Saxardiid

Nomads
  • Content Count

    488
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Saxardiid

  1. WAFDIGA MADAXWEYNAHA OO SI WANAAGSAN LOOGU SOO DHOWEEYAY MAGAALADA BUULO BURD Wafdigii Madaxweynaha ee sakay ka ambabaxay magaalada Jowhar ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa daqiiqado kahor ku hakaday magaalada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan halkaasoo si wanaagsan loogu soo dhoweeyay. Xasan Cali Maxamuud Dhegey oo ah Wasiirka Warfaafinta Gobolka Sh/dhexe oo ka mid ah xubnaha wafdiga Madaxweynaha ku wehliya ayaa khadka Isgaarsiinta iigu sheegay mar aan la xiriiray in haatan ay ku sugan yihiin magaalada Buulo Burde isla markaana si wnaagsan loogu soo dhoweeyay, isagoo intaa ku daray in ciidamadii iyo gawaaradii galbineysay oo gaaraya 100 la wareegeen amaanka Gobolkaas maamulada ka dhishan Gobolka Hiiraan. Wafdigan ayaa lagu wadaa in booqashadooda Baladweyne kadib ay u baqooli doonaan gobolada kale ee dalka gaar ahaan magaalooyinka Baydhaba iyo Gaalkacyo. www.midnimo.com
  2. Mashaa Allah. I'm totally delighted with this piece of new. Things start moving little bit faster. I hope they use the momentum to establish themselves somewhere in the country.
  3. Innaa Lilaahi Wa'innaa Ilayhi raajicuum. Allaha u naxariisto Islaan Maxamed.
  4. Originally posted by Jumatatu: Sheekoy ku nacey..! Which Somali national force are you talking about..? One which will be reconstracted by all willing somalis. Any tribe, group or individual who choose to be left out that's entirely their problem. The old army will be used as long as they fit the purpose and can domostrate their loyalty to the nation and the president. And while you are at let me ask you this as well, Somali national army fighting a armed Somali militias, doesnt that constitute a civil war..? Maybe but fighting against looters, killers, rapests, drug barons, kidnappers and anyone that supports them constitute national salvation not a civil war. One thing for sure, even if as you said civil war starts again it will be the one that will decide the future of our country. Furthermore to say your hypothetical situation is true and that it will be a conducted by a 'Somali national Army' why do they need foreign troops then? Everyone knows we don't have a national army. What we have at the moment is tribal based groups which are not capable to trust each other let alone help somalia to stand her feet again. But hold on for few more months (6 to 9 months don't qoute me on this sxb ) we may insha Allah see the first somali national army we can all be proud of. Are they not capable, mise waa kuwa horey wax uu qadi waayay , wana lo dad badsana hada..? if you meant the army that was under the last govt yes they failed, that is why we don't have a national govt for more than 14 years. Lool Somali National army kulaha. Kuwa oo Xaaji C/llahi uu qalab aruursanayo iyaga mahiin? I know the opponants of the new somalia always use different colours. So you better tell folks back in mogadishu odey C/llahi isn't joking so they better fall inline or else ......
  5. Originally posted by Ameenah: ^^ Habaar xumaa qofku, ma geel baa laga dhacey? How many centuries we have to endure the wrath of this curse, I wonder? I suggest you gather up all the wadaads you know walaalo…we’re gonna have to do a mass duco of some sort – or we’ll be forever cursed as the biggest cawaans of planet earth. :mad: Amin Amiin Amiin I couldn't stop laughing at sametime scared. acuudu bilah. Allow sahal amuuraha. We have to do lot of duco all and everone of us.
  6. Nuruddin Foreign force in Mogadisho will be the end of this government. Because if only one african solder kills an innocent civilian hell will brake out. Bro this time is different. The peacekeepers aren't those who will conduct the real fighting, if it ever needed, but would be somali national army. The role of the peacekeepers will be to secure the federal buildings and training of the police, military, and so forth. The stakes are too high this time and failure is not an option. This time we have a battle harderned president who fully understands the real issues that our country is facing. Now or never.
