isqarxis

Nomads
  • Content Count

    140
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by isqarxis

  1. War Deg Deg Maxkamada Sare oo ku Dhawaaqday Xukunka Muranka Xisbiga UCID …. Maxkamada Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Ku dhawaaqday Xukunka Maxkamada iyo Go`aanka Muranka ka dhex oognaa Xisbiga UCID. Maxkamada ayaa Go`aamisay in Gudoomiyaha SHarciga ah ee Xisbiga UCID yahay Eng faysal Cali Waraabe sidoo kalena meesha ka saaray wixi ku meel gaadha aha ee jiray sidoo kalena waxay xukuntay go`aamisayna in muddo Saddex bilood ah gudahood lagu qabto shirweynaha xisbiga. Maxkamada ayaa sidoo kale go`aamisay in wixii ka nool shirweynihii labaad ee xisbiga ay sharci yihiin … Gudoomiyaha Maxkamada Sare Garyaqaan Yusuf Ismaaciil iyo Saddex Garsoore ayaa Ku dhawaaqay Xukunka iyo Go`aanka. Masuuliyiin u hadashay Gudoomiyaha Eng Faysal Cali Waraabe ayaa soo dhaweeyey iyagu Go`aanka maxkamada se Garabkii Waqaf ayaan iyagu ilaa hadda hadlin se warar la isla dhex maray kolkii maxkamada laga soo dareeray ayaa sheegaya in ay Furanayaan Xisbi iyaga u gaar ah oo uu Hogaaminayo Waqaf. Dhinaca Amaanka ayaa ahaa mid si weyn loo adkeeyey waxaana dhamaan laga joojiyey Baabuurta Wadooyinka Soo Gala Dhamaan Maxkamada sidoo kalena wadada Madaxtooyada hor marta ayaa iyana la xidhay. Dhinaca Kale Wadooyinka Soo gala magaalada Hargeysa ayaa iyana Muddo xidhnaa oo aanay wax baabuur ahi ka bixin kana soo gelin. Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Damaashaad iyo Farxad Mushxarad ku soo dhaweeyey Go`aanka Maxkamada Sidoo kalena waxay iyaga oo dabaal degaya watana Baabuur ku mareen Wadooyinka magaalada. Warqabadka ToggaHerer Hargeysa http://www.togaherer.com/2011/09/11/war-deg-deg-maxkamada-sare-oo-ku-dhawaaqday-xukunka-muranka-xisbiga-ucid/
  2. Jacaylbaro;732207 wrote: He already started his job by arresting Jamhuuriya's editor ..... he deserved to be jailed.
  3. Wasirku been badana intu hadal yidhii ayu imakan leeyahay man oodhan. [Do] you [have] strategic [plans] of unifying with Somalia in the future? The main work of our government is to bring the peace to Somalia because without peace we can do nothing. Then we can negotiate about the other issues [whether] to be [an] independent state or becoming a [federation] like the United Arab Emirates. There are different political options. You cannot negotiate if there is no peace. We have to accept some land as independent states. http://gulfnews.com/news/region/somalia/somaliland-eyes-embassy-in-uae-1.810588
  4. Forigen minister of S/L should be kicked out [Do] you [have] strategic [plans] of unifying with Somalia in the future? The main work of our government is to bring the peace to Somalia because without peace we can do nothing. Then we can negotiate about the other issues [whether] to be [an] independent state or becoming a [federation] like the United Arab Emirates. There are different political options. You cannot negotiate if there is no peace. We have to accept some land as independent states.
  5. SOO BANDHIGID BUUG CUSUB Hableheenna sidee buu hal-abuur u timaamay?.  MAGACA BUUGGA: Hableheenna sideebuu halabuur u tilmaamay  QORAAGA: Maxamed Xirsi Guuleed (Abdibashir)  SOO BAXAY: 2011  BOGAGGA: 206 bog  GOORTA IYO GOOBTA: 20-05 2011 Stockholm, xaafadda Rinkeby, Rinkeby Folketshus.  Website: www.somalibooks.org http://xa.yimg.com/kq/groups/2103253/1730863043/name/Hableheenna%20sidee%20buu%20hal%20abuur%20u%20timaamay.pdf
  6. 18 may is attributed to the heroic struggle that our people fought against the dictatorship.this is the day to pay homage to those famous freedom fighters and leaders who have inspired the country independence struggle.may Allah save our country from corruption and tribalism
  7. right now its raining,raining in hargeisa,thanks to Allah Almighty.ilaaho ka dhig mid khayr qaba.
  8. hargeisa oo dhan maha ee waa xafada jigjiga yar
  9. Extraordinary personal story, an american women who found herself pregnant with another woman's baby after an IVF mix . www.bbc.co.uk/iplayer/console/p00fvkwx