Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Abwaan


  1. You are the one whose candidate failed to win the last election and causing the problems. You have no regard for the dying Somalis but care more about your clan politics. Be a man and accept defeat. Stop crying On Hassan Sheikh this and that. The president surprised many and won the top seat, he did not choose a Puntlander as a PM and that was his choice for who he wants to choose, end of story.


  2. Mooge, what you have to know is that sensible people know more than your fadhi-ku-dirir stories that you and your likes fabricate. Somalia has moved on and spoilers like you will be dealt with and brought in front of the justice. Gone are the days that you play the victim card and fool others.


  3. Jacpher;920874 wrote:
    ^xaad hadalkiisa baad ku raacsan tahay baan u maleyn, xiin iyo mooge xeebahaas ayey ka yimaadeen oo meesha dagaan uma aha.

     

    Could it be possible one of them have Kismaayo as his birthplace.
    :D

    adiga ma quusatid miyaa? Inaanan xitaa jeclayn inaan maalayacnigaaga ka jawaabo ma arki weysey? Kuwaan aan la hadlaayo ayaaba kaa fiican saa qabyaaladdooda waa caddaysteen which is ragannimo, adigu waxaan doc ka yeernimo ahayn ma taqaanid marna wadaad la iska dhigo iyo in la calaacalo, boorkana la isku qariyo.


  4. Apophis;920947 wrote:
    ^ But you have to admit, when it comes to countering the propaganda, tolka are wholly useless. They're losing the information and propaganda war, which is the first step to losing actual ground. They need to wake up.

    So you are admitting that all you have is nothing But Propaganda? Shame on you Apo, did you think about the people dying than your clan agenda? Did you think about what forced you to leave your country? Why are you wishing for others to go through that when your enjoying your coffee?


  5. Ilaah ha kala qaboojiyo dadkan Soomaaliyeed ee dagaalaya. How does one expect that peace and prosperity will come back soon when we have some cyber warriors like the ones leaving above comments. Shame on you guys, cayrtiinna iska qaata uma malaynayo in Soomaaliya ay noociinnaan oo kale horumar gaarsiinayaan.


  6. xiinfaniin;920732 wrote:
    ^^I am not sure it will be the one former Indhacadde gunners in Mogadishu are expecting
    :D

     

    If you have Hassan's ear, tell him loud and clear, that Kismayo caused Abdiqasim's presidency. History is only good to be a guide ...

    Xiin, Xasan Shiikh is not Cabdulqaasim and Muqdisho 2012 is not Carta 2000 either. I would understand if Axmed Madoobe says Kismaayo ayaan maamulkeeda ka mid noqonayaa, laakiin adiga iyo Mooge meeshee idiinka bannaan?


  7. Mooge;920804 wrote:
    why is my good friend abwaan against kismaayo's locals forming an admin?

     

    warya abwaan, damjadiid yay jar kaa turin.

    Mooge haddii aad adigu Kismaayo maamul u shiseysid, Maxaa u diidaya in Gen. Inshacadde governor loo soo magacaabo? Aan kula taliyo ee adigu siyaasadda waa ku dhex waalatay. You cannot accept defeat? Give up man. Orod Maleesiya jaamacad u aad and come back after 4 years insha Allaah and better luck next time. Fabricating stories will not take you anywhere.


  8. Ducaysane;920256 wrote:
    Must be another Unuka, what else would it be good news for Abwaan. lol

    Duco hore ayaan u sheegay inaadan qumanayn beryahan. Waryaa nin Kaara-Mardha billad geesi ku qaatay maxaa qabiilkiisa iyo wuxuu yahay ku raacshey. Ninka kartidiisa ku qiimee ninyahow. Qof walba meel buu ka dhashay Soomaali geedaha ka soo baxday ma jirto.


  9. Breaking news from Abwaan....call it Exclusive.....iyo Waxaad doonto....Jeneraal Indho-qarshe ayaa loo badinayaa in loo magacaabi doono Talliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Indho-qarsho ayaa ah ruug-caddaa ka tirsanaa ciidanka Milateriga, billad geesina lagu siiyey dagaalkii 77. Waa nin sida la sheegay aad ugu wanaagsan jagadan. Good news....waa billow fiican haddii arrintaas rumowdo.


  10. Xiin wuxuu boor isku qariyaba his true colour baa soo baxay. Anigu roadmap baan taageersanahay iyo blah blah ma waxay dhashay inaad 2013 sheeko aan soconeyn meelahan la wareegto?

    Qofkii dooddiisu tahay guri baa la iga haystaa, waddanka dowlad baa ka dhalatay maxkamadana waa leeyahay ee ha doonto, markii loo soo diido wixii uu rabo ha sheego oo ma xumo inuu cabtaa, laakiin adigoo laga yaabo aanba guriba lahayn sida xiin oo aqal Soomaali degannaa markii dagaalladu dheceen inaad ku dooddo gurigaygii halla i siiyo waa wareer. Xaggee guriga lagaa siin horeba umaadan lahayne? Ma dad guryahood baa lagu siin? Taas macneheedu ma ahan inaan guryo dadoow la haysan. Sidaan qabo waa la haystaa oo weliba Soomaali oo dhan baa laga haystaa haba loo kala badnaadee.

     

    Horta Guryaha iyo dhulalka dowladdu lahayd ee inta Magaalo la dhistay sida Muqdisho, Kismaayo, Gaalkacyo, Beledweyn, Baydhabo, Garoowe IWM la deggan yahay iyaga waxa la haystose mallagu daray?