Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Abwaan


  1. Brother Mooge it is not too late. Just admit your mistakes and move on. This government is yours and mine. I am still not Damu-Jadiid, we can still form a party together and call it Walaalaha Gaalkacyo iyo Mudug and attempt to take over the office after 4 years insha Allaah, before that happens let us just give this government a time to do its job.


  2. 25. februar 2013

     

     

    Ciidamada dowlada iyo kuwa amisom oo is garab sanaya ayaa maanta la wareegay degaano hor leh oo hoos yimaada degmada leego ee gobolka shabelada hoose.

     

    Abuukar C/laahi Isxaaq “Al-Cadaala oo ah Gudoomiyaha degmada leego oo la hadlay warbaahintab ayaa sheegay in ciidamada dowlada si nabad galyo ah ay kula wareegeen deegaanka jameeco oo hoos yimaada degmada leego ee gobolka shabelada hoose.

     

    Gudoomiyaha ayaa ka gaabsaday in ciidamada dowlada iyo kuwa amisom ay ku sii jeedaan dhanica degmada buur hakaba ee gobolka bay isagoona tilmaamay arintaasi in ay ka war bixin doonaan saraakiisha ciidamada ee aaga dagaalka ku sugan.

     

    Xiriiro aynu la sameynay saraakiisha ciidamada dowlada iyo kuwa amisom ee gobolka shabeelada hoose ayeysan inoo suura gelin.

     

    Al-shabaab kama aysan hadlin guulaha ay dowlada sheeganayso.

     

     

     

     

     

     

    Nagala soo xiriir >> webmaster@allpuntland.com


  3. me comedian? Mooge, comedian labo ma ahan ee waa adiga iyo mid kaloon jirin. I am glad that you recognize this minister's ability to do his job. This looks like a sign that you will admit that you were wrong about your negative campaign against this government soon insha Allaah.:D I am not suprised that you gave the minister the green card though just because he visited Garowe.:D Remember it is his job to visit any city in Somalia.


  4. The Zack aniga inaad igu coyaarto ha isku dayin. Cali Madoobe iyo Darwiish meesha Itoobiya ayaa keensatay oo mashruuca Kenya ku bareejaysay. Wax badan baa arrimahan laga og yahayee ha is dhihin dadku lama socdaan. Soomaalidu iyagaa isku jeeda ma ahane meeshan gacmo badan baa ku jira. Allow sahal ummuuraha.


  5. Waryaa Zack anigu inaan Burma ka imid camal baad iila hadlaysaa....war Soomaalidu waxba ma kala aha.....labada cidoodba qaraabo ayaan la'ahay although I do not want to disclose how in public. I mean close family aan weysada iga jebin..marka xitaa my own family members dareenkooda ayaa igu filan, let alone, deris, saaxiib, websites and fadhi-ku-dirir.


  6. The Zack waxaan is leeyahay xaqiiqda la wada yaqaan iyo middaad rabto waa kala duwan yihiin. Haddii aan laba beelood dagaashannayn maxaa inta badan dadka Reer Gedo iyo inta badan Axmed Madoobe ciddiisu ay u kala caraysan yihiin iyadoo ay salka ku hayso arrimaha Jubboyinka. Ma waxaad rabtaa inaad dad kale go'aan u gaartid oo aad dhahdidhebel baa ku metela ee haka hadlin anna aan ciddaan rabo keensado? Anigu sidaan k dareemay hadalladooda reer Gedo waxay ka xanaaqsan yihiin in sidii marti loola dhaqmay. Taas miyaad hadda qarin rabtaaa?


  7. Mooge;921347 wrote:
    you didn't want to listen to what I was telling yesterday but it is good you now realized that kismayo has moved on from the old clan driven stuff. there is a maamul and there will be even bigger and better maamul for the people of kismayo and we are working on that. stop phoning your clan members and urgining them to fight because in the end wiilal yar yar oo tolkaa ah bad god ku ridaysaa ninyoow.

     

    One thing that you should realize is that galgaduud has no say in kismayo. those JVA days are over. kismayo will protect the rights of all its minorities. taas igu ogoow. caabduqaaq people have nothing to fear.

    I might agree that Galguduud have no say in Gedo and so are you, xiin and Faroole. Here is a question to you and Xiin, tell me hal degmo oo ka mid ah degaannadan saddexda gobol oo la dhihi karo waad deggan tihiin si muuqata.. Don't tell me Kismaayo waayo xitaa reer Hargeysa iyo Burco wax baybka degi jireen magaalada, oo Soomaali oo dhan baa laga helaa. Haddii ay run idinka tahay in qof walba dhulka uu dego loo oggolaado si ay maamul uga dhisaan, why are you dictating Gabbal oo 3-da gobolba wax ka dega, si aan la inkiri karin, oo weliba majority inuu noqdo laga yaabo mid ka mid ah? Mooge ummaddaan adiga, xiin iyo kuwaan doc kayeerrada ee Jacpher ka mid yahay baa isku diraya ee ka dhex baxa, haddii kale Indhacadde will be on his way.:D


  8. Mooge;921072 wrote:
    i have been telling gabal, oba and abwaan that hiiraan onine and other clan websites will not change the facts. kismayo has moved on from clanish JVA era. the propaganda will not change anything on the ground. lol.

     

    gabbal and his HAG masters sooner or later it is better they accepts their faith in the Juba and choose peace.

    still fabrication iyo isku d i r dad walaalo ah baa laga shaqaynayaa. Waa yaab.