  7. Oh dear, Somalida xageebaa laga habaaray? kii nahabaaray baa waa hore geeriyoodayoo si aan uga duceysanana garanmeyno
  8. Why only groups like islamic courts, some militia leaders such as Ato, Sudi and Qanyare are against the deployment of foriegn troops in the country? 14 years of civil war produced these groups and they don't want lose their influance but are we going to let them carry out their distruction. I don't think so. The president showed leadership by setting effective policies and winning the arguement while his opponants cry foul in the media. From the first day he said he will give somali people security and stability and he is on course to achieve just that. Considering the coution support from international community, lip service from AU, hostile reaction from the Arab world and indifference from our colonial powers, the president has no choice but to milk out whatever he gets from Ethiopean and to lesser extent from Kenya, Djabouti etc. What can i say about somali people, most of them are powerless and pry to see the day their nightmare finished. I hope soon they will see the daylight rather than later.
  9. I think Ato came to calculation that he will lose most of his power if the govt. functioning in Somalia. He can scream or shout but the train started to move though a bit and will never stop for the likes of Ato, sudi. The president is in tune with ordinary people who are routinely had to put up with Ato and his likes. The momentum is with the president and not with those old warlords. Since when Ato become a national hero? Everyone knows its one of Ato's old tricks but who will buy it? Not me and certainly not the president.
  10. Let the game begin! Wafdigii Dowladda KMG ah oo soo gaaray Magaalada Muqdisho Wafdigii ka socday Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho kadib markii ay ka soo kictimeen magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo dadweyne aad u fara badan dhooban yihiin Banaanka hore ee Hotel Saxafi, halkaas oo wafdiga dowlada degi doonan. Wafdigan oo ka kooban 28 Xubnood ayaa waxaa ka mid ah Xaaji Muuse Suudi, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), Maxamed Cabdi Yuusuf iyo xubno kale ayaa waxaa soo dhaweeyay Maamulka Gobolka Banaadir iyo boqolaal Baabuurta Dagaalka ee loo yaqaano Tiknikada. Dadka meesha isugu yimid oo u badnaayeen Dumar iyo Carruur ayaa waxay wateen boorar ay ku muujinayeen sida ay u taageersan yihiin imaansha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Magaalo madaxda dalka ee muqdisho. Wafdiga ayaa waxay ku sugan yihiin Hotel Saxafi ee Magaalada Muqdisho halkaas oo lagu soo dhaweeyay, iyadoo Maamulka Gobolka Banaadir muujiyeen sid Xildhibaan C/llaahi Geeddi Shadoor oo ka mid ah xubnaha Wafdiga ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay qaabka loo soo dhaweeyay wafdiga, wuxuuna ugu baqaay dadka reer muqdisho inay sidoo kale soo dhaweeyaan dowlada inta ka harsan. :Aad baan ugu farax sanahay sida la noo soo dhaweeyay, sidoo kale dadka waxaan leeyahay waxaa joognaa dalkeena hooyoâ€ayuu yiri Maxamed Cabdi Yuusuf oo ka mid ahaa wafdiga Dowladda federaalka ee maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Sabtida imaan doona Magaalada Muqdisho Sida uu Maanta Bogga midnimo u sheegay Prof Maxamed Cumar Dalxa oo ah Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka soomaaliya maalinta sabtida ayaa la filayaa in 50 xubnood oo ka kala tirsan Baarlamaanka iyo Golaha Wasiirada oo uu hogaamanayo Guddoomiyaha Baarlamaanka shariif Xasan soo gaaran Magaalada Muqdisho. Wafdiga Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa la sheegay inay socdaalkoda daba socda kan maanta muqdisho ku imaanayaan xubnaha Dowladda federaalka soomaaliya ayaa waxay doonayaan inay dadka muqdisho kala hadlaan imaanshaha dowlada xaruunta dalka soomaaliya, in laga guuro goobihii hantada Guuud iyo arrimaha nabadgalyada. Mr Dalxa waxaa uu sheegay in socdaalka Guddoomiyaha Baarlamaanka ay muhiim u tahay dowladda KMG ah, sidoo kale waxaa uu sheegay in 37 xubnood oo ka kala tirsan Baarlamaanka iyo Wasiirada ay booqan doonan magaalooyinka Maamul Goboleedka Puntland. Midnimo Information Center
  11. Both are murderers so why you so interested whether they meet or not? :confused:
  12. “Kings, when they enter a country, despoil it, and make the noblest of its people its meanest thus do they behave.†[Quran: 27.36]
