Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. qux qux qux ,, waar qufac weynaa ,,, ehem ,,, maxaa i haysta ,,, yaa ,,, een ,,,, haye ,,
  2. Is somebody here happy that his country was bombed by another country ?? :confused:
  3. If your child comes in and ask you Mum/Dad, where the Babies come from ??
  4. Well, i think it is not short anymore ,,
  5. waan aqaanaa qalanqalle iyo qansax dheereba ,,,,
  6. Hargeysa (Jam)- Guddoomiye-ku-xigeenkii Komishanka Mr. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa shaaca ka qaaday inuu iska casilay xubinnimadii Guddiga Doorashooyinka, kadib markii xubnaha kale ee guddigu soo saareen go’aan ay kaga qaadeen xilkii uu ka hayey Komishanka. Shir jaraa’id oo Md. Xirsi xafiiskiisa shalay ku qabtay 20 daqiiqo kadib markii ay xubnaha kale ee Komishanku u gudbiyeen go’aanka ay xilkii Guddoomiye-ku-xigeenka kaga xayuubiyeen, ayaa waxa uu go’aankaa ku tilmaamay mid sharci-darro ah oo aan ahayn go’aan ay xubnahaasi gaadheen, balse uu yahay mid si toos ah ugaga yimi dhinaca Madaxtooyada, sidaa daraadeedna uu go’aansaday inuu iska casilo xubnimadii Guddiga Doorashooyinka, maadaama aanay suurtogal ahayn in uu sii wado hawshii loo igmaday. “Waxaan maanta bulshada Somaliland, xisbiyada mucaaradka ah, xukuumadda iyo Komishankaba u caddaynayaa inaan iska casilay xubintii Komishannimo ee Guddiga Doorashooyinka Qaranka laga bilaabo maanta (shalay), waxaanan u gudbin doonaa qoraal ciddii ay khusayso arrintaasi,” ayuu yidhi Md. Xirsi, waxaannu intaa raaciyey isaga oo sababaynayey iscasilaadiisa, “Waxaan ku sababaynayaa inaan iscasilo markaan waayey xorriyaddii komishannimo, markaan ka rajo dhigay Komishanka ila shaqaynaya ee saaxiibbaday ah inaanay ahayn qaar u garsoori kara ummadda, ayaan goostay inaan iska casilo xubinnimadii Komishanka, tusaale ahaan hadalada ay xuseen Komishanku waxa ka mid ahaa Madaxweynaha ayaad tidhi wuxuu la siman yahay Faysal iyo Siilaanyo, haa wuu la siman yahay, iminkana waan ku celinayaaye Mudane Madaxweyne waxaad noola siman tahay arrimaha doorashooyinka Guddoomiye Faysal Cali-waraabe iyo Axmed Siilaanyo, waa xaqiiqo biyo kama dhibcaan ah, Guddiga Doorashooyinkuna maaha wasaarad u shaqaysa Madaxtooyada ee waxay u igman yihiin inay qabtaan doorashooyin xor ah oo xalaal ah, una dhexdhexaadiyaan xisbiyada Qaranka si caddaalad iyo sinaani ku jirto. Waxaan u cuskanayaa iscasilaadayda maadaama xukunkii ka soo baxay xubnaha Komishanku uu noqday mid ka soo baxay xukuumadda.” Isagoo Mudane Xirsi caddaynaya in go’aankan xubnaha Komishanku xilka kaga qaadeen uu yahay mid ka yimi dhinaca xukuumadda, waxa uu yidhi; “Waxaan ku caddaynayaa shalay (doraad) waxa ii yimi ragga ugu sarreeya xisbiga UDUB, waxay ii sii sheegeen in la iga qaadayo Guddoomiyenimada, waxaanay igu qancinayeen sii joog iyagoo nasteexo iiga dhigaya, waxaan ku qancay markaa in xubnaha Komishanka telefoon laga hagayey waanan arkayey markii lala hadlayey, maadaama oo fariin ka timi xisbiga talada haya iyo xukuumadda ay xubnuhu igaga qaadeen xilka, isla markaana aanan kalsooni qabin aan qaranka ugu shaqeeyo oo aan ka werweri doono goormaa xilka lagaa qaadayaa, halkana waxaan u soo doontay xil madaxbannaan oo aan ummadda ugu shaqeeyo, waxaanan arkay in aannu xil madaxbannaani jirin, sidaa darteed waxaan ku qancay in aan iscasilo. Bulshoweyntii igula talisay in aan sii joogo waxaan leeyahay haddii aanan waxba ka qaban karayn halkan, waxaan go’aansaday in aanan dayicin bulshada oo aan jagada baneeyo hadday cidi igu dhaantana la keeno, ciddii ku haliilaysay in aan booskan baneeyo oo aan dhib ku ahayna in aan u hawl-fududeeyo.” Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan waxa uu sheegay in go’aanka xubnaha Guddiga Doorashooyinku kaga qaadeen xilkii Guddoomiye-ku-xigeenimo uu yahay mid ka dhashay hadalkiisii ugu dambeeyey oo uu Khamiistii toddobaadkii hore shir jaraa’id oo uu qabtay kaga waramay arrimo badan oo Komishanka ku saabsan, isagoo walaac ka muujiyey farogelin xukuumaddu ku hayso shaqadooda, Madaxweyne Rayaale uu arrintaas ka cadhooday. Waxa kale oo uu tilmaamay rajo-xumida uu ka qabo caddaaladda iyo dhexdhexaadnimada Komishanka inay ahayd arrin in muddo ahba soo jiitamaysay oo uu marar horeba ka hadlay. Isagoo arrimahaa ka hadalyeyna waxa uu yidhi; “Hadalku waa xoriyaadka aasaasiga ah, waa wax ka da’ weyn xeer-hoosaadka iyo xeerarka yaryarba oo dastuurka ayey ku qoran tahay qofku inuu xor u yahay hadalka, in dembi la iiga dhigaana waa wax aan sharciga meelna kaga qotomin, waxaanse u fahmay oo aan hore u sheegay, isla markaana aan ahayn wax aan iminka la yaabayo maaha ee waa mid aan hore u sheegay Komishanku in aannu xor ahayn oo xukuumaddu maamusho, wax kastoo xukuumadda ka horyimaadana Komishanka loo qabsanayo, Komishan doorasho iyo wax kale toona caddaalad ka samayn kara ahayn, hore ayaan uga afeeftay oo waxaan sheegay haddii Komishanku xor noqonwaayo in aan xilka iska casilayo, si aanan u lug-goynin dadkii isoo doortay iyo bulsho weynta Somaliland ee rajada badan ka qabta qabashada doorashooyinka, si aanay taariikh madoobi iigu gelin taariikhda oo aanan ka mid noqonin xubnihii Komishanka ee waddanka lug-gooyey. Hadal ka cadhaysiiyey Madaxweynaha iyo golihiisa oo aan ku hadlay ayaa la yidhi waxa lagugu anshax-marinayaa in Guddoomiyenimada lagaa qaado, Guddoomiye-ku-xigeenka waxa ii doortay xubnaha Komishanka, marka ay doonaana way iga qaadi kari lahaayeen, laakiin aasaaska ah haddii aad la hadasho dawladda waxa lagaa qaadi doonaa xilka waa mid aanan ku qancin, waxaanan filayaa in muwaadiniintuna aanay ku qanci doonin.” Waxa kale oo uu sheegay Md. Xirsi inuu horeba uga niyad-jabay muddadii dhaarintooda ee dheeraatay iyo sifihii Madaxtooyada loogu dhaariyey, isagoo markaa doorbidayey in goob fagaare ah lagu dhaariyo, balse ay xubnaha kale ee Guddigu ka dhego adaygeen soo jeedintiisii, iyaga oo waayey kalsooni ay Madaxweynaha ugu sheegaan in goob fagaare ah oo loo dhan yahay lagu dhaariyo. Waxaana uu sheegay in markii loo doortay jagada Guddoomiye-ku-xigeenka ay xukuumaddu ka cadhootay. “Waxay ka cadhaysiisay markii Guddoomiye-ku-xigeenka la ii doortay xukuumadda iyo xisbiga talada haya ee uu ugu horreeyo Madaxweynuhu, waxay xubnaha Komishanku ii sheegeen in Madaxweynuhu u yeedhay oo uu ku yidhi maxaad u doorateen, waana nasiib-darro, waayo waxaan ahay muwaadin mudan in xilkaa loo doorto iyagoo xubnihii Komishankuna igu qancay,” ayuu yidhi Md. Xirsi. Xirsi Cali Xaaji Xasan waxa kale oo uu sheegay in mar kasta oo loo dhiibo jago Guddiga Doorashooyinka dhexdooda ah olole lagu soo qaadayey, iyadoo loo adeegsanayey xubinta Komishanka ku jirta ee ay Madaxweynaha ay isku beesha yihiin, isaguna uu uga tanaasulay jagooyinka Afhayeenka iyo Guddoomiyaha Guddiga Diiwaangelinta oo uu u hayey Komishanka, isagoo sheegay inuu ka cararayey khilaaf soo kala dhexgala xubnaha Komishanka. “Mar kasta oo xubnaha Komishanku xil ii magacaabaan olole ayaa la igu soo qaadayey iyadoo la ii adeegsanayey xubinta Komishanka ku jirta ee ay Madaxweynaha isku beesha yihiin, waxaanan uga tanaasulay jagadii Guddoomiyanimadii, kadib markii uu yidhi Guddoomiyenimo ayaan doonayaa oo la igula soo dardaarmay,” ayuu yidhi Md. Xirsi, waxaannu