Sign in to follow this  
Showqi

Can you spot: game

Recommended Posts

Tuujiye   

Marka waaye...

 

waraa guntiinooyin dheh nooh!! gudniin beel!

 

ninyahoo guntiinooyinkaan hadee soo laabteen wili sidii qashinkii camal ee faxyaasha hada u xirtaan.. Toronto aa joogtaa see u arki weysay? mise Banaadir iyo 401 lee ku egtahay geesa xiir xiir yahoo... bacadlaha fiiri sida ee ugaga laad laadaan lool...

 

 

JB, nacla abuugto in laguu ruugo waa ye adi jilcis iska dhaafee... Marka MMA aa hada joogo oo sidii tubaakadii camal kuugu ruugidoono...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hadda lee isarkee ileen 'gudniinooyin' qoray meeshaa ka rabay guntiinooyin. Cajiib. Faro waalan ku heystaa meeshaan iyaga iska qoro mar mar waxee rabaan.

 

Laakiin meesha Marko ma'aha. Sawirkaan hadda kahor inta soo giliye ee ku noqo meesha, soo sheeg meeshee tahay.

 

Waraa Koronto saasba uma jooginba dhawaantaan, markaa soo noqday wax yar joogay waana kasii tagay. Haddana ma joogi oo meel ka fog joogaa, Soomaalida ugu dhooreysan Kanada joogaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Originally posted by Neumann:

Are we expected to reveal it, or just to see if we can spot it?

Neumann, Just let us know how many and which one you were able to locate. That is all.

 

Originally posted by Neumann:

quote:Nacala abuukto

How dare you!
Hey... I did warn you,,,,,, :D

 

 

Somalicentric, that means you were able to spot 1/3 of the five words that I mentioned. Good job sis. Now don't worry about the other 2/3 that you missed. It's actually street language and only the locals know it.

 

Originally posted by Jacaylbaro:

What da heck is Balanbalo and Nacala abuukto ?? .....
:D

Tuujiska, waar noo sheeg dee Nacalaa abuugto ,,,,

I still stand by my question .......... what da fok is Nacala Abuugto ???

Nacalaa kugu yaal baan moodayba anigu ,,,,,
:D

JB, Waar waa maxay caydu,,,,,,,,,,,,,,,, :D:D:D

 

Ferguson, haa waa runtaa. Balanbalo waa waab amaba building ka sawirkan ka muuqda.

 

Maaddeey, you absolutely right brother. Nacala abuukto waa dhaladaas yar, oo dadka suuqa wax ku gadaa ay ku cabiraan (amaba ku miisaan) Subaga iyo Malabka.

 

Originally posted by Ismalura:

Dhalada subaga ku jirto waxaa la dhaha jubad amaba dhalo subag ku jiro uun iska dheh. Ereyga kale sounds nasty.

Ismalura, thanks for the new word. I will try to memorise it Jubad, Jubad, Jubad, Jubad

 

Sug bal horta. Jubad miyaanay jakada ama koodhka ahayn :confused:

 

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Waxa kale aad ka tagtay oo aan arko waa
kuul
.

MMA, haa waa runtaa Kuusha hadaan arkay. labo qof eey u xirantahay mid jaalle ah iyo mid cagaar ah.

 

JB, Saxiib labadii eray ee aad la rafaneysay,,, :D waxaa kuu sharaxay Ferguson iyo Maaddeey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Originally posted by Tuujiye:

Showqi, dadka waxaan oo kale la weydiiyo in aa baratid waaye...

 

Laakiin maxaa is ag dhigay dhiil/haan iyo nacala abuugto lool... jini aa tahay adi

Tuujiska, duqdii caanaha; markii caanaha laga dhameeystay eey waxeey sheeko u aaday Aay Subagleey. Dhiishiina waxeey dhinac-dhinac u ag seexisey Nacala abuugto agteeda,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Ismalura waxaa ka maqan in dhalooyinka magacyo leeyihiin:

 

Dhalo

Dhaloyareey

Dhuceey

Farreey etc.. oo midba cabbir gooni ah leedahay.

 

MMA, from the look of the boy with the sweets, bacaadka & badda oo muuqato, waxaan dhihi lahaa beledku waa Baraawe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Ar kuwii xaafadaha ku qeylin jiray soo xasuustayba, oo dhalooyinka dhucey raadin jiray. Cod qaas ku qeylin jireen...

Kuwaas aniga xitaa waan xasuustaa(ciyaalnimadii). Nafta aan u keeni jirnay, marka eey xaafadeena soo maraan. Inta aan ka daba orodno aan ka daba qeylin jirnay:

 

Dhalo yaa qabooy......Dhalo barafuun......Dhalo aranjaato

Dhalo yaa qabooy......Dhalo barafuun......Dhalo aranjaato

 

Masakiintaas iyagana Shilinkoodii ayey shaqeeysanayeen anagana ciyaar beey nooga cadeeyd (caku iyo caruurnimo).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maadeey Maadkeer, saas jeclahay oo inay meesha tahay Baraawe. Sawirkaas hadda kahor inta soo giliye.

 

Sawirkaan yaa sheegi kara meesha waxa ka muuqdo:

 

Bild15.jpg

 

Don't forget at the far back of the sawir waxa ka muuqdo, too.

 

N.B. - Blond hair in guntiino, another white child in macawiis. :D Funnier waxaaba sii ah cadeyga (rumeyga) afka ugu jiro.

________________

 

Bild20.jpg

 

Kan kasii qosol badanba. Waa ciyaalkee Nuunka isku dugsi ahaan jireen. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

loooool maya maya sawirkaan JB waaye iyo burco lool laakiin burco caro maanyo malaha..

 

MMA maya maya see yeeshay? LST maa u tagtay looool

waraa meel aan anaga kusoo gubanay aa ka wardoontay yaah lool dad hada iyo koow surweel biigo soo marooyaan aa u tagtay.. garabkaa iyo duunkaa ilaah ha galo..

 

 

Showqi adi in aa waayeel tahay, waxaa lugu kasaa sida aa wili u xasuusatid "dhalo aranjaato" beynaka cuudu bilaah! kaalay caasiyaashii xamar aa atanti ka ahaan jiray mise shaleemo soomaliya musha biyeerigeeda aa kabo ku luujiteen jirtay? najeynaa..

 

 

MMA sawirkaan meeshiisa gadaale waxaa yaalo dabqaad...geedkii fiyooraha qodxaha badnaana waa kabaxooya meesha... meeshaas xamar waaye liido!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this