  13. Nice and simple. Just one of them.
  14. Welldone MPs for your vote of confidence for the government. I hope they won't disappoint you or us by staying Nairobi for longer period of time.
  15. Originally posted by AYOUB_SHEIKH: Originally posted by rokko: [qb] Wasiirka Cirka iyo Dhulka Seriously WTF :confused: Where will his office be? Nice hotel with good security guards near LIDO beach.
  16. Find the difference? Raysul wasaaraha Soomaaliya Pro Cali Maxamed,Geedi ayaa Maanta magacaabay Xubnaha GalahaWasiirada Jamhuuriyada Soomaaliya Raysulwasaare ku xigeeno& Wasiiru doowlo yaal iyo Wasiiro ku Xigeeno isagoo ugu dhawaaqay Sidan , Rasul Wasaare Ku xigeen Eng Xusseen Maxamed Faarax Caydiid Dr Maxamed Cabdulaahi Jaamac Sifir Dr Saalim Caliyoow Ibroow Wasiirka Arimaha Dibada Prof Cabdulaahi Sh Ismaaciil Wasiirka Arimaha Gudaha Eng Xussen Maxamed Faarax Caydiid Wasiirka Garsoorka Sh Adan Maxamed Nuur Wasiirka Amniga Qaranka Maxamed Qanyare Afrax WasiirkaTastuurka& Arimaha Federaalka Cabdalla Deeroow ***** Wasiirka Qarshaynta Qaranka& Iskaashiga Gobolka Cabdi Risaaq Cismaan Xasan Wasiirka Horumarinta Daryeelka Qoyska Fowziyo Maxamed Sh Ibraahin Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Ibraahin Maxamed ***** Wasiirka Beeraha Xasan Maxamed Nuur Shaati Guduud Wasiirka Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bada Xasan Abshir Faarax Wasiirka Batroolka Yusuf Maxamed Axmed Xaraare Wasiirka Howlaha guud iyo Guryeenta Cusmaan Xasan Cali Caato Wasiirka Dakadaha iyo Gaadiidka Bada Cali Ismaaciil Cabdi Giir Wasiirka Cirka iyo Dhulka Ibraahin Adan Xasan Wasiirka Ganacsiga Al Xaaj Muse Sudi Yalaxow Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Maxamed Salaad Nuur Wasiirka Horumarinta Iskaasha tooyinka Maxamed Cabdulaahi Kaamil Wasiirka Daryeelka Naafada iyo Agoonta Xussen Ceelaabe Faahiye Wasiirka Tamarta Maxamed Nuuraani Bakar Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Cali Axmed Jaamac Wasiirka Warshadaha Cabdi Maxamed Tarax Wasiirka Dhulka iyo Deegaamaynta Moowliid Macaane Maxamuud Wasiirka Horumarinta Reer Miyaga Maxamed Maxamuud Guulayd Gacmodheere Wasiirka Dib u dhiska iyo dib u dajinta Bare Adan Shire Bare Hiiraale Wasiirka Caafimaad Dr Cabdi Casis Sh Yusuf Sh Ibraahin Wasiirka Waxbarashada Cali Cabdulaahi Cosoble WasiirkaTacliinta Sare Xussen Maxamed Sh Wasiirka Hidaha iyo Dhaqanka Cabdi Xaashi Cabdulaahi Wasiirka Deegaanka& Maraynta Aafooyinka Maxamed OsmanMaye Wasiirka Iskaasho Goboleedka Ismaaciil Maxamed Hure Baoobaa Wasiirka Hantida Qaranka iyo qalabaynta Maxamuud Sayid Adan Wasiirka Dalxiiska iyo Duurjogta Maxamuud Maxamed Xayd Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdulaahi Kaamil Wasiirka Dib u heshiisinta Jaaliyadaha Dibada Sh Adan Sh Maxamed Wasiirka Lacagta Dr Cabdi Kariim Axmed Cali Wasiirka Dhaqan Celinta iyo Tababarada Maleeshiyooyinka Bootaan Ciise Caalin WasaaradaAwqaafta Arimaha Diinta Cumar Maxamed Finish Wasiirka Shaqada iyo Horumarinta Shaqaalaha Saalax Cali Faarax Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Cabdulaahi Jaamac Daakir Wasiirka Cilmiga iyo Tajnoolijiyada Xasan Jaamac Sidoo kalle Raysul Wasaaraha Soomaaliya Prof Cali Maxamed Geedi waxa uu magacaabay Wasiiru Doowlayaalk kala ah 1-Ibraahin Sh Cali Xaafuun Dibada 2- Dr Qaalid Cumar Cali Xafiiska Madaxwaynaha 3- C/qaadir Xaaji Maxamuud Dhaqane Xafiiska Raysul Wasaaraha 4-Maxamuud Xareed Gaashaandhiga 5- C/rixmaan Adan Ibi Baarlamaanka& Xukuumada Wasiiro ku Xigeenada waxa ay kalo Yihiin Sidan Wasiiru ku xigeenka Arimaha Dibada Xasan Axmed Jaamac Arimaha Diinta iyo Awqaafta Sh Maxamed Nuur Badroolka Ibraahim Xuseen Cali Saalax Beeraha Maxamed Cali Bilaal bOOSTADA IYO iSGAARSIINTA C/kaafi Macalin Xasan Caafimaadka Dr Cusmaan Maxamed Maxamuud Dufle Dalxiiska7& dUURJOOGTA Geele Maxamed Adan Amniga Qaranka Cabdi Rashiid Maxamed Xidig Tastuurka iyo Arimaha Federaalka Maxamed Axmed Kulan Dhalinyarada Isboortiga Bashiir Maxamed Adan Dib u dhiska iyo dib u dajinta C/kariim Cige Guuled Gaashaandhiga Cumar Adan Xasan Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Cabdulaahi Axmed Cabdulle Ganacsiga Amiin Axmed Sh Garsoorka Yuusuf Maxamed C/qaadir Howlaha Guud iyo Guryeenta Wasaarada Tacliinta C/rixmaan Maxamed Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Cabdi Axmed Dhuxuloow Dhaqan Celintaiyo Tababarada Maleeshiyooyinka Dr Xasan ***** Yacquub Ikaashi Goboleedka Deeqo Jaamac Col ujoog Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bada Dr C/qaadir Nuur Caraalle Maaliyada Maxam,ed Xasan braahin Wasaarada Qorshaynta Qaranka iyo Iskaashiga Caalamiga Ciise Wehliya Maalin WasaaradaShaqada iyo Shaqaala C/qaadirSh Maxamed Nuur Wasarada Warfaafinta Salaad Cali Jeele Wasaarada Warshadaha Cabdulaahi Cabdi Wasarada Arimaha Gudaha Fahgmo Axmed Nuur Wasaarada DakedahaGaadiidka Bada Xirsi Adan Rooble Wasaarada HantidaQaranka iyo Qallabaynta Maxamed ***** Yaroow Wasaarada Dib u heshiisiintaiyo Jaaliyada DibaDA Maxamed Cismaan Qudub Wasaarada Waxbarashada Muqtaar Maxamed Yuusuf Wasaarada Horumarinta Miyiga Saciid Xasan Shire Wasaarada Macdanta iyo Biyaha Axmed Maxamed Cabdi Wasaarada Tamarta Maxamed Sh ***** Wasaarada Lacagta Mire Xaaji Faarax WasaaradaDaryeelka Naafada iyo Agoonta Maxamed Jaamac Wasaarada Horumarinta Iskaashatooyinka Xuseen Maxamuud Musse Wasaarada Dhulka iyo Deegaamaynta Xuseen Cabdi Salaad Wasaarada Hidaha iyo Dhaqanka Khdiijo Maxamed Diiriye Wasaarada Cilmiga iyo Tijnoolajiyada Xussen Maxamed Xuseen Wasaarada Deegaanka iyo MarayntaAafooyinka Maxamed Cali Daahiye Wasaarada Ku noqo beejka Cabdishakuur Cilmi Xasan ,Dayniile Muqdisho cabdishakuur@dayniile.com webmaster@dayniile.com
  17. Wasiiradii ku jiray liiskii hore waxaa lagi kordhiyey oo qur ah wasiiro cusub si loo buuxsho tirada ah 91 oo baarlamaanku oggolaaday .
