isqarxis

Nomads
  • Content Count

    140
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by isqarxis

  1. isqarxis

    Salaamna

    smoke some w**d,u could be any actor in hollywood industry
  2. Mohamed Suleiman In 1992, he achieved the greatest success of his career when he won the bronze medal in the Barcelona Olympics thus becoming the first-ever Olympic medallist for Qatar.
  3. what he do for survive and to feed his family,this man got real balls. http://www.youtube.com/watch?v=0lKub8iwGVA
  4. somaliland will be recognized when a politican from sool region becomes president
  5. malika this video shows Chinese in Algeria
  6. AUN mala waxay modeen mercenaries-ki
  7. Jacaylbaro;697577 wrote: kaalay is qarxi dee ,,, beri hore ayan isku qarxin laha ee adeerkay aya meesha ku jira mana raabo adeerkay inu ku dhinto madaxtooyada
  8. hees kusaabsan xaalada dalkayga somaliland iyo madaxdayda oo aan garan la,ahay waxa ay damacsan yihiin iyo meesha ay wax u socdaan oo ilaa iyo hada laguba jaha wareersan yahay dawladii kulmiye ee kusoo baxday codka shacabka     Akhris fiican.by Osman yusuf.Denmark. Kulmiyow dalkeenii daacuun ku noqotoo daaficiina lummisoo dariiqaynu hayniyo ka talawday dayrkii distoorkeenu dhigayoo wisiiradi darjiidhoo mid waliba tantii guud mid qabiil kadoorbiday ciidankiina dummisoo deegaan la,leeyahay dammac reero kalla galay ayaad daafac leedahay dulmmigaa ayaa dhigay? dhiiga daadanaayiyo denbigaa ayaa galay?qoontaydin dammaq deen sidee loo daweeyaa? kulmiyow dareen adag shirarkaydin damacdeen London looga degel dhigay waxa dabada kaga jira somalilandiid iyo qaar laduufsaday wisiirkeeni loodiray dariqeeni ka,an baday miyaad daafacaysaan? maxaa keenay doodaha? iyo caydan daalacan?miyaa laydin doorsaday? mise waad duraw deen?denbigaad gelaysaan distoorkaydin jebiseen dalkeenaad halayseen mucaaridkaad duraysaan madanbaydin moodeen? Xirsi geenan doobta leh Cabeindka loo diray wuxuu doono fali kara dahanshiil kasaaqiday daa diyihay odaygii ay shacabku doorteen kala dilaya ina land miyaan xeer dabraa jirin?duulista iyo hawwadii ninkii heedhe loodiray sharaftii dalkeeniyo haduu derajadii helay caydan uu jilbaha daray maxa nuun da waynoo dirkiyo laftaba xulay qabiil daafac weeyaan mise waa dakane hore iyo xeelad kale dege? dulmiguu kagalay reer sidee loo daweeyaa?   Ruug cadaadi geenii duqa reerka ugu wayn ee,ay shacabku doorteen majaraa u duugnaa? mise waa ladoorsaday?dawladeeni ina land dawga ay kusocotaa hadaan maanta laga dayn dariiq oodan weeyaan iyo diris sokeeyaad afartaa madaabacay. Dood kalana waan furay, kulmiyow dalkeenii deganaansho lagga waa dariiqii hargaisaa daarihii lagu bayaa Polis-kii daraa iyo Sirdoon keeni dihinaa saw maydin kala dirin qaaraan duniba war u hayn daaduumay beri hore bari lagama soo dirin danbigeeda yaa qaba?shacabkii kudoortaa diif adagi haysaa sixir barar dulleeyaa dusha sare kasaarteen dan,yartiina lee,doo macaluul dushiinay dariiq yadda lajiifaan denbi meesha lagu galo ama eexda lagu dedo Nimcadaa kadu rugtoo Duufaan hadheeyiyo Abaaraa dureeyee Deeqdii Eebe laba waa Biyo dhaamis baa dilay Roobdoona lama dirin Dawladan sugaaynaan qaladkay dedaysiyo dalba juuqe heeday ayay daafac leedahay dood kalana furatoo qabilaysi doontee golayaashi didisee guurtidii dayaysee danta ay kaleedahay waynu daawan doonaa shacabkow bal daawadda afartaa madaabacay dood kalana waan furay. Duqii reer jabuutiyo Dilaagii madoobaa somali kala dilay dilaalkii as qaysnaa dabinada xidh xidhi jiray qarankeenan dihin weli sidii loo durayn laa ina Cigaal kadaafacay mididii dabka lahayd Riyalana kudeyay marar dammaciisu muu hadhin waanu ina dul joogaa kulmiyaanu dagayaa Ismail doraad dermadii casaydee dariiq yada idiin dhigay ayaad daacad