Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,658
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 _________________ Updated.
  2. Wixii muuqaalada ka muuqo uu jecelyahay loogu waaye maalmahaan qabaa.
  3. Munaafiqiintii Ukraine ila arkaba. There are three casualties after Zionists invaded and started bombing occupied Palestine. First casualty waa Reer Falastiin xasuuqa iyo ciribtirka lagu haayo. Second is Zionist regime's economy nosediving, all tourists fleeing. Third casualty is Ukraine. Media attention already disappeared. No body will listen to them and their hypocritical Western leaders support for them. Ruushka will keep these regions they incorporated and annexed. These regions will be like Qubrus as Turkiga did and no one will care except some Reer Galbeed leaders. Even if Shiinaha tries to take over Taiwan today, no body will listen to hypocritical West anymore.
  4. Shalayna Secretary General Qaramada Miroobay u hanjabaayeen, maantana saan. Kibirkooda madaxdooda markee hadlaayaan, I hadn't seen any other leaders saas u hadlo. Mareykan ayee isku haleynaayaan, but the world is fully awake, meel walbana mass protests ka socdo.
  5. If what is alleged is true - and I believe it is - then fadeexadooda waa dhaaftay fadeexad. Waa dowlad guud ahaanba shisheeye shilimaan ka qaataan u adeegto.
  6. Ask that question to his Imaaraadka masters. Now it is all clear wixii lagu tuhunsanaa, that he secretly visited Telabiib, twice waliba. Considering aamusnaantiisa, I now fiemly believe he sis visit oo dhaqaalo soo weydiistay. He is shameless charlatan.
  7. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 _________________ Uodated.
  8. Wali tacsi ayaa u taalo oo asaayda iskama qaadin. Reer Sool si xun ayee u galeen dadkaas, something that never happened in 33 years of dagaalo someeye ku dhacday. Jab weyn oo ay dhahaan jiniyo na soo weeraray. Xunjuf kibirkiisa maxaa ka dambeeye, meeqo sanaa u digaaye kibirkaan ka joog.
  9. Waraa, I have relatives from every corner of Soomaaliya, from Hargeysa to Garoowe to Xamar to Baydhabo to Kismaayo to Gaarisa to Jigjiga. A nephew lives in Hargeysa, a brother's son and his mother. Cousins from qurbaha and their family live in Garoowe. Xamar iyo Baydhabo ