Zakariye

Nomads
  • Content Count

    300
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Zakariye

  1. [ July 27, 2003, 10:19 AM: Message edited by: Ameenah ]
  2. s/calaykum kulli that is it , that is my favorite i have been saying this greeting , even to my co-workers, blv me they have adapted me calling them , A/calykum. c/salaam
  3. by 2cute s/calaykum kulli maybe i did not explain myself well, sister 2 cute is this how u initiate ur threads, by cursing and accusing some one you haven't had a clue who is that person , walaal macaan xishood, oo respect, so chill sister and plz don't say anything that will make u look bad, and stop harrasing me. Iga fugow waan kaa xishoonayaa walaal.ok. c/salaam [ July 27, 2003, 10:17 AM: Message edited by: Ameenah ]
  4. s/calaykum kulli since i have joined SOL, things has been smooth and well civilized threads, laakin maanta oo ah july,26 2003 waxaad moodaa in aay gabar walaasheyn ah oo la yiraahdo 2 cute ay isticmaashey Eray Xun Xun Xun, oo aan la sheegi karin, the "F" word, walaal 2Cute ha igu diran SOL oo yaanan kaaga tegin isku xishood, nagana xishood, laakiin ra'yigaaga soo deeso walaal macaan. OK you only have one chance to apologize sister 2 cute , so i would like for you to apologize publicly and show how smart you are and it was wrong, & you used the wrong word. c/salaam
  5. 2 by 2Cute; s/calaykum kulli, marka ugu horeysa walaal 2Cute waxaa ceeb ah in aad istimcmaashid erayga "F" hadda aniga wax dhibaato ahi oo aan kuu geystay garan mayo, the only thing i mentioned is , i am married to 2 wifes haddana mid kale waa ay soo socotaa, midna waan la socdaa, waa run, haddii aadan rumeysanaynin walaal, hadda waxii ra'yigaaga soo jeedso oo sheeg waxa aad ku diidantahey, laakin hadda gabar baad tahey oo xishood, waa runtaa ima taqaanid , and i am very glad for that, cz uma baahni in aan ku barto ama aan kula hadlo , sidaas daradedd walaal, Cayda naga daa. aad baad u mahadsantahey. c/slaam [ July 27, 2003, 10:12 AM: Message edited by: Ameenah ]
  6. s/calaykum kulli, LOL Nune wallal waa sax, walaal magaalada aan joogo hadii aad tahey nin soomali oo wacan, waxaa waajib kugu ah in aad ama la socotid sida uu walaal nuuni u sheegay saddex ama afar, ama aad ku dadaasho in aad guursato 3 ama afar, yaah nuune war hadda i weydii aniga ayaa kuu sheegaya aad baan ugu faraxsanahey 2bada xaas aan qabo oo isku magaalo ku nool, oo isjecel.teeda ragga maanta waa rag jelacsan oo aan qaadi karin masuuliyad, ma xasuusantahay waalidkeena iyo kuwii ka sii horeeyee 3-4 , ayey isku wadeyn, aniga kula hadlaya, wallaahi my father has more 8 wifes in his life, you get my point. marka ninkii hal qabo ilaah ha kuu naxariisto, one women is not enough for me. lol four wifes or no wife at all. c/salaam
  7. s/calaykum kulli,marka ugu horeysa anigu waxba kama qabo ragga guursanaya 4 naagood, waayoo anigya hadda waxaan qabaa 2 oo jooga magaalada mn,iyo mid joogta Burco oo u soo socoto Mn, hadda waxaan rabaa marka saddexdooda ay isku imaadaan in aan u sheego in aan rabo in aan guursada midda afaraad oo hadda aan la socdo, illaahey waxuu na siiyay hablo fara badan hadda ragga waxaan kula talinayaa, marka aad guursanaysid xaaskaaga kuugu horeyo in aad u sheegtid , saddex kaloo guur baa soo socdo hadii ay maya tiraahdo, hadda meesha ku fur. c/salaam
  8. s/calaykum kulli, meesha maxaa ka socda, hadda kiinka waxad tahey dadak aan aqristo boostigooda,hadda maxaad sameysay bal ii sheeg c/salaam
  9. s/calykum kulli, marka waxaad moodaa in dhamaan dadkeyna soomlida ahi qaar ahaan gabdhaha soomalida aysan jecleyn in ay sheegaan da'dooda. 1-dhibaatada na heysato waxey tahey in dad badan oo soomali ahi lagu keenay waddanka da' yar . qaarkood waxey jireyn 25 sano, laakin markii lasoo siiyay sponsorhip, ayaa waxaa dhacdey in laga dhigay da'dooda 15toban jir, hadda ka jar 25-15=10 tobon sano ayey xoortay 2- mrka waddanka ayey joogtay 15 sano isku dar 25+15=40 jir laakiin 40-10-30 , haye meesha maxaa ka dhacey gabadhii waxaa lagu guursaday da'dee sponshorship uur bay yeelatey waxay u sheegtay the doctor in ay jirto 25 sano runtii waa 40 jir , the doctor wrote a prescription oo ah 25 jir wax uu qaadan karo, markaas baa waxaa dhacdey mararka qaarkood in ay suuxaan. marka marka ay gabar soomali ahi sida ay u badan yihin kuu sheegaan 20 jir ku dar atleast 10-12 yrs more. waryaada aad baan u hadley ha la iga raali noqo c/salaam
  10. salaaumu/calykum dhamaan, waryaada waxaan la yaabsanahey in ninka la yiraahdo nin-yaaban u sheegay sax, caraweelo waxay aheyd Bahal waalan oo neceb ragga oo idil, waxaaa xataa lagu xantaa in aay xataa ka jadhey, bahalka odeygii dhaley, sidaas daraadeed, ma odeygii dhalay baa xoogey mise qof kale , lama yaqaan. walaal kiinka malaha adoo yar baad ka soo dhooftey waddanka baan filayaa ,marka sheekado waa run oo bal isku day in aad aqriso boogaagta ka sheekeynaa araweeloo. c/slaam
  11. salaamu/calaykum kulli, waxaad yara moodaa in meesha ay carro yar ka jirto, waxaa aad soo qortay haddii loo eego si waa wax sax ahaa waqtigii aanu soo dhaafney,laakiin haddadan waxaad moodaa in xaaladu ay is bedeshay oo aanu wax wada cuni karin hadii naloogu soo rida saxan, sidaas daraadeed, malaga yaabaa in dhallin yaro yar yar oo ay ka mid yihiin kuweyna halkan ku jiro aanu isku dayi doono sida lagu xalin lahaa arrimahayna guud ahaan iyo qaas ahaan. waxaan aqrinayay wax yar ka hor, gabar meesha ku jirto oo aan filayo in aad wada taqaan Xalimo7,oo soo qortay"LOVE SOMALILAND' hadda kulligeen waanu wada jecelnahey in meel waliba ay gaarto guul, haddii ay noqon lahayn, Land,ama the other land, sidaas daraadeed ha lawada is ixtiraamo oo arrintu ha la isku dayo in la xiliyo. w/calaykuma salaam
  12. salaamu/calaykum, waryaa kinka hadda waxaan noqday nin aqriya qoraalkaaga, waxaana rabaa in aan kuu sheego in , inan ila dhalatey ay ka faaiideysatey, cinwaanadan aad soo qortey oo aay ku leedahey mahadsanid, qaas ahaan cinwaanka minority scholarship. waxeyna ku leedahey in loo soo jawaabey oo loo soo direy application fara badan oo aay buuxineyso. waana aad mahadsantahey walaal,ilaahna hakula garab galo waxbarashaada, waan garanayaa sida ay u adagtahay. *****ykum salaam
  13. salaamu/calaykum, war kinka adigu waxaad moodaa in aad tahey nin jaceyl hayo, yaa waxaan saas u leeyahey hadda waxaa la yiri nin jecel musikada esbanishka waa nin qalbi wacan, haa anigu waan dhageystaa muskida spanishka ahi, hadase waxaan ka xumahay in aanan heyn site aad ka heli kartid heesaha aad rabtid, sidaad daraadeed ayaan waxaanu ka codsaneynaa dhamaan guriga inta ku jirta in ay kuu soo gormadaan oo ay isku dayaan in aay ku caawimaan. nasiib wacan . *****aykuma salaam
  14. Salaamu/calaykum dhamaantiin, haa waan xasuustaa alla markaan soo xasuusto mar waliba waxaad moodaa in aan riyoonayo. waxaan sameyn jirey intaan u soo meydho ayaan hor fariisan jiray tv'ka oo aan illaa iyo inta aan ka dhameysto meelna uma aan dhaqaaqi jirin, waqtigaas waxuu ahaa waqti aan soo noqon doonin,laakin waa xusuus wacan oo weligeen aanu xasuusnaan doono. *****ykum salaam.
  15. Aslaamu/calaykum waryaada u tartiibiya Ninka waa idin sidee .ninkan la yiraahdo kinka450 waryaahee ma isku dayday in aad isku qortid walaal Newspaperka,waxaad iila muqataa in aad tahay nin wax garad ahi oo aan fursad u hayn in uu lakulmo hablaha soomaaliyeed,sidaad daraadeed waxaa nagu waajib ahi in aan kula talino oo aan kuu sheegno ,sida ugu sahlan oo aad u heli kartid mustaqbil wacan. Teeda kale qof waliba waa in uu si fiican wax ugu sheego ninkani soomaaliga ahi, adiga oo aan canaanan baad haddana si wanaagsan ugu sheeki kartaa nolol fiican. Walaal kink malaga yaabaa in gabadu ay marhore goorsatay oo ay ka cabsaneyso in aay guursato hadana? malaga yaabaa in aysan ka helin Nafsadaada? mase laga yaabaa in aad adigu cabsatey oo aadan sameyn wax wacan? walaal waxaan kuu rajeyn in aad si deg deg ahi aad u heshid gabar wacan oo soomali ahi, waayo waxaanu rabnaa dadkayna soomalida oo wax bartey in aay ku soo laabtaan waddankii hooyo. Anigu waxaa ila dhalatey gabar wacan hadii aad raadineysid guur oo aadan iska hadleynin, bal ii soo qor aan isku dayo in aan ku caawimi karo. wanaagsan iyo nasiib wacan walaal. *****aykuma salaam.
  16. Places like this,is where we all Somalis need to share the information that one has advantage on it, as King450, mentioned yes it is very uplifting and am proud to be in this place and see brothers and sisters not only doing threads, but also sharing and exchanging good information. And if you want to live and be successfull in this country (USA) then it is all about exchanging Informations,so once again Brother King thank you so very much. I hope some one will take advantage of it and let's hear if there are any good outcome.
  17. Nice King , i used to live Arlington too , before moving to Minnesota, thank you for reminding the good old places.
  18. Well nothing wrong ,when one claims to love more then other, the whole matter should be do you love anything at all. If you do then you are ok and moving in the right direction. Just look around what is going on Mogadishu, can any one say they love Mogadishu with its killing field surround. I guess not. So love but love for something good. love all
  19. You made a good point, but remember still the other site you are mentioning is one of the best SOmali sites we have, reagardless of Somalis misbehavings, you have to rememeber one thing, most 0f the Somalis, arrived this county in early 90's and still in the process of understanding what we call good behavior, time given they will change. New generation are arising and hopefully with the help of their elders will sustain their culture and somali behavior.So don't judge the somlinet all this misdeeds. bismillah
  20. Zakariye

