Qudhac

Nomads
  • Content Count

    1,751
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Qudhac

  1. Originally posted by SOO MAAL: Thank you Nayruus, I only on day in the future Somalis will embrace patriotism, democracy, freedom of speech, accepting the wish of majority, respecting minority rights, and solving the problem through peaceful, And abandoning violence. pretty much seems somaliland you describing to me ones Utopia is ones reality
  2. Horn are you suprise that they are in gedo or any part of somalia considering the 200+ fools in kenya are all agents of addis sababa and take their orders direcly from them in return for money and weapons so its only matter of time before they make their intentions clear
  3. you see this is why somalis as race have failled in life and failled miserebly because they are friking appologist for every murderer there is an idiotic appologist willing to put his hand on his eye and drool up some excuses, for every warlord and sychopath responsible for genocide of woman and children there will be someone weaping up some excuses for him. no wonder today the 200plus worst warlords and and the perpotrators of genocide are at the helm of somalia today your destiny in their hands and you will find people clapping their hand for them on dailly bases, "hey what the heck when i am done with the killing and looting i will just go abroad and more idotic somalis will dance for me and weap up some excuses for me" is the motto of every maniac.. wind talker wrote Cali Samatar was merely a MEMBER of the Somali government i rest my case if the vice president of somalia, the commander in chief of the somali armed forces cannot be answerable for his actions then who the heck is.. am sorry where does it say when you reach certain age you cannot be held responsible for your actions, please stop being an appologist and just to make things clear if anyone has case against Riyaale then they should go after him as well but since they voted for him to be their leader i assume they dont have alot againt him but.
  4. someone is obsessed with qabiil these days :rolleyes: i think cabud waaq thing got to his head
  5. someone is obsessed with qabiil these days :rolleyes: i think cabud waaq thing got to his head
  6. someone is obsessed with qabiil these days :rolleyes: i think cabud waaq thing got to his head
  7. lool after all that effort someone bursted their own balloon (C/Y AND PRINCIPLES)
  8. we wish you happiness and prosperity :cool:
  9. we wish you happiness and prosperity :cool:
  10. horn indeed they took over the maaliyad building about a month ago which they still have to this day, they took over bossaso central bank a week ago and now they took over government buildings in garoowe
  11. Horn yes what has happened has happened..... TUKE BURNING YOUNG BOY ALIVE
  12. like i have said before No hiding place left for those who commited crimes and such individuals will be hunted down and justice serve. like those before him he will taste his medicine this is TUKE BURNING A CHILD ALIVE in the distric of Gabiley...
  13. Qoyska Gen. Max’ed Cali Samatar oo Taageero Doon Ku Yimid Minnesota By: Abdirahman Ceynte Minneapolis , MN – HOL. Shir kooban oo eey soo qaban qaabiyeen Somali Justice Advocacy Center iyo shaqsiyaad kale, laguna taageerayey qoyska Jen. Max’ed Cali Samatar ayaa maalintii Sabtida ee December 25-ka aheyd lagu qabtay qol yar oo ku yaalla Hoteelka Holiday Inn ee agagaarka xaafadda Somalidu ku badan tahay ee Cedar ee magaalada Minneapolis. Kulankan ayaa lagu tafatiray dacwo ka dhan ah Jen. Max’ed Cali Samatar iyo Yusuf Cabdi Cali (Tuke) oo labadooduba saraakiil sar sare ka ahaa xukuumadii Max’ed Siyad Barre. Dacwadan, oo nuxurkeedu yahay xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha oo eey sheeganayaan mudaciin Soomaaliyeed ayaa ka furantay gobolka Virginia oo ah halka eey labada sarkaal-ba deggan yihiin. Wada tashi dheer kadibna, waxaa la isku af-gartay in la sameeyo guddiyo isku xira taageerada Jen. Max’ed Cali Samatar, siina amba qaada. Jen.Max’ed Cali Samatar waa sarkaalkii ugu sareeyey ee Ciidankii Qalabka siday darajo wahaan. Talis ahaana, wuxuu ahaa qofka labaad ee Madaxweynaha ku xigay. Ra’iisul Wasaare iyo Madaxweyne ku xigeene wuu soo noqday. Waxaa kaloo la sheegaa inuu la taliye soke u ahaa Madaxweynaha. Dacwad Madani ah ayaa lagu soo oogay Mr. Samatar November 10, 2004. Mudacayada dacwadan oo lix qofood ah ayaa hal qof oo kaliya ka magacaaban yahay. Waana nin la yiraahdo Baashe Cabdi Yusuf oo sida dacwada ku qoran ku nool Atlanta, Goeriga oo Mareykanka ah iyo affar Somalia ku nool, halka uu mid kamid ahna dalka Kuwait ku nool yahay. Mr. Baashe ayaa sheegtay in isagoo la shaqeynaya hey’ad UFFO la yiraahdo, oo wax ka qabata horumarinta iskuullada iyo istibitaalada, la xiray, laguna tuhmay “Khiyaamo Qaranâ€. Taas oo dil xukunkeedu ahaa. Toddoba sano ayuu ku soo liqay xabsi Muqdisho u dhow, halkaasna lagu jirdili jiray, sida uu ku sheegtay. Mudaca ku nool Kuwait oo aan magiciisa dacwada ku qorneyn ayaa sheegay in isagoo arday jaamacadeed ah 1989 la qabtay, markii “ragga Isaaqa ah ee Muqdisho deggan†la hareereynayey, waa sida dacwada ku dhigane. Wuxuu sheegay in xeebtii Jaziira la geeyey isago iyo tobanaan kale, deedna iyadoo shan shan la isu tooganayo uu isagu dhaawac fudud soo gaaray, ha yeeshee uu meyd iska dhigay. Kadibna carrada lagu duugay. Halkaas oo uu iska soo faagay markii askartu baxeen, kadibna baxsaday. Yusuf Cabdi Cali (Tuke), eedeysanaha labaad, oo aad moodo inuusan taageero midda Mr. Samatar helay u dhiganta uusan helin, ayaa horey looga masaafuriyey wadanka Canada bishii October ee 1992, kadib markii eey dowladda Canada ku heshay “waxashnimo xag jirtaâ€, waa sida dacwadiisa ku qorane. 1993 ayuu Mareykan yimid, halkaas oo uu daganaansho joogto ah dalbaday, isagoo ku dhaartay inuusan wax danbi ah galin, markii uu arjiga buuxinayey. Laakiin 1994-tii ayeey Waaxda Socdaalku ku amartay inuu Mareykanka isaga huleelo, ka gadaal markii “uu is daba marsiiyey xogta arjigiisa deganaanshaha†Kadib, si iskiis ah ayuu Kenya isugu masaafuriyey. Misana 1996 ayuu soo rogaal celiyey, laakiin markan xaaskiisa oo dhalasho Mareykan ah heysata ayuu ku soo biiray. Laakiin Waaxda Socdaalkuna 1998 ayeey ku soo rogaal celiyeen oo xireen, iyagoo ku eedeeyey inuu “is daba marsiiyey arjigiisii 1993-daâ€. Hase yeeshee, qaalli ayaa markii danbe xukmiyey in arjigii Tuke ee 1993 uusan aheyn “mid hadda jiraâ€, isla markaana uu Tuke ka tanaasulay arjigaas. Sidaas ayuuna Tuke tan iyo waagaas isagoo xor ah ku joogaa Virginia. Maxaa Mareykan Keenay Dacwad Soomaaliyeed? Khabiir ku takhasusay sharciyada oo aan ka wareystay sida Dacwad Madani ah qof Mareykan jooga loogu soo oogi karo, isagoo lagu heysto danbiyo uu meel kale ku galay ayaa ii sheegay in hadii dowladda Mareykanku saxiixdo heshiis caalami ah, sida midkii Geneva oo kale, Aqalka Odayaasha iyo Madaxweynuhuna ansixiyaan, uu sharcigaas iyo ciqaabihiisaba ka dhaqan galayo cariga Mareykanka. Isagoo kamid noqonaya “Law of the Land†ama qaanuunka dalka. Deedna cidii danbiyadaas xitaa wadan kale ku soo gashay lagu soo