

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Warrior of Light:

Subhanallah, what happened to the boy? Couldnt decipher the whole article. Alhamdullilah,some help has been provided.

He was struck in the face by bullets. He lost one of his eyes, part of his face and his nose. Article also mentions that his mother was one of those that got caught in the Xamar crossfire.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this