Sophist

Nomads
  • Content Count

    2,095
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Sophist


  1. Bed ridden as a result of food poisoning and expected to give a lecture on Public law at the local University. Oh well, come what may.

     

    PS: JB, I am on my way next week insha Allah. This time the Martisoor has be to lavish!

     

    S


  2. Xiinoow, runtii ninku nin sahlan ma aha. Anigu waxaan is lahaa siyaasad ayaad maantoo idil kawada hadleysaan, laakiin caano geel oo la keriyey ayuu iga dhargiyey!.

     

    Anigu waxaan u sheegey inay ku haboobaan laheyd inuu furto tourism agency.

     

    Oodweyne waxaad ka heleysaa meesha layiraahdo Wembley, in London.

     

    S


  3. Waxaa hubaal ah in dad badan oo halkaan wax ku qora oo lagu yaqaano xifaalo iney runtii ka duwan yihiin shaqsiyada ka muuqata shaashada. Waxaan is lahaa markaad la kulanto JB waxaad ku mashquuli doontaa inaad ka doodaan siyaasada guracan ee uu ee mininsan yahay, laakiin arinku sidaas ma uusan noqon.

     

    Waxaan ku kulanney hotelka layiraahdo Maansoor oo ahaa meeshii uu degaan kayku ahaa. Runtii waji furan oo rayn-rayni ku jirtu ayuu igu soo dhaweeyey. Intaan wada joogney marnaba siyaasad ka ma aanu wada hadal. Wuxuu ahaa martisoore wanaagsan oo dhaqankii Soomalida layu yiqiin uu biyo dhigey.

     

    Inkastoo wakhtigu aad iigu yaraa oo aan Garowe usoo socdey shaqo awgeed, hadana JB wuxuu magaalada si doora iigu xiiso geliyey si aan qoraal lagu soo koobi karin.

     

    Magaalada Hargeysa insha Allaah waan kusoo noqon doonaa.

     

    S

     

    PS: Waryaa JB tour guide agency furo ninyahow; SOL memberis kaliya ayaadba ka dhergeysaa :D


  4. Dalmar,

     

    Please dont tell me what SSC people want. I have sat with all most all the Isims from this part of Puntland- yes this part of Puntland. I also had a long but fruitful discussion with Garad Jama who to most seems to be against Puntland but ISNT! Garad Jama has some concerns and hopefully those will be addressed by his colleagues.

     

    In Garowe, the educated, the officers and the business people from LA are in numerous in number. All the Isims apart from Garad Jama were here (including Garad Abdulahi Garad Sofe Duran) thus they see their fate with Puntland so as the majority of the people. Now that does not mean people are terribly happy with what is happening on the ground (what Ina Qowdhan and the vice president et al are disgraceful) but it can be corrected and it will be corrected Insha Allah.

     

    Las-Anod issue

     

    Let us wait and see what comes out of the meeting. I shall be going there as an observer tomorrow insha Allah.

     

    Sophist


  5. Xiinoow, the shir will begin tomorrow as Garad Saleebaan will be going there tomorrow.

     

    As you know I am Garowe and I had the pleasure of sitting with Garad Saleebaan last night. The man was full of exuberance and his confidence astonished me. I just hope the young Garad Jama will let Xaglatoosiye fall of his back smile.gif

     

    Sophist