  18. Originally posted by wind.talker: [QB] Let the fireworks begin! I'll have two Ugandan soldiers' heads and their tanks with that. Thank you! Their 'likes' aren't only in Mogadishu homie. They're everywhere in Somalia. Take a good look around.. We talking about battle hardened boys and nowhere else is more suited to use as example than Mogadishu. You can't apply 4.5 formula everytime, sometimes expert knowledge must be applied right.
  19. Originally posted by Qudhac: [QB] ^^^ since you speaking about beel beel sxb yaad u malaysay inay iska leeyihiin yagoori, adhicadey, laascanood xudun etc etc etc..its all the same to me. iska aamus sxb hays ceebayne. If you don't know the difference between the people you taking about, I suggest you read the history of that part of the former Somalia but this time give more attention to what it says about these points. 1. Early arrival of Colonial powers what people of Sool and Sanaag did. Never sold to them or recognised their authority over them including their borders. 2. What did they do when they felt their way of life was threatened? Surely they didn't go asking protection but they challenged them over 20 years until even ARF aircrafts were used. 3. What did they do in 1960? They unequivocally demonstrated their will not settle anything less than total and permanent reunification with their brother in the south. 4. What did they do in 1980s, 1990s and up to now? They refused secession in any cost. Never indorsed the slands constitution and didn't take part any elections. When Reyoole broke understanding between Egal (Allah yarxam) and people in Sool and visited LA they gave him a lesson he would never forget. 5. Ask slands army and they will tell you the difference between them and those from LA. So sxb with this little help from me you will now the difference. But about Beel Beel I leave that to your imagination.
  20. Originally posted by Nationalist: [QB] Saxardiid, this money is for immedeate shelter, food, water and medicine for the Somali Tsunami victims not for the Somali government's expenses. Kenya is allready taking care of that area. You making me worry now. The aid money should go straight to the victims not politicians either in Kenya or in Somalia. Pres. main problem is not Tsunami victims but Mogadishu warlords. Mr Kibaki's request must make him and the MPs head’s spin. Juma Pres. offer of 4 more ministers for Mogadishu warlords seem not working so he will be very delighted to have few more quid he can satisfy them better.
  21. Originally posted by Jumatatu: Damn you miss them so much eh? Well if you want to know Abdiqassim is in his hole in Mogadishu counting his losses and pondering where he went wrong as for the other two w*****s (Ato and Aideed jr) they are farting around in Nairobi.....
  22. Oo garan waayay wuxu waa gabaraan wax idin gaarsiinin If they scared about an armed girl isn't that explains why their army never reaches Laaso caano.
  23. I have almost respect for them, they never took part the civil war nor they exploited our resources. In serious note though it’s not that much money to be honest with you it can only pay for few weeks rent (i.e. hotel with full bodyguards) for the president. I hope more money will arrive buy out the warlords and their militia otherwise Doofaarey will be permanent seat for the government.