Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Taleexi


  1. Bluelicious;895961 wrote:
    Hmm this is interesting. Some people don't mind being with one person for the rest of their lives like me. So according to this article you can rekindle your passion by suprising each other and doing exciting things together. Noted
    :)

    Do you have a choice, Blue?


  2. Xaaji Xunjuf;895200 wrote:
    Garowe boys are angry the President of Somalia congratulated the people of Somaliland and the government of Somaliland:D Now what is wrong with congratulating people. The guy has been in office less than 3 months give him a break he has a long way to go Somalia is war torn country destroyed by famine and civil war , Rome was not build in one day give the man some time and space.

    Can he also once condemn the naked aggression of Somaliland against Khatumo and Makhir if he isn't only a president to some? - Actions speak louder than talk.


  3. Xaaji Xunjuf;895120 wrote:
    Natiijada hordhaca ee Laascaanood iyo sida Axsaabta ku loolamaysey Kuraasta u kala badsadeen

     

    Written by Qarannews

    Dec 02, 2012 at 05:47 AM

    Natiijada hordhaca ee Laascaanood iyo sida Axsaabta ku loolamaysey Kuraasta u kala badsadeen

     

    Burco-(Qaran-news)- Wakiilka Komishinka Doorashooyinka ee degmada Laascaanood ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqey natiijadii hordhaca ahayd ee codadkii ansaxey ee doorashadii golaha degaanka Laascaanood.

     

    Kuraasta Axsaabtu ku tartamayeen Magaalada Laascaanood oo ahayd 21 Kursi ayaa axsaabtii tartamaysay u kala heleen sidatan.

     

    1- Kaalinta Koowaad xisbiga Kulmiye oo helay 7 Kursi

     

    2- Kaalinta Labaad ururka xaqsoor oo helay 5 Kursi

     

    3- Kaalinta Sadexaad ururka Wadani oo helay 3 Kursi

     

    4- Kaalinta Afraad Xisbiga Ucid oo helay 3 Kursi

     

    5- Kaalinta Shanaad Ururka Ummadda oo helay 2 Kursi

     

    6- Kaalinta Lixaad ururka Dalsan oo helay 1 kursi

     

    Urur siyaasadeedka Rays ayaan keligii Degmada Laascaanood ka calafsan wax kuraasa wixii doonaba ha jiraane.

     

    Dhinaca wadarta guud ee dadweynaha ka codeeyay magaalada Laascaanood ee codadkoodu ansaxeen ayaa dhan 25000.

    Tani jawaab uma baahna.