oogi karo. Afhayeenkii qoyska Mr. Samatar, Dr. Cali Axmed Nur oo ka soo socdaalay dalka Canada, eeyna la socdeen Zahra iyo Yusuf oo kamid ah caruurta Mr. Samatar ayaa hadalladiisii waxaa kamid ahaa : “ Walaalayaal: Sida aad la socotaan bishii November 11, 2004 ayaa waxaa dacwad madani ah lagu soo oogey mudane Maxamed Cali Samatar, dacwadaas oo aan ahayn mid xaq ah, oo raadkeedu yahay caddaalad darro ee ah mid looga dan leeyahay in odayga Maxamed Cali Samatar ah sumcaddiisa iyo karaamadiisa lagu dilo, loogana xayuubsado hanti wax alla iyo wixii gacantiisa ku jirta. Walaalayaal: Anaga ma idin lihin dembiile daafaca, mana idin lihin maamulkii dalka ka jirey iyo kuwii sannadihii ka dambeeyeyba wax ay dembi oo galeen ma jirto. Hase yeeshee ma qabno in ay tahay xaq in mas'uuliyiintii dalka Soomaaliyeed maamuleysey oday Samatar oo keliya laga soocdo, loona muujiyo dembiilaha keliya ee geystey dhammaan tacadigii dhammaan ka dhacay dalka Soomaaliya.†Wuxuu kaloo Dr. Cali sheegay in ololahan eey ka sii wadi doonaan gobollo kale, sida Ohio, Seattle, California iyo xitaa London, U.K. Wanla-Weyn Necbi? Mid kamid ah dadkii halkaas isna hadallada taageerada ah ka soo jeediyey, Dr. Hussien ayaa tibaaxay inuu aad uga xumaaday falka loo geeystey Max’ed Cali Samatar. Wuxuuna raacsiiyey in dacwaddani eey “Qabyaalad†salka ku heyso, isla markaana “eey Wanla-weyn necbi tahayâ€. Oday Soomaaliyeed ayaa isna ku daray in dhacdadan eey tahay “heyb raadsiâ€, isla markaana eey sii ballaaraneyso hadii aan wax laga qaban. Laakiin Afhayeenka reer Max’ed Cali Samatar, Dr. Cali ayaa diiday in eey jiraan beel ama beelo Soomaaliyeed oo isku wada raacsan dacwadda Mr. Samtar, mar uu ka jawaabayey su’aal aheyd “ ma jiraan gobollo ama beelo habeysan oo abbaaraya Max’ed Cali Samatar?†Zahra Max’d Cali Samatar ayaa iyana si qiiro leh u muujisay sida eey ugu faraxsan tahay “taageerada loo muujiyey†aabaheed. Waxeeyna sheegtay ineey iyadoo hurdaba ladi la’a eey la soo xiriirtay Cumar Jamal, Madaxa Somali Justice Advocacy Center oo ah xarun aalaaba u doodda xuquuqda Somalida ee Mareykanka, gaar ahaan Minnesota. Kadibna uu Cumar Jamal walwalkeedii in badan ka yareeyey. Dhismo Guddiyo. Gunaanadkii kulanka ayaa dhidibada loo aasay saddex guddi oo kala ah: Guddiga hagista, guddiga dhaqaale uruurinta iyo guddiga warbaahinta. Guddiga hagista oo qeybta libaax ka qaadan doona isku xirka taageerada Max’ed Cali Samatar ayaa waxaa lagu daray qaar kamid ah odayaasha Magaalada iyo Cumar Jamal. Halka guddiga dhaqaale uruurinta eey kamid tahay Faadumo Hiirad oo aheyd wariye qaran iyo dhowr qofood oo kale. Xarunta dacwadan gacanta ku heysa Center for Justice & Accountability ayaa caan ku ah daba gal eey ku sameeyso saraakiisha reer Latin America ee geystay danbiyada Xuquuqda Aadanaha ka dhanka ah. Barta eey xaruntu ku leedahay Internet-ka ayaad ku arkeysaa tiro fara badan oo saraakiil Latin America u dhashay oo Mareykanka laga masaafuriyey. Kiiska Max’ed Cali Samatar & Yusuf Tuke-na meesha ugu hooseysa ayuu ku qoran yahay. Taleefonadii aan u diray iyo fariimihii aan u dhaafay toona iguma soo celin xaruntu wali, lagana yaabee ineey salka ku heyso xilliga fasaxyada ee lagu jiro Mareykanka. Ma ahan markii ugu horreeysay oo saraakiil ka tirsan dowladii Siyad Barre lala beegsado dacwooyin noocan oo kale ah. Bishii July 15-keedii ee sanadkan 2004 ayeey Wasaaradda Ammaanka Qaranka Mareykank, gaar ahaan Waaxda Socdaalku masaafurisay Qaalli Soomaaliyeed oo la yiraahdo Cabdi Cali Nur Max’ed oo loo yaqaanno “Qaalli Nuurâ€. Isagoo lagu soo oogay inuu amar ku bixiyey in la