intaa raaciyey, “Marar badan baan saxaafadda la hadlay anigoon cidna ka fasax-qaadan, waxa ka mid ahayd maalintaan Dr. Gabboose naqdiyayey, kadibna Madaxweynuhu telefoon buu ii soo diray, markii dambena waatii igu keliftay in aan Shirweynihii KULMIYE ka sheego hoggaamiyenimada iyo geesinada uu leeyahay Dr. Gabboose, si aan Madaxweynaha u tusiyo in aan Guddiga Doorashooyinka difaacayey ee aanan Gabboose col la ahayn shakhsiyadiisa. Maanta in la igu dacweeyo wuu hadlay waa ayaan-darro.” Intaa kadib su’aalihii ay waydiiyeen suxufiyiintii shirkaa jaraa’id ka qaybgashay iyo jawaabihii uu ka bixiyey waxay u dhaceen sidan: Su’aal: Mudane Xirsi markii xubinta UCID laga saarayey Komishanka ninkii ugu cadcadaa ee lahaa shaqo iskumay kaayo hadhin adiga ayuu ahaa, maantana adigaa halkii maray, maalintaa miyey kuu muuqan wayday inuu ku ag-fadhiyo xubintii xisbiga kale ee mucaaradka ah si uu u sheego dulmigaad tirsanayso? Jawaab: Waa run oo ma dafirayo in lixdii xubnood ee saxeexay Axmed Bidaar inuu ka baxo Komishanka oo Madaxweynaha loo gudbiyo ayaan ka mid ahaa, laakiin Axmed Bidaar warqadiisii waan kuu hayaayey kumaanu eedayn wuu hadlay ee waxaannu ku eedaynay wax badan oo ay ka mid tahay dagaal iyo aflagaado. Markaa aniga waxa la igu eedeeyey waad hadashay. S: Dhawaan kulan aad la yeelateen Madaxweynaha waxa la sheegay inuu xadhig idiinku hanjabay oo uu idinku yidhi waan idin xidhayaa, arrintaas maxaa ka jira? J: Haa, waa waxyaabaha igu kelifay, waxaannu u tagnay Madaxweynaha fadhigayagii u dambeeyey wuxuu noogu hanjabay Madaxweynuhu sharcigaa la idin horgayn doonaa, haddii aad sharciga raaciwaydaan, sidii uu Baarlamankaba ka yidhi si la mid ah buu annaga oo khaas ah noogu yidhi. S: Maadaama toddobadii xubnood ee Komishanku ka koobnaa aad labadiinii matalayey xisbiyada mucaaradku meesha ka baxdeen oo ay soo hadheen shan xubnood oo lagu tiriyo muxaad, sidee ayey Guddigii Doorashooyinku caddaalad looga sugayaa? J: Aragtidayda dadkaan kala mid ahay oo werwer baa iga haya sida loo sii shaqayn doon. Waanan idiin sheegay in aanan rajo ka qabin inay doorasho qaban karaan, Guddigu mid diyaar u ah inay qaataan go’aan aan raaligelinayn Madaxweynaha maaha, waxaana caddaysay toddobadii xubnood ee aan maalintii hore ka hadlay ee ay joogin kariwaayeen, iyadoo telefoon uu u soo diray Madaxweynuhu, kadibna keliftay in 200 qof loo joojiyo toddobadaa qof awgood. Go’aankii labaad ee horyimaada Guddiga wuxuu noqday inay aniga go’aan iga gaadhaan, waxaanay ku dadaaleen inuu noqdo go’aan raaligeliya Madaxweynaha. Sidaa darteed haddii ay doorasho qabtaana ma kala go’aamin karaan. Dhinaca kale, warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Komishanka Qaranka Mr. Maxamed Ismaaciil Maxamed (Kaboweyne) oo lagu shaaciyey go’aanka anshax-marinta ah ee xubnaha Guddiga Doorashooyinku xilka Guddomiye-ku-xigeenka kaga qaadeen, isla markaana digniin culus ugu jeediyeen, waxa uu u dhignaa sidan: ““Shir ay isugu yimaaddeen Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranku, maalintii Sabtidii ee taariikhdu ahayd 03 May 2008, shirkaas oo ku qabsoomay xarunta Komishanka ee magaalada Hargeysa waxa guddoominayay Guddoomiyaha Komishanka waxaanna lagu gorfeeyey aadna looga dooday arrimo ku saabsan Guddoomiye-ku-xigeenka Komishanka Doorashooyinka Qaranka. Mudane Xirsi waxa lagu eedeeyey inuu ku kacay falal gef ku ah wadashaqaynta ka dhexaysa Komishanka Doorashooyinka, isagoo sameeyey tallo-goosi u gaar ah oo aanay Guddiga intooda kale ku waafaqsanayn, qoraal horena looga digan, sidaa awgeed waxay Guddidu go’aamiyeen sidan hoos ku qoran:- 1- In laga qaado xilka Guddoomiye-ku-xigeenka Komishanka laga bilaabo marka ay taariikhdu tahay 04 May 2008. 2- In digniin kama dambays ah loo jeediyo Md.Xirsi, taas oo ah in aanu mar kale ku kicin gafaf noocaas oo kale ah oo ka dhana xeer-hoosaadka Guddida Doorashooyinka. Waxaannu u sheegaynaa ummadda Somaliland in markasta naga go’an tahay guddi ahaan in aan gudano xilka nalagu aaminay oo aannu dhammaystirno si waafaqsan xeerka iyo shuruucda loo dhigay diiwaangalinta codbixiyeyaasha, doorashooyinka iyo xeer-hoosaadkaba. Waxa kale oo aanu u sheegaynaa ummadda in meel hawli ka socoto khaladaad laga waayayn, waxase muhiim ah in si wadajir ah markasta la saxo oo la toosiyo waxii khaldamay si loo gaadho himilooyinka qaranku higsanayo. Waxa markasta waajib ah in xubin kasta oo ka mid ah Guddida Doorashooyinka Qaranka inuu ku dhaqmo xeer-hoosaadkooda si looga badbaado in lagu dhex milmo hawlaha siyaasadeed ee dalka, lana ilaaliyo dhex-dhexaadnimada iyo dhowrsoonaanta Guddiga Doorashooyinka Qaranka.” Eng. Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa noqonaya xubintii labaad ee ka tirsan toddobada xubnood ee loo soo xulay Komishanka cusub ee Doorashoyinka Qaranka ee shaqada ka taga, iyada oo hore go’aan guddi shaqada lagaga fadhiisiyey Mr. Axmed Bidaar oo ah xubintii uu soo xulay xisbiga mucaaaradka ah ee UCID, isla markaana aan ilaa hadda xal laga gaadhin cidii beddeli lahayd, sidoo kalena Eng. Xirsi yahay xubintii uu soo magacaabay xisbiga kale mucaaradka ee KULMIYE. Khilaafka cusub ee markale waqtigan ka dhex dillaacay Komishanka Doorashooyina Qaranka, ayaa u muuqda mid xaabada u sii badinaya khilaafyada cakiran ee ku gedaaman saaxadda qabsoomidda doorashooyinka degaanka iyo madaxtooyada ee lagu muransan yahay xilliga ay dalka ka dhacayaan, arrintaas oo walaac iyo werwer hor leh ku abuurtay guud ahaan shacbiga Somaliland iyo cid kasta oo jecel geeddi-socodka hannaanka dimoqraadiyadda ee ka hanaqaaday Jamhuuriyadda Somaliland. Jamhuuriya Online
  7. Hubka Maraykanka siiba, Gantaalada meelaha fog-fog wax ka dila oo ay ku jiraan waxa loo yaqaano Depleted Uranium ama Uranium-ka la qafiifiyay ayaa meelaha ay ku isticmaalaan Maraykanku waxa ka soo baxa cuduro degdeg ah iyo kuwo wakhti dheer qaata. Ciidamada Maraykanka ee ka soo laabta dagaalada Ciraaq iyo Afganistan ayaa intooda badan waxa ku dhaca cuduro ay sababaan kiimikada ku jirta hubka ay adeegsadaan. Duqayntii gantaalaha Maraykanka ee magaalada Dhuusa-mareeb ayaa la soo sheegayaa in ay durbadiiba sababtay cuduro muuqada iyo kuwa aan muuqan oo laga yaabo in ay wakhti dheer qaataan soo if-baxoodu. Waxa la soo sheegayaa in dadkii ka ag dhawaa goobtii gantaaluhu ku dheceen ay si joogto ah u matagaan maalin walba iyaga oo ka sheeganaya la-labo iyo laabjeex. Waxa intaas ka daran oo la so sheegayaa dad ku indhabeelay kiimikada gantaalahaas, dadkaas oo wax dhaawac oo aad u weyni aanu soo gaadhin xiligii qaraxyadu dhaceen, laakiin kadib waayey aragoodii. Maadaama aanay ka jirin Somalia dawlad dayactirta dadkeeda iyo ururo caafimaad waxaa adkaan doonta in loo helo daryeel caafimaad dadka dhibaatadu ka soo gaadhay Gantaaladii Sunta Xambaarsanaa ee lagu garaacay Dhuusa-mareeb, mana la filayo in baadhis caalami ah lagu sameeyo goobta uu ku dhacay hubkaasi si loo ogaado nooca kiimakada ah ee halkaas ku faaftay.
  8. I hope Djibouti will not bring Xabashis to fight against Eritrea this time ,,,,,,