moodeen Libaax yadii dalkeeniyo Caybalkii saxeexdeen ninka maanta daganow taariikhda duuga ah waa mid kuugu daabacan danbigana Adaa qaba duqa reerka ugu waynow ama hooy is daba qabo oo duuga wax u eeg ama sii dur duriyoo Geriyaad dusheedii duufaan hagugu dilo. afartaa madaabacay. dood kalana waan furay shacab keenan deriska ah duulkaa nin wadda dhalay dadka reer Hargaisaad afarteeda daamood waa duul walaalo ah oon laysku diri karin dab munaafaq soo shiday aanu abid duraynayn waxase maanta ugu daran wisiirkeeni soo degay tiknikada ladaba dhigay daan daansigaa baxay tolow yaa ladagayaa? danna gaara weeyaan shacab koo la kalla dilo daan daan u kalla baxa waana xaajo dedan weli danta ay kaleeyiin ummad yahay bal daawadda madaxdaynu diraniyo waxa loo dan leeyahay laba aan is doonayn kala durugsan weeyaan duqa reerka ugu wayn malaa waa ladoorsaday? baaq yada is daba maray eedahan *****lka leh in shaarooyin kaa dedan xulufaysi doonkaa medhyahan durradda sidda30 sano wixii tegay wuxuu maanta daran yahay Ahmed jabane doox doox,eel durugsan soofaadh danta uu kaleeyahay shacab yahaw dareenkaa Ana waan kadigayaa ninkii shacabku doortow dal daloolka muuqdiyo arimahan is dabayaal mallaa daacad kama ihid dooda waxaan kuxidhayaa Adigiyo dareenkaa nin kastoo danbaaba,baba Aakhiraw danbaysee maantaad dunida joogtaa oday yahaw is daba qabo daa danaasiyo dirir sokeeyaad dulmmi Adigu haw gelin taariikhda duuga ah denbigeed iska ogaw.qarankii laguu diray yaan dammac shishee yaad heedhe dayrka kaaridin,Xamartaa dubuu helay kursigaan dawaysmayn yaanu kaagan kaa dummin dammacaa iska ogowWisiiradan darjiidhka ah dabar gaara la ogow xisbiyadan dan kula wadda yaan cadawgu kugu dirin abtirsiimo duugawdee yaanay heedhe kulla degin dadka kii shisheeyiyo iyo deriska aad tahay Aday daacad kuuyiin dawladuna inoo siman dooduna inoo xidhan nin qabiilku doorsaday heedhe yuu daf soo odhan iyo daafac reerkii Dubahaygu yuu helin heedhe waan kadigayaa. barre408@yahoo.dk Osman Yusuf Denmark. http://www.togaherer.com/2011/02/24/hees-ku-saabsan-xaalada-dalkayga-somaliland-by-osman-yusuf/
  9. waa wax aad iyo aad la yab leh welibana murugo xambarsan.shame on Somaliand government who couldn't do anything ila wakhtigan xadarka.
  10. Shanghai announces 'one-dog policy' The Chinese city of Shanghai has announced a new rule modelled on the country's one-child policy. From May a one-dog policy will be introduced, and more than 600,000 unlicensed dogs will be declared illegal. The new regulation has been the subject of long and heated debate among the city's lawmakers. Last year more than 140,000 people told police they had been bitten by an unlicensed dog. There are four times as many dogs without the proper paperwork in Shanghai as there are animals with a permit. Pooch permits The new rule means owners whose dogs are not registered with the authorities will have to give them away. Those who already have two licensed dogs will be able to keep them, but only new applications from households without hounds will be accepted. Of course, this being China, people will no doubt find a way to get around the rules. When restrictions on the numbers of homes families could own here were introduced to try to slow the rise in house prices, there were reports of couples getting divorced but still living together just so they could buy more properties. The police say they are expecting they will have to adopt many of the dogs once they are declared outlaws. They are also banning the keeping of what they call "attack dogs". British bulldogs are among those that will not be welcome here under the new rules.
  11. i agree with garaad qamaan when he say me and suldan mohamed suldan abdulqadir can bring peace in the region.
  12. A new iPhone app known as Word Lens will translate Spanish or English phrases instantly on the screen when you point your device's camera lens at the foreign language words.
  13. http://www.togaherer.com/2011/02/20/garaadka-guud-ee-beelaha-***********-oo-shaaca-ka-qaaday-inay-si-dhibyar-u-soo-afjari-karaan-colaadda-kalshaale-%E2%80%9Cmadaxweynaha-iyo-xukuumaddiisa-waxaannu-ka-codsanaynaa-inay-naga-joojiyaan-shaq/
  14. HAATUUF beenalaha beenalaysha ugu weyn.who cares what hatuuf writes
  15. this indian man Earns $2-4 a day cleaning peoples ears on the street just to make a living & provide for his 4 kids.
  16. http://www.togaherer.com/2011/02/18/*******-weligii-waa-*******-bycismaan-a-iimaan/
  17. by Cisman A Iimaan Ani waa ogaa in Soomaalilayn meel gaarayn. Labaatan sono ay dhahayeen Soomaaliya aa ka go’nay, dawlad aa nahay, qaran dimoqraadi ah aa nahay iyo aqoonsi aan dunida ka rabnaa, iyo …..iyo …….. iyo wax la mid ah. Intey aadee! Kaalay arag manta mahay roogaan. Iyaga oo Soomaaliya ka mid ah ay Dawladda Shariifka , bunland iyo meelo kale aanan kaseyn, la fadhiyaan shir Soomaaliweyn looga tashanayo. Haddii aanu nahay Reer Soomaaliya, ama Koonfurta, farxad iyo rayrayn aan la qiyaasi Karin ayaa na saaqday ka dib markii ay cadaatay in lagu guuleystey shirkii dhwaan lagu qabtay Wilton Park oo ka tirsan dalka Ingiriiska. Shirkani waxa uu ahaa kii u horreeyey ee ay Soomaalilaand meel la fadhiisto Dawwladda Soomaaliya iyada oo ka qayb qaadanaysa talooyin loo ururinayo sidii Soomaaliya oo mid ah looga saari lahaa qalalaasaha ay ku jirto. Taas oo macnaheedu yahay in Soomaalilaand ay ka hadhay oo ay ka noqotay gooni isu taagii ay ku sheeganayeen in ay kaga go’een Soomaaliya. Iyada oo la’aantii aanay farxaddani suurtogal noqoteen, waxa nala wadaaga oo ay guul gaar ah u tahay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud, Siilaanyo oo isagu meelmariyey fikradiisii ahayd in Soomaalida kala go’day uu isagu meel isugu keeno. Wuu ka dhabeeyey in Somaliland uu ka soo hooyo dhaxanta iyo cidlada ay ku abaadeen, kuna soo dabbaalo barwaaqada iyo nabadda ay Soomaaliya dugsanayso. Sidaas oo kale, xubnaha dawladdiisa ka tirsan ee taladan ku taageeray ayaa iyaguna faqrxaddan nala qaba oo ku ammaanan. Weligeyba meel hoose ayaan ka dareensanaa in mudane Siilaanyo ay Soomaaliwennimady Ku weyn tahay oo ay dhiigga iyo dhuuxa kaga jirto. Sidaasi waxay ka muuqatey hadalladiisii debecsanaa ee uu ka soo jeedin jirey duruufaha adag iyo colaada raagtey ee Soomaaliya ka dhamman weydey.Halka uu ka taagan yahay midnnimada Soomaalida oo aanu marnaba si toos ah u qarasan , waxa uu kaga duwan yahay madaxweynayaashii hore ee Soomaalilaand soo maray oo idilkood sida dadkooda oo kale meel adag ka taagnaa qaddiyadda gooni isu taaga .Mar kasta oo uu ka hadlayo waayaha Soomaalida , waxa uu soo horraysiiyaa in Soomaalidu ay tahay walaalo aan kala maarmin isaga oo qaddiyadda dadkiisa iyo aayahooda ay ku tashadeen ka doorbidaya danta Soomaaliya Tiraba dhawr jeer ayuu mudane Siilaanyo dadka u muujiyey in gooni isu taaga Soomaaliland aanu isaga sidaas ugu weyneyn. Intii aan weli lagu dhawaaqin gooni isu taaga Somaliland oo ka dambaysey burburkii dawladdii millateriga ahayd isaga oo joogey Landon mar la weyddiiyey in Somaliland ay ka go’ayso Soomaaliya, waxa uu sheegay in dantii laga lahaa halgankii SNM aanay ahayn in dalka la kala gooyo ee ay ahayd in marka la rido dawladdi Maxamed Siyaad Barre, dalka loo dhiso doono dawlad hagaagsan oo dadku leeyahay. Sidaas darteena aanu taageersanayn Somaliland oo gooni u go’da. Kal hore mar isaga oo maraya Gobolka fargiiniya ee Maraykanka wax laga weyddiiyey halka uu ka taagan yahay gooni isu taaga Somaliland , waxa uu sheegay in lagu jiro ololihii doorashada maxweynaha Somaliland oo aany ahayn xilli ku habbon in arrintaa laga faalloodo. Muddadii uu ahaa guddomiyhaya Xisbiga Kulmiye iyo intii uu qabtay xilka madaxweynanimada, mudane Siilaanyo kama hadlo oo dadkiisa kuma baraarujiyo culayska iyo qiimaha ay qaddiyadda gooni isu taagu u leedahay jiritaanka, midnnimada iyo nabadda Somaliland. Sida runta ah taas waxa uu uga dadaal badan yahay in Ismaaciil Cumar Geeleh oo ah cadawga kowaad ee Somaliland uu la saaxiibo , aad u soo dhaweeyo oo la yeesho xidhiidh sokeeye iyaga oo isku weheshanaya fikradaha diidan Somalilandnnimada. Sidaas oo kale madaxweynuhu waxa uu soo dhaweeyaa, iyaga oo in ay dalka soo galaan mamnuuc ka ah u soo daaya dembiilayaasha ka soo horjeeda jiritaanka Somaland. Haddaba, dhinacayaga annaga oo qaddarinayna aragtida ku aaddan Soomaaliweynnimada ee Mr. Siilaanyo hoggaaminayo, annaga oo aqoonsanay in madaxweynuhu yahay nin u heellan wada jirka dalka, waxa aanu faafinay oo beryahanba aanu dabada ka riixayney in madaxweynaha loo arko qofk ku habboon in loo doorto madaxweynihii Soomaali isku soo celin lahaa, Somaliland na lagu soo guri geliyo Hargeysa oo si ku meel gaadh ah laga dhigo caasimadda dalka. Inta waxa ii raaca oo aan ka dheregsanahay in arrinta ugu muhiimsan ee ugu ididiilada weyni ay tahay iyada oo sida ay u badan yhiin dadka Reer Somaliland aanay dooneyn oo aanay daacad ka ahayn waxa ay doonayaan, in ay is xukumaan iyo in ay yeeshaan qaran iyaga u gooni ah. Haddii ay sidaas doonayaan waxa ay ahayd in dantooda kowaad ahaato sidii ay uga gun-gadhi lahaayeen ujeeddada jiritaankoodu ku qotomo oo ah in ay qaddiyaddooda meel uga soo wada jeestaan. Maxaad u malaynaysaa meesha madaxweynaheedii sidan u qardajeexay , afmiishaaradeeda iyo odayasha reeruhuna halkee bay ka fad- kudin doonaan? Waxa la joogaa markii labaad ee ay ku imanayeen jibbo la mid ah tii ay lixdankii isku soo dhiibeen. Reer Somaaliland waxa ay leeyihiin dhaqan iyaga u gaar ah oo u hiilinaya Somaaliweynnimada. Dhaqankaasi marnaba uma saamaxayo in ay dantooda guud gartaan oo meel uga soo wada jeestaan. Qabiil kasta, qoys kasta iyo qof kastaaba, waxa ay u nool yihiin in ay inta kale iska ilaaliyaan. Labaatankii sanadood ee ay Somaaliland goonida ahayd, wax ka hanaqaaday dhaqanka dhiirigeliyey in qabiilka iyo qabyaaladdu ay noqdaan hannaankii dawladnimada Somaliland ay ku dhisan tahay. Arrimahan oo dhammi waxa ay marag u yihiin in Somaaliya ay weli nooshahay, qalddaankiina waddadii uu yaqaanay uu soo hayo. Waanu soo dhaweyneynaa soo noqoshada walaalahayo, Imaanshahooduna waxa uu noo suurto-gelin doonaa in aanu isa saamaxno si aanu iyaga ugu jeeddsano. Cisman A Iimaan osmanaadam@yahoo.com