xasuuqo dad rayid ah, qabiilkooda iyo fikirdooda dartiis, meel u dhow magaalada Hargeysa ee Somalia. Sidee loo arkaa dhacdooyinkan? Fikrado kale duwan oo iska soo horjeeda baa jira. Qaar baa u arka in dacwooyinkani eey u xuubsiibteen nidaam qabyaaladeed. Isla markaasna uu hurin karo colaadda dhex taalla beelaha Soomaalida, gaar ahaan Puntland iyo Somaliland. Halka qaar kalena u arkaan ineey tahay caddaaladii oo caga yeelatay. Waxeeyna ku doodayaan in nidaamkii Siyad Barre uu si ula kac ah u sifeeyey beelo kamid ah Somalida, isla markaana eey haboon tahay in saraakiisha ka jooga nidaamkii Siyad Barre la dabo galo, meel walba oo eey joogaan, gaar ahaan wadamada Galbeedka ee u dhaga nugul xadgudubyada xuquuqda aadanaha. Sheegid waxaa mudan in is qabqabsiyada ka dhax aloosma Soomaalidu eey badanaaba midabyo kale yeeshaan durbadiiba, gaar ahaan kan qabyaaladda. C/raman Ceynte Hiiraan Online Minneapolis , MN
  14. Wasaarada Arrimaha dibeda ee Mareykanka ayaa laga soo xigtay ineysan aqoonsaneyn Dowlada Soomaaliya ee lagu dhisay shirkii diob u heshiisiinta ee ka dhacay Kenya, arrintaan ayaa soo baxday markii la isku dayay in taageero looga helo Maamulka Mareykanka dhibataadi ka dhalatay dadaadkii Tsunami ee bariga fog ee Aasiya soona gaartay Soomaaliya, waxaana la sheegay in hey’ada USAID ee Mareykanka oo hoos tagta Wasaarada Arrimaha Dibeda ee Mareykanka ay dhibaato ku keentay sidii gargaar ugu fidin laheyd iyadoo Mas’uuliyiinteedu ay sheegeen in Wasaarada Arrimaha Dibeda ee Mareykanka ay u caddeysay ineysan aqoonsaneyn Xukuumada cusub ee Soomaaliya
  15. Ciidamada Daraawiishta iyo kuwa Booliska oo Qabsaday Xarunta Barlamaanka Garowe. {Bosaso} Ciidamada Booliska iyo Kuwa Darawiishta ayaa Maanta qabsaday Xaruntii Barlamanka Puntland lama Garanayo sababta kaliftay arrimahaan Balse Maalmahan waxaa Punland ka jiray Ciidamo Gadoodsan oo qabsanayey Ilha dhaqaalaha iyo meelaha kale e Laf dhabarka ah. Maalmihi ugu dambeyey ayaa Taliyiihi Booliska Puntland e uu xilka ka qaday Nuur Salaad waxaa uu waday Olole uu ku diidanyahay xil ka qaadistiisa isagoo dhowr jeero hore warbaahinta u sheegay in xilkaqdistiisa ay tahay Mid aan wafaqsanayn Sharciga Booliska iyo Kan dasturka. Ciidamadii Saakay qabsaday ayaa la sheegay in ay ahyen kuwa u badnaa Ilaalada Labada Mas'ul ee C/Laahi Jaamac oo Darwiishta ah iyo kuwa ilalada u ah Nuur Salaad mana jirto ilaa iminka wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Maamulka Puntland kuna saabsan Ummurtaan. Bishaan gudaheed ayey ahyd Markii Ciidama ka socda Booliska ay Qabsadeen Xarunta wasaaradda Maliyadda iyo Bankiga Garowe oo ilaa iminka aan wax xal ah laga gaarin iyadoo Todobaadki tagana ay Ciidamada badda ee Dowlad Gobaleedka Puntland Qabsadeen bankiga Bosaso iyo Xarunta Maamulka Bari.
  16. somaal it seems you are bit obsessed with somaliland aint you boy, listen the fact that you have savages running your country is not the fault of ethopia so stop the calaacal, what our relationship with ethopia is non of your damn bussiness if you hate them well thats your problem do it on your own we went past those fake cries of crodile tears that weve seen so many times. To be honest you just same to us two neighbouring countries the only difference is the only thing that comes from your side is caos, murders, and terrorist, dont think inaan idin kala jecelnahay.
  17. ^^^ unlike some other people my friend we dont really needed them as we stand on our own two feet, unlike you my friend who has become an enigma to the world as they take turns to bottle feed you and change your daipers.
  18. Horn he might be stooge of ethopia but they cant really offer him with any financial help which and he knows it thats why he is running around arab states being shunned by the most important players and he is left with glamorous task of meeting "ardayda somaliyeed" hehehehehe by the way when you say somaliland is not even in the picture you say it like that is a bad thing because if you mean we are not running around with begging bowl to every tom and harry then yes you are right we are not stooges like the ina yeey and salad boy who both belly dance for eigher deg cas or amxaaro. smith and your hopes are jbouti and yemen.... qix qix qix qix am afraid to say the begging bowl will be staying empty.
  19. http://www.somaliweyn.com/pages/news/Dec04/28dec10.htm read and weap boy
  20. ^^^^^ there is no need inaad dhagax ducatid, we all know there are two opposing political foriegn powers that influence somali politics these two political ideologies whose opposition battle has absaloutely nothing to do with somalia will shape and decide if this government will ever survive, the first being ethopia who bought the presidency for abdullahi yusuf and the other side is egypt and other arab states who are fighting for political control of the river Nile, so to put it bluntly a government backed by ethopia will never get the support of any meaningfull arab state and more importantly they wont give them a cent. while ethopia has no meaningfull financial power to compete with the arab state instead they have the power of "meddling" and warlords who they use as stooges to unsettle politics in somalia. so withough crying about somali republic and how egypt loves you so much actually my friend they couldnt care less about you are just being used by anyone who has political intrest and who ever stooge agrees to their demands will be your master
  21. Dowladaha Liibiya iyo Masar oo ka baaqsaday Shirka 4 hogaamiye ku leh Magaalada Khartoum. { Suudan} Warar goor dambe ka soo baxay kulanka 4 hogaamiye saaka ugu bilaabanaya Magaalada Khartoum ee xaruunta dalka Suudan ayaa sheegaya in dowladaha Liibiya iyo Masar ay ka baaqsadeen kulankaas, in kastoo aan la sheegin sababta ay ku diidan in ay ka qeybgalan shirka. Madaxweynaha Suudan Jen Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa xiriir kala duwan la sameeyay sida la sheegay balse waxay ka cudurdaarten I ay ka soo qeybgalan shirka, iyadoo ka maqanaashaha shirka Liibiya iyo Masar loo arkay in ay ka soo horjeedan dowladda Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed. Shirk Goboleedkan ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya Madaxweynaha Yaman Cali C/lla Saalax, Madaxweynaha soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo isagu la sheegay inuu goobjoog ka ahaan doona shirka, Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Meles Zanawi iyo madax kale oo ka tirsan IGAD iyo Carab, sidoo kale waxaa ka soo qeybgalaya Xog-hayaha Guud ee Jaamacadda Carabta Caamir Muuse. www.widhwidh.com ************************************************** i think we all agree this developement is massive blow to embaghati lots survival as we all know in the arab world these two are the major donors to somalia and alot of people were looking at these two states for the vital funding needed to keep the bloated government alive.. indeed this government is looking more and more hopeless and pennyless, alot of people are even questioning whethere this government will ever set foot in somalia
  22. BLA BLA BLA BLA BLA another day another disselusioned warlord and homeless individuals wondering about in kenyans pigs farm looking for somaliweyn under the dirt its the 21century and they are bussy telling kenyans about issaq and hawiyes and darods and 4.5 and 4 and two oranges :eek: :eek: these people never escape from jaahilnimo
  23. orliqade am sure you really care about this young girl welfare and it has nothing to with propaganda (thats why we discussed this in the political section) its one thing being cheap and going low but its cowardly to pretend to care and to be doing it for humanity weap!! weap!! lets get reall you dont really give a damn about her and nor do I in reality say what like but am atleast being honest with myself SHOCK HORROR :eek: :eek: was she raped?? maybe, maybe not, am i condoning this behavior if this allegation is true ofcourse not, but i dont pretend that this awfull act called rape is not part and parcel of somalis society even though we pretend its something allein to us (pssst pssst its actually common act that befalls alot of somali woman, more than we would like to admit). so while its easy to condem this incident nevertheless its important to put things into context interms of it being one case amongs hundreds of cases, its easy to just be emotional and be drowned in human ordeals but you cannot judge everything and everyone in one individuals case.
  24. i bet if amiir or any one of you was given the joice of where he would like to be traid if had to choose he would choose somaliland above any other destination in the somali peninsulea ofcourse in countrys justice systems there is always going to be cases like this that crop up, its like the arabs who constantly critize the west justice system yet given the joice every arab would prefer to be tried in USA before any other arab state. Further more if this case or humdred like it happened in somalia then i can assure you people wouldnt flinch a eyelid which is a sign that our system is working generally as there is an expectation there.