  9. Good basic table manners are important because they ensure that both guests and hosts are comfortable at the table. Table manners are mostly common sense. Following these will carry you through most common situations from Formal Dinners to a night of poker with the guys. 1. Sit up straight. Try not to slouch or lean back in your chair (even if you are playing cards and don't want you opponents to see your hand). 2. Don't speak with your mouth full of food. Sure, you've heard your mother say it a hundred times, but no one likes to see a ball of masticated meat in your mouth. If you feel you must speak immediately, if you have only a relatively small bite, tuck it into your cheek with your tongue and speak briefly. 3. Chew quietly, and try not to slurp. This is a corollary of rule number 2. Making noises is not only unappetizing, and distracting, but it can also interrupt the flow of conversation. 4. Keep bites small. In order to facilitate the above rules it is smart to keep bite sizes to a moderate forkful. Cut meat and salad so that it doesn't hang from your mouth after you shovel it in. Don't cut all of your meat at one time, this tends to remind people of feeding small children - and the messiness associated with this activity. 5. Eat at a leisurely pace. This rule, besides being good for the digestion, also shows your host that you want to enjoy the food and the company. Eating quickly and running is sign of disrespect for the host, as it shows that your focus is on the food and that you would rather be at home watching the grass grow than passing time with your host. 6. Don't wave utensils in the air, especially knives or if there is food on them. Besides the danger of knocking over glasses, piercing waiters or launching a pea into the eye of your date, this is a sign of over-excitedness that may be unappealing to those present. Earnestness is to be commended, but irrational exuberance goes beyond the limits of good table manners. 7. Keep your elbows off the table. You have also heard this one from your mother, ad infinitum, but in close dining situations it is a vital rule. Elbows take up table space and can be a danger in knocking plates or glasses. Elbows on the table give you something to lean on and tend to lull you into slouching. If you must lean on the table a good tactic is to take a roll or piece of bread into your free hand and rest part of your forearm on the table. 8. Don't Reach. You don't want to get in the way of people either eating or talking. Not only is it as impolite as standing in front of a TV with other people behind you, but there is always the possibility of upsetting glasses or running your sleeve through someone's mashed potatoes. 9. Don't forget please and thank you. These are handy words in most situations but especially vital at the table where common courtesies are noticed by everyone present. 10. Excuse yourself when leaving the table. You don't want people to think that you are tired of their company. If you must leave the table make your excuses somewhat obvious and appear to be pressing. You want to leave people with the impression that you would rather remain at the table talking with them than doing anything else, but the matter at hand is so pressing that it must be attended to at once. 11. Compliment the Cook. Even if the food is perfectly awful say something nice. You don't have to lie, simply find the positive side of the burnt leg of lamb..."Gee, the sauce was sure tasty." It is always pleasant to end a meal on a positive note. 12. Wipe your mouth before drinking. Ever notice that disgusting smudge on the edge of your wine glass? This can be avoided by first wiping your lips with your napkin. (Thanks to Lindy Hill for this contribution.)
  10. Somaliland.Org (Hargeysa) Gudoomiye Ku Xigeenkii Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Xirsi Cali X. Xasan ayaa iska casilay gebi ahaanba xubin-nimadii Guddiga Doorashooyinka Qaranka,isla markaana ku eedeeyey xubnaha guddiga doorashooyinka inay yihiin kuwo u adeegaya M. Rayaale oo aan dhex u ahayn axsaabta qaranka. Waxaanay is-casilaada Gudoomiye Ku Xigeenka guddiga doorashooyinku Xirsi Cali ka dambeysay ka dib markii ay afar xubnood oo ka mid ah Komishanka Doorashooyinku ka qaadeen xilkii Gudoomiye Ku Xigeennimo ee guddiga doorashooyinka Qaranka,kuwaas oo ku eedeeyey Mr. Xirsi in uu ku milmay siyaasadda dalka. Mr. Xirsi Cali X. Xasan wuxuu is-casilaada xubinimada guddiga doorashooyinka kaga dhawaaqay Shir-Jaraa’id oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa,kaas oo xubnaha guddiga doorashooyinka si adag ugu dhaliilay inay garsoorayaal u yihiin xukuumada, oo aanay dhex u ahayn xisbiyada qaranka, kana garsoori Karin Doorashooyinka, isagoo xukuumada ku eedeeyey in ay farogelin ku hayso Guddida Doorashooyinka. Gudoomiye ku Xigeenku waxa uu sheegay xubnaha komishanku xaq u leeyihiin in ay xilka ka qaadaan, hase yeeshee ay xilka qaadistiisa u cuskadeen in uu wax ka sheegay Madaxweyne Rayaale, taasoo uu xusay in ay ka baxsan tahay xorriyada iyo madax-bannaanida uu dastuurku u damaanad qaaday Guddida Doorashooyinka, isla markaana muujinaysa in ay u adeegayaan xisbi gaar ah. Gudoomiye ku xigeenka guddiga doorashooyinka Xirsi Cali oo ah xubintii xisbiga KULMIYE u soo magacaabay guddiga doorashooyinku, wuxuu walaac ka muujiyey inay dalka ka qabsoomaan Doorashooyin, isagoo sheegay inuu aad baan uga werwersan yahay inay Doorasho dhacdo iyo inay guddida uu ka baxay ee doorashooyinku qaban karaan doorasho iyo inay caddaalad samayn karaan, waxaanu kula taliyay xubnaha guddiga doorashooyinka in aanay lug-goyn ummadda oo ay si deg-deg ah u baneeyaan meesha isuna casilaan. Sida laga war-qabo Arbacadii toddobaadkii la soo dhaafay ayuu Xirsi Cali X. Xasan, war-saxaafadeed uu ku soo saaray magaca Komishanka, uu ku daahfuray faragelinta iyo carqaladayn kaga imanaysa M. Daahir Riyaale Kaahin ku hayo hawsha ay qaranka u hayaan komishanku, sidaa darteed-na aanay suurto-gal ahayn in ay masuuliyadii loo igmaday sidaa ku gutaan. Waxana uu qoraalkiisa ku sheegay in arrimaha khuseeya doorashooyinka uu Riyaale ula siman yahay Gudoomiyeyaasha xisbiyada Mucaaradka. Xubnaha Komishanka Doorashooyinka ayaa hore shaqadii uga fadhiisiyey xubintii xisbiga UCID u metelaysay Guddiga, ka dib markii ay ku eedeeyey in uu xad-gudbay xeer hoosaadka komishanka. Xubnaha isugu hadhay Guddiga Doorashooyinka Qaranka, ayaa imika noqonaya laba xubnood oo ay soo magacaabeen Golaha Guurtidu iyo saddex xubnood oo uu soo magacaabay Daahir Riyaale, taasoo ka dhigaysa xubnaha 5 ah ee isugu hadhay Komishanka kuwo ay soo magacaabeen xisbiga UDUB, labada xisbi mucaaradna aanay wakhtigan ku yeelan dooni wax xubo ah oo dhinacooda ka socda.
  11. Rag baa jira ka yimid tuulada la yidhaahdo "xiniinyo dabadood",,,,, it is real runtii, way jirtaa tuuladaasi.
  12. Waar iska kaalay ,,, dadkan indho adayg baa lagaga baxaaye ,,,, aynu hawlaheeniina gundhig u samaynee
  13. Yabaal baa Yabaal baa Yabaal baa laba is jecel Kala yaaciyee ,,, kala yaaciyee
  14. I thought you said (Short Story) in the title ,,
  15. Jacaylbaro

    Firearms

    Allahuma Najaynaa ,,,,,,,,,
  16. I demand nothing today ,,, i just want you to give me a break so that i can work. 5 reports to prepare today ,,,, and then i'll be dead off ,,, It rained last night and i'm enjoying the weather today ,,,,,,,,,,,,,,,,,, coffee coffee coffeeeeeeeeeeeeeeeeee
  17. loooooooooooooooooooool@koolkat ,,, Maqiiqane ,,, niyow bal sidan si isu dhaan imikana ma caruuraad soo ciyaarsiinaysaa
  18. hehe ,, good to know that. It is called Freedom of speech ,,, in Somalia he would be dead by now ...
  19. Not dismissed but he will not be the Vice chairman anymore ,,,,, just a member.
  20. Jacaylbaro

    Firearms

    maya maya ,,, the trollers parliament uun baa magacaabi kara ,, waa inay dhaqso ah isugu yimaadaan oo madaxweynaha is iloobay xilka laga qaado mid kelena la doorto ,,, where is the parliament speaker aka hunguri bal ??
  21. LONG BEACH, Calif. - A 17-year-old girl gave birth secretly at home, then walked four blocks to a hospital with the baby still attached by its umbilical cord. "I was just a little nervous" when the labor began, Xochitl Parra said Friday from St. Mary Medical Center as she cradled her 8-pound, 3-ounce son, Alejandro. The boy was normal and "eating like a champ," said Dr. Jose Perez, director of the Neonatal Intensive Care Unit. The teenager said she was alone and taking a shower around 5:30 a.m. Wednesday to get ready for school. Then the contractions took over. "I felt his head coming, so I sit down and pushed so he could come out," she said. Parra did not call 911 because the home phone was disconnected, and she did not want to wake the neighbors because it was so early. Instead, she wrapped the baby, got dressed and went to the hospital on foot. "I started walking and jogging to the hospital," she said. The teen came into the hospital lobby and asked for help, Perez said. "She still had the placenta and the baby was still attached, so of course everyone said, 'Don't move!'" he said. Perez praised the girl for taking quick action. "They could have bled to death; thank God that didn't happen," the doctor said. "She was very clever. She knew what to do. She wrapped the baby up and walked over here." Parra, a sophomore at Long Beach Poly High, said she had kept her pregnancy a secret because she was afraid her mother would "kick me out of the house." Her mother has now accepted the situation and is going to help the teen care for the baby so she can continue attending school, Parra said. Perez called the outcome "heartwarming." "We hear so much negative with teenagers throwing their babies in the Dumpsters," he said. "This baby is fine, and hopefully there will be a happy ending with the extended family."
  22. Inaalillaah ,,, after a while we will be all maqiiqaneyaal hadaynaan ninkaas ka hadhin ,, next marka la inala hadlayo the person will begin his speech: Maqiinayaal iyo maqiiqanatooyin ,,,,,,,,,
  23. ZION, Ill. - Steve Kreuscher wants a judge to allow him to legally change his name. He wants to be known as "In God We Trust." Kreuscher (CROY'-shir) says the new name would symbolize the help God gave him through tough times. The 57-year-old man also told the (Arlington Heights) Daily Herald he's worried that atheists may succeed in removing the phrase "In God We Trust" from U.S. currency. He recalls that the phrase "God Reigns" was removed from the Zion city seal in 1992 after courts deemed it unconstitutional. Zion was founded as a theocracy — by a sect that believed the Earth was flat. The school bus driver and amateur artist in the northern Chicago suburb says he has filed a petition to change his name in Lake County Circuit Court.