    Abortion?

    Bismillahi , you know i live in the state of Minnestoa, for sometime i use to hear this , but never paid attention. Quran, the first revelation : The believers know that every word, letter, name, number and gesture in the Quran is chosen deliberately. It should not surprise us to find out that the name God chose for the first revelation of the Quran, was not Muhammed, Abraham, Moses, Jesus, The Sun, the Moon, the Iron, the winds, the stars, the night, the people, or the Jinn..etc. The name God chose for His first revelation was "The hanging embryo", Sura 96. This hanging embryo stage starts about 6 days after the fertilization of the ovum, not after three months of pregnancy. How significant or insignificant is this choice, it is up to you to ponder. Let us keep this in mind while studying the rest of the Quran that deals with this issue. "Losers are those who killed their children foolishly, due to their lack of knowledge, and prohibited what God has provided for them, and followed innovations attributed to God. They have gone astray, they are not guided." Bismillah.
  21. First of all there is nothing called "cheating" it is a word created by the Western World. In Islamic Society we call "Adultery" If a man commits adultery with another man's wife both the adulterer and the adulteress must be put to death".So Sister as you can see there are no cheaters but Adulteries.that need to be put to death. A lot of death walking humans. *****ykuma Salaam.
  22. King_450 i was trying to give one , but since i am new to this site, i think your future is in the house and all you have to do is read one of the posts.
  23. i have no idea, can some 1 tell me plz.
  24. Wanaagsan all, i am new to the site my first post, can i get a shout out to wlc me in here , hi all.