
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
The organization that manages Internet domain names has agreed to changes that will dramatically increase the number of possible site names while opening up new branding opportunities for companies, cities and others. The change was overwhelmingly approved Monday in Singapore in a vote of the Internet Corporation for Assigned Names and Numbers. ICANN is expected to begin taking applications for the new names early next year. Under the changes, site registrants will be able to invent their own suffixes in place of the handful of suffixes now available, such as dot-com, dot-org or dot-gov. Major companies are expected to create suffixes with their own names, while the German capital city has reportedly expressed interest in a dot-berlin suffix. Other suffixes could help organize the Internet by language, geography or industry. http://www.voanews.com/english/news/New-Internet-Name-Rule-Opens-Door-to-Huge-Changes-124174409.html?utm_source=voa_news&utm_medium=twitter&utm_campaign=en&utm_content=twitterfeed
-
Faroole to Laascaanood folk: Doqon Xun oon istaahilin jawaab
Jacaylbaro replied to Suldaanka's topic in Politics
Faroole oo koobkii DHAQAN XUMADA Markale Qaadey kadib markii uu ka caroodey Su’aalo la weydiiyey http://laasqoray.net/wararka-somalia/faroole-oo-koobkii-dhaqan-xumada-markale-qaadey-kadib-markii-uu-ka-caroodey-suaalo-la-weydiiyey/ -
Wa'alaykum Wasalaam ,,, First day ?? since when ???
-
Listen to interviews here: http://www.togaherer.com/2011/06/19/shirweynihii-gogosha-nabada-oo-la-filayo-inuu-berri-ka-furmo-widhwidhin-ka-badan-100-ergay-oo-galabta-ilaa-caawa-fiidkii-gaadhay-degmada-widh-ee-gobolka-buuhoodle/
-
Shirweynihii Gogosha Nabada oo La Filayo inuu Berri ka Furmo WIDHWIDH+In ka badan 100 ergay oo Galabta Ilaa Caawa Fiidkii Gaadhay degmada Widh- ee Gobolka Buuhoodle. Hargeysa(Togaherer)-Afhayeenka gudida qaban qaabada shirweynaha gogosha nabada Maxamed Maxamud Cabsiiye ‘Gaaxnuug’ oo galabta khadka telefoonka ugu waramay Weriye Yuusuf Maxamed Ismaaciil ayaa sheegay in guud ahaan hawsha qaban qaabada shirweynahani ay si fiican ugu socoto isla markaana ay degmada widhwidh soo gaadheen in ka badan boqol ergay kuwaas oo ay hogaaminayaan Cuqaal, Odayaal Magac Leh iyo ganacsato waaweyn. waxa uu afhayeenku xog-waran kiisan ku xusay inay ugu talo galeen in shirka ay ka qayb qaataan ilaa laba boqol oo ergay oo ka kala imanayaa deegaamada gobolka sool iyo buuhoodle kuwaas oo inta hadhay ay caawa iyo beri filayaan inay soo gaadhaan goobta shirweynaha lagu qabanayo. Afhayeenka gudida qaban qaabada shirka degmada widhwidh Maxamed Maxamud Gaaxnuug waxa uu tilmaamay in shirkan furitaankiisa ay u qorsheeyeen beri oo isniin ah hasa yeeshee laga yaabo in uu dib ugu dhaco maalinta salaasada ah taas oo ku sababeeyay afhayeenku inay muhiimada saarayaan sidii ay ergooyinku ugu soo wada dhamaan lahaayeen xarunta degmada widhwidh, waxaanu xusay in weftiga ka socda dhanka xukuumada Somaliland oo uu hogaaminayo wasiirka xannaanada xooluhu inay beri oo isniin ah ay iman doonaan magaalada widh-widh. Sida la ogyahay shirweynahan Gogosha nabadda ee Widhwidh waxa uu ka dambeeyey baaqii nabadeed ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed maxamed Maxamuud (Siilaanyo) u jeediyey Beelaha bariga Somaliland gaar ahaan deegaanada Sool, Sanaag bari & Buuhoodle, gogoshaas oo dib loogu eegi doono waxii tabasho ah ee ay beelahaasi qabaan.
-
:D .... That is what i'm talking about
-
Subax wanaagsan ,,, ninka naga qabo waayahaye bal
-
Was she wearing underwear ??
-
You and Maids .......... Hmmmm
-
Ka daroo dibi dhal ,,,
-
The resignation of Farmaajo, watershed moment in annals of Somali civil war
Jacaylbaro replied to Gabbal's topic in Politics
Next one please ........... -
The resignation of Farmaajo, watershed moment in annals of Somali civil war
Jacaylbaro replied to Gabbal's topic in Politics
Calaacal.com ??? .............. Mid kele soo diyaari niyow -
Quluubta kama waramo lakin ficilkaan ka waramayaa ,,, kii lahaa quraan meeshan soo dhiga sow adiga muu ahayn ??
-
Subax wanaagsan dhamaan ,, Wax ma idiin sheegaa ??
-
loooooooooooooooool@Aaliyah ,,, I know yall coming to Aakhiro dee ,, join me Ninkan ku leh Music Thread quraan ku post gareeyaaba iigu daran ,,, he thinks Quran is a song ,, Subxaan
-
Breakingnews Prime minister faarmaajo resigns
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Sinking even deep .... -
Nin Sheikh ah ayaa Masaajiid ka wacdiyey, wuxuu sheegay waxyaabo badan oo aan habbooneyn, isagoo midmid u dul-istaagay, markii uu ku sii dhow yahay gabagabo ayaa waxaa istaagay nin ka mid ahaa dadkii wacdiga Sheikha dhageysanayey, malaha ninka istaagay waxaa uu iska wada helay dhammaan tilmaamaha xun ee Sheikhu ka digayey. ninkii wuxuu u qaatay in Sheikha uu isaga si toos ah uga hadlayo, wuxuu cod dheer ku yiri " Sheikhow aniga ayaad iga hadleysaaye maad si cad ii magacowdid?"..
-
AND HE IS GONE ............................. loser
-
Breakingnews Prime minister faarmaajo resigns
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Another one bites the dust .... -
Cilmigaad sheegaysaa malaa waa kii Shuuciga dee ,,,
-
you cannot post Quraan under MUSIC name ,,,,, waaba gaalnimo taasi