Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Unless u wana come up with that article ,,,, I don't think we are the first but the few who did that.
  2. Ibti, you grew up in the UK but the world (i mean the other world) is different specially in Africa. Most of the former leaders leave the country and reside in another continent. This is coz of the corruption the committed or the people they had a problem with plus some crimes they probably committed. That is the point that the article is trying to make.
  3. Waar aniga midh ha i cafiyin ,,,
  4. The former vice president is also roaming in the city without any security escort. A friend of mine met him in one of the restaurants in the down town and had tea with him. They were even discussing politics ,,,
  5. Is there such thing "Light White" ? loooooooooooooooooooooooooool@Waxaanay Dalbadeen Shaah
  6. I've just met Ibti at the Politics section ,,,
  7. Don't mind him ,,, he is dying ,,
  8. Juxa, qosol la'aanta is waalli bilowgeed and it results isla hadal badan ,,, Mornign Chubacka ,,,,
  9. Qosolku waa dawo ,,,,, ask the doctors ,,, Ibti is probably missing in action ,,,,,,, she is on phone with the Indian ,, lol
  10. Saaxil not happy with Riyaale's Goverment .... Rayaale wuu tegey adeer ,,, waad hurudaaye ,, loooooooooooooooooooooooooooool
  11. It is another good day here as usual ,, have to finish few things before i go for the day. My boss left an hour ago coz he was not feeling well. Now i'm thinking of doing the same & get some sleep ,, lol
  12. Atam oo Xeelad Dagaal uga Durkay GalGala Sheekh Maxamed Siad Atam oo Hogaamiya Ciidamada deegaanka ayaa la sheegay inay Xeelad Dagaal Uga Baxeen deegaanka GalGala kuwaasi oo dhanka Galbeed u soo Durkay, warka aanu helayno ayaa sheegaya in Gudaha u Galeen Magaalada Ciidamada ay wateen Labada Gen Waa Ilka Jiir iyo C/Samad Cali Shire. Sheekh Atam oo Nala soo hadlay Goor dhawayd ayaa sheegay inay u Tudhayaan SHacabka Degmada GalGala oo aanay ka dhex Dagaalamayn isaga oo xusay in aanay wax Jab ah la Kulmin balse xeelad Dagaal ay Sameeyeen. Sheekha ayaa xusay inay Xi kasta Weerar Celis ah ay Macquul tahay inay soo qaataan Madaama aanay Deegaankaasi sidaasi uga Fogayn. Galgalanews
  13. Galgala Oo u gacanta Gashay Puntland!!! Galgala: Ciidamada DP ayaa waxa ay ku guulaysteen inay gacanta ku dhigaan magaalada Galgala ee ku taala buuraleyda deegaanka Galbeedka Bari. Ciidamdan oo ahaa kuwo aad utira badan oo gaaraya ilaa 1500 oo askari, isla markasina ah hogaaminayaan 2 Jeneraal oo kala ah C/laahi Axmed Jaamac, iyo Cabdisamad Calis Shire kuwaasi oo horkacayay ciidanka halkaasi galay. Wararkuna waxay intaas ku darayan in ay Madarshoon ay gaareen ciidamda kasoo horjeeday dawlada waxana ay sheegeen in ay halkaas ay u arkeen goob istiraatiiji ah. Qof xog ogal ah ayaa noo sheegay in madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire uu haatan ku suganyahay Galgala. Qaxootiga Dagaalka Dagaalkan ayaa waxa uu saameeyey dadka deegaanka ee la weeraray dhulkoodana la qabsaday waxana ay haatan dadkan oo horey loo go'doomiyay ay u qaxeen buuralyda magaalada dhinaca galbeed ka xigta halkaasi oo ay gabaad kaga yeesheen ciidamda Soogalay Galgala ee kusugan magaaladooda. Arintan ayaa waxa ay noqoneysa markii ugu horeysey oo ay ciidamo kasocda PL ay galaan goobta dagalka, waxaana tani kuwii hore kaga duwantahay in dagaalkan ay hoogaminayeen saraakiil deegaanka u dhashay taasi oo keentay in ay si sahlan ku galaan!!!
  14. waabuu ladnaa hadaanuu odhan WTF? ,,,,
  15. waxaana uu sidoo kale sheegey inaysan weli Maxaabiis nool gacanta kusoo dhigin balse ay in kabadan 20-Nin oo Qaarkood Saraakiil yihiin goobta ku dileen.
  16. Wasiirka Amniga ee Puntland oo ka hadlay Dagaalada Galgala kasocda Boosaaso:(Allpuntland)- Wasiirka Wasaarada Amniga ee dawlada Puntland Jen,Yuusuf Axmed Khayr oo kamid ahaa Tiro Wasiiro ah oo maanta ka qeybgashay Dagaalkii cuslaa ee saaka ka bilowday Deegaano kamid ah gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegey in Dagaalkii saaka ay Ciidankiisu Hor’umar weyn kasameeyeen. Jen,Yuusuf Axmed Kheyr wuxuu sheegey in Ciidanka Puntland ay gaareen intabadan Ujeedooyinkii ugu muhiimsanaa ee ay Dagaalkan u qaadeen,waxaana uu sidoo kale sheegey inaysan weli Maxaabiis nool gacanta kusoo dhigin balse ay in kabadan 20-Nin oo Qaarkood Saraakiil yihiin goobta ku dileen. Wasiirka Amniga ee Puntland wuxuu carabka ku dhuftay in Ciidanka Amaanka ee gobolka Mudug ay gacanta kusoo dhigeen gaari ay saarnaayeen koox dad ah oo uu sheegey inay ugu shakisanyihiin inuu yahay Gurmad u socday goobta,Dagaalka balse wax faahfaahin ah oo dheeri ah Wasiirku kama bixin gaarigan ay ciidanku qabteen.
  17. Puntland oo Dib ugurasho samaysay Dagaalkii Karin! Kagadaal maanta gelinkii danbe goor ay tahay casar gaabkii markii dayankii iyo danaagoyinkii rasaastu kala joogsadeen,togii lasyku horfadhiyayna ay ciidamadii Dawlada Puntland ee dagaalka soo qaaday wax talaabo ah oo horumar ah ka gaadhi waayeen,iyadoo dagaal laysku jilbo laabtay uu kadhacay toga Subure ee karin oo ciidanka dawladu saaka dagaalka ku qaadeen, halka ciidanka ilaalada deegaanka oo hore halkaasi difaac adag uga xidhay ay soo gaadhsiiyeen khasaare baahsan dawlada. markii gabalku dhacay qoraxduna godkeedii gashay ayaa intii ka hadhay ciidamadii saaka ku hoobtay dagaalka ay dib ugurasho sameeyeen iyado oo aanay cadayn sababtu oo laga yaabo in ay tahay xeelad dagaal halka wararka qaarkoodna ay sheegayaan meesh ay joogeen ciidankaasi oo aan ahayn meel difaac leh sidaasina ay ka cabsadeen in caawa ay miraan ciidanka ilaalada deegaanka iyo khayraadka dabiiciga ah. dagaalkii saaka oo saraakiil badani ku geeriyoodeen oo kamid ah kooxda PIS ama shahaado la dirirka ayaa dawladu ay ka gaabsatay in ay wax war ah ka bixiso iyadoo la sheegay in dhaawacii kooxdaasi loo qaaday wadanka Itoobiya oo diyaarado lagaga daadgureeyey magaalada garoowe iyo Boosaaso.saraakiisha ilaa hada lahubo in ay ka geeriyoodeen PISta ayaa gaadhay 13 sarkaal. Dagaalkan ayaa waxaa dib ugasoo baxay C/samad cali oo ahaa ninkii hoygiisa ay Soomaliland la wareegtay isago oo Boosaaso caawa kusugan ka gadaal markii uu kusoo fashilmay dagaalkii saaka. In dawladu dagaalkii kujabtay waxa ay cadaatay saaka markii isla sagaalkii subaxnimoba ay dhowr Umbalance iyo baabuur gaashaamani magaalada boosaas keeneen mayd iyo dhaawacyo kala duwan taasi oo ka turjumaysa judhii u horaysay ee dagaalka in fooda lays daray banaankana usoo baxday dhaawaca soo gaadhey dawlada iyo ciidankeeda iyadoo cusbitaaaladii maanta gelin kii danbe ay buuxdhaafeen dhaawacyada qaybtoodna lagu dawaynayay farmasiyada iyo cusbitaalo yar yar oo dhakhaatiiri fadhiisato. galgalanews.com
  18. Or the ransom was paid quickly before things change. Something is fishy about the Arab owned ships anyway.
  19. Subax wanaagsan dadkiina indhaha buurbuuranow ,, someone asked the imam is okay to poke someone on facebook during the Ramdan... The imam siad C'mon man ...