
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Go to the politics ,,,
-
Faysal Ali Warabe Outburst At North-East Somalia. (Audio)
Jacaylbaro replied to Cowke's topic in Politics
your rightful langaab seat in united federal somalia Taas waxba kaa odhan maayo ............. oo adigay kaa turjumaysaa ... Laakiin waxaad u baahan tahay inaad fikirkaaga fogayso oo aad Alshabab iyo intan yar aad kor uga kacdo ............... sheekadu intaad moodayso way ka dheer tahay adeer. -
Faysal Ali Warabe Outburst At North-East Somalia. (Audio)
Jacaylbaro replied to Cowke's topic in Politics
Waxaan ka baqanayaa adigoo MA JIRTO leh in dusha lagaaga soo dego ............. I remember back in the 80s when they were chanting the same statements "ma dhici karto in dowlada laga adkaado" "afartan injirta leh" ,,,, and sadly they never had plan B coz theyy were kind of sure inaan "dowlada" laga adkaan karin ,, -
This is Burco today:
-
-
Burco(Togdhnews). Hal askari ayaa ku dhintay laba kalena ww ku dhaawacmeen kadib markii maanta Boolisku ay hawlgal ku sameeyeen guri ku yaala dhinaca Bariga,gaar ahaan Xaafada Oktoobar, la sheegay in kuy jireen kooxo hubaysan oo haystay aalladaha wax lagu qarxiyo halkaasna ay boolisku kala kulmeen tacshiirad. Hoggaanka ciidanka booliska gobolka Togdheer Col.C/Raxamaan Fooxle ayaa TogdheerNew u sheegay inay hayaan laba ka mid ah kooxdii guriga ku jirtay,isla markaana ciidanka booliska uu ka dhintay hal askari ,laba kalena ka dhaawacmeen,wuxuuna taliyuhu intaa ku daray in ay qabteen hubkii iyo aaladihii loogu talogalay inay wax ku qarxiyaan oo isugu Miino,Rasaas iyo aalado kale. Kooxdan guriga ku jirtay ee hubaysnayd ayaa la sheegay inay booliska u soo sheegeen dadkii dariska ahaa kadib markii ay ka shakiyeen dhaqdhaqaaqa ka socday gurigaas,waxayy kaloo dadka dariska ahi sheegeen in kooxdani ay labadii maalmood ee u dambaysay soo galeen guriga. Tirada kooxdan ayaa lagu sheegay lix qof oo laba ka mid ah hadda gacanta lagu hayo.Arrintan ayaa ku soo beegantay wakhti lagu jiro ololihii doorashooyinka, iala markaana 26-ka bisha Juun la filayo inay qabsoonto doorashada madaxtooyadu.
-
Hargeysa (Somaliland.Org)- Inta la ogyahay hal Askari ayaa geeriyooday, 2 qof oo Saraakiil Ciidamada Booliska ka mid ahna waxa soo gaadhay Dhaawac ka dib markii maanta dhinaca bari ee magaalada Burco dagaal ku dhex maray Koox la tuhunsan yahay inay wadeen falal Argagixiso ah iyo Ciidamada Booliska. Siday Wararku sheegayaan dagaalkann ayaa qarxay ka dib markii Ciidamada Boolisku ay hawl-gal ka fuliyeen Guri ku yaala xaafadda Octoobar ee dhinaca bari ee magaalada Burco. Warku wuxuu intaa ku daray in dadka dhaawacmay ay ka mid yihiin Taliyihii Ciidamada Booliska ee qaybta Bariga Burco Yuusuf Shire iyo Taliyihii saldhigga dhexe ee magaaladaas Mr. Mahad, kuwaas oo hadda dhaawacooda lagu dawaynayo Cusbtatallo kala duwan oo ku yaala magaaladaas. Inkasta oo aan la ogayn khasaaraha dhabta ah ee gaadhay Kooxaha hubaysan ee la rumaysan yahay inay Argagixisada yihiin, haddana Warku wuxuu sheegay in Ciidamada Boolisku ay gacanta ku dhigeen Hub tiro badan, isla markaana ay xabsiyada u taxaabeen qaar ka mid ah Kooxda hubaysan ee dagaalka la gashay Ciidamada Booliska.
-
Several sources say that Mahiga is "so pro American, he'll make it all about counter - terrorism." Then again, that has already been the UN's approach. Isn't that that case anyway ??? ,,,, with Alshabab and all these ??
-
Just getting the news. The fighting started after the police raided a house where Alshabab elements were hiding. Then the police faced resistance from the terrorists. Stay Tuned for More Info ..............
-
Faysal Ali Warabe Outburst At North-East Somalia. (Audio)
Jacaylbaro replied to Cowke's topic in Politics
He knows if he answers the question he will be out of the league ,,,, sidaasuu u meeraysanayaa yarku ,, -
The point is, u know African culture and the booty shaking .............. and it is even worse when it is Shakira that is singing ,, I'm just getting a news that there is a fighting in Burco between Police and Alshabab members ,,,,
-
Faysal Ali Warabe Outburst At North-East Somalia. (Audio)
Jacaylbaro replied to Cowke's topic in Politics
I still say IF even if you write 3000 pages to explain your point ............. now , WHAT IF ?? -
We're talking about the opening ceremony Sheh ,,, not the game itself ,,,,,
-
Faysal Ali Warabe Outburst At North-East Somalia. (Audio)
Jacaylbaro replied to Cowke's topic in Politics
I didn't need two paragraphs adeer ,,,,, you could simply say YES or NO ...... then we might move to details or not. IF scenario works all the time .... Now stop meermeeraysaning and answer the question: IF Somaliland is recognized (i said IF hadda waaryaa), then you will not claim those regions ??? -
Faysal Ali Warabe Outburst At North-East Somalia. (Audio)
Jacaylbaro replied to Cowke's topic in Politics
Does that mean IF Somaliland is recognized (i said IF hadda waaryaa), then you will not claim those regions ??? -
Siilaanyo oo Si weyn Loogu Soo Dhaweeyey Borama +Sawiro
Jacaylbaro replied to Siciid1986's topic in Politics
^ ^ I knew she will one day go back and wear the flag ,,, -
Faysal Ali Warabe Outburst At North-East Somalia. (Audio)
Jacaylbaro replied to Cowke's topic in Politics
Why don't u claim Wardheer ?? -
Better than Korean, European and Chinese dances ,,, Too much booty shaking i guess ,,, lool
-
Siilaanyo oo Si weyn Loogu Soo Dhaweeyey Borama +Sawiro
Jacaylbaro replied to Siciid1986's topic in Politics
Where is Xidigo when u need her ,,, -
Faysal Ali Warabe Outburst At North-East Somalia. (Audio)
Jacaylbaro replied to Cowke's topic in Politics
You still did not answer the question adeer ..... -
Preparing for tomorrow's world cup ....... we had a mini party here with some other people from around the world to watch the opening session and the following match. They're talking about BBQ ,,,,,,,,,
-
Faysal Ali Warabe Outburst At North-East Somalia. (Audio)
Jacaylbaro replied to Cowke's topic in Politics
Waar he is asking you why "you" don't claim Wardheer like you are claiming Sool ........... it is a simple question if u can give "him" a simple answer ... -
Ahhh ,, the Script has an error now ,,, (00error23333333) ,,
-
I hope he will be better ............