Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Dhaxantii way bilaabatay ..... Axaaaaxxx
  2. I'm off to Borama again ........ see you all when i see you.
  3. Waad ka dhacsan tahay nuunow ,,, odaygu dhowrkii sano ee ugu dambeeyayba wuu soo xaamxaamanayay waana xilligii uu xadhakaha soo goosan lahaa imika. Iyagana qoortii baa jabtay siday cirka u eegayeen ee diyaaradii sanqadhaba ay u lahaayeen WAA BOB ,,, markaa adigu ha isku gudbine soo duduuc odayga ,,,
  4. Ha i xasuusin bogga beerka iyo wadnahaaba i dhaqdhaqaaqaye ........... loooool CONGRATULATIONS Ibti ..... I'm proud of you Walahi. Haye nuune, dadka ha waalin ,, we all know you got distinction in your flight lessons. I visit their website waaryaa ,,, everything is there ,,
  5. ....... hablahaas aragooda ayaaba kugu kicinaya qaras ka daran kiniinkaas buluuga ah. Anyway, Anigu aroorta 7am Insha Allah ayaan u baqoolayaa xagaa iyo Borama 3 cisho baana laga yaabaa inaan ku maqnaado markaa hadee warku wuu cad yahay sow maaha .... Adiga uun yaan lagu waayin bal ............
  6. Look for Xiniinyo-dabadood .........
  7. We have more than 50 Egyptian teachers provided by the egyptian government ... they are divided in the regions to teach in the secondary schools. They teach in English of course. There is also another Secondary school managed by Sudanese where hundreds are tought in Arabic. So no problem ,, it is a free country after all.
  8. BOB, Niyow adiga reer Borama baan kugu ogaaye waa maxay dee Ireland iyo meeshan aad ka hillaacday ?? Bal maxaan ku idhaahdaa hablihii reer Borama ee aan idhi nin oday ah oo ay ka dhacayso oo dahab ka samaysan baa soo socda ee standby ga ku jira ? Alla inaadeer horta yaa wax kula qaban jiray ,,,,
  9. Discussion Meeting - Abdillahi Mohamed Duale On Monday 29th September 20Sample Image08 Abdillahi Mohamed Duale, Minister of Foreign Affairs of the Republic of Somaliland, will speak on ‘Somaliland: why its recognition will improve peace and stability in the Horn of Africa’ from 3:30-4:30pm. Abdillahi Mohamed Duale was appointed Foreign Minister of the Republic of Somaliland on 5 August 2006. He has had a long career in the government of Somaliland, stretching back to 1993. His previous roles have been varied, including Minister of Finance and most recently (since 2001) Minister of Information. Mr Duale was educated at both undergraduate and MBA level in New York. A stream of the speech and the Q&A session is available. This meeting will be Chaired by Nigel Inkster, Director of Transnational Threats and Political Risk and will take place on the Fifth Floor at Arundel House, 13-15 Arundel Street, Temple Place, London WC2R 3DX. Source: WWW.IISS.ORG
  10. Read the blackboard .... it is English mate
  11. @ A&T ............. i told you, maalintaad iga sheekaynaysaa ma foga anigana ,,,
  12. Zack, Mujaahidku looks a bit experienced niyow ,,,
  13. How do you know it is the left hand bal ?? ,,,
  14. You're asking too much today yaa Zack ,,,,
  15. Qofkii kacsi-mururuq ku dhaco ayuu caawiyaa ....
  16. Waar dhamaystir fuley yahow .... Aniguna kaygii baan bilaabi markaa: Aniga iyo todoba aan ku jiray tumasho soo qaadnay ..
  17. Geeljire, are you from the Jufooyinka niyow ??? Reer galbeed inaad tahay way kaa muuqatay huuno ,,,
  18. http://www.cialis.com/index.jsp
  19. Xafiiska Xisbiga UDUB ee Gobolka Sool oo maanta iridaha loo furay Waxaa maanta lagu qabtay xafiiska cusub ee xisbiga UDUB ee magaalada Laascaanood xaflad balaadhan oo ay kasoo qayb galeen masuuliyiinta Gobolka,Degmada,masuuliyiin ka socday Xisbiga,Ururada Bulshada,aqoonyahano iyo Odayaasha dhaqanka ee magaalada. Xaflad oo si wayn loo soo agaasimay kuna bilaabatay jawi aad u dagan ayaa waxaa ka muuqtay xamaadas ay dadkii kasoo qayb galeen ay u qabaan xisbigan talada haya ee UDUB iyadoo dhamaan masuuliyiinta iyo shacabka halkaasi kasoo qayb galay ay ka muuqatay farxad laga dheehan karo wajiyadooda. Ugu horayn waxaa halkaasi ka hadlay oo hadal kooban ka jeediyay Gudoomiyaha Gobolka Sool Cali Maxamuud Axmed oo sheegay inuu si wayn ugu faraxsan yahay furitaanka xafiiska xisbiga Talada haya ee UDUB isagoo sheegay in uu wax badan ka qaban doono baahiyaha ka jira Gobolka shacabka si wayn ula shaqayn doono. Gudoomiyaha ayaa waxa uu weeraray furitaankii xafiisyada xisbiyada kale ee Gobolka uuna ku tilmaamay ku aan marin qaab sharci ah aysana Gudoomiyayaasha xisbiyadaasi usoo gudbin xafiiskayga wax waraaq ah oo muujinaysa magacaabistooda ayna markii lasoo magacaabay xafiisyada u fureen qaab aan sharci ahayn nalaguna casumin isagoo xusay inuu u aqoonsan yahay ku aan xalaal ahayn sidoo kalena kula taliyay Gudoomiyayaasha xisbiyada mar haddii ay doonayaan inay umada u noqdaan Madaxwayne ay joojiyaan hadala bilaa ixtiraamka ah. Hadaba Keenadiid Maxamed Khaawi oo ah wakiilka Xisbiga UDUB ee North America ayaa waxa uu halkaasi ka jaray xadhiga furitaanka xafiiska ka hor inta uusan furmin hadalku waxaana u halkaasi a jeediyay hadalo uu shacabka reer Laascaanood ugu sheegayo in xisbiga UDUB uu wax badan ugu qaban doono Gobolka isagoo masuulkani yahay masuul si wayn uga qayb qaatay furitaanka xafiiskani. Sidoo kale Fahiima Jaamac Koosafaare oo ah Gudoomiyaha Dallada SUNGO ayaa waxa ay halkaasi kasoo jeedisay hadalo kooban oo ay ku xusayso shaqada xisbigan uqaban doono umada iyo sida ay ugu faraxsan tahay furitaanka xafiiskani iyadoo sidoo kalena ay halkaasi ka hadleen garabka haweenka ee Xisbiga UDUB ee Gobolka Carfi iyo garabka dhalinyarada ee xisbiga UDUB Maxamuud Qamaan Garaad C/qani. Ugu danbantii ayaa waxaa xafladaasi kusoo gabogabowday jawi aad udagan iyadoo halkaasi shacabkii kasoo qaybgalay ay si wayn ugu faraxsanaayeen furitaanka xafiiska ayna tilmaameen in loo baahnaa in waqti hore la furi ayna la shaqayn doonaan.
  20. Ms. DD, Boodhkii hargeisa wuu yara deggen yahay, roob baa da'ay oo yara nabay. Well, waqtigii shukaansigu wuu dhamaaday ,,,
  21. ... wax waalan roobleh, you need to check the side effects and if the two can go together first. Items found in the Khat and that the Cialis contains should not cause any problem to the persons.
  22. Peace is what is needed now in Somalia. It can take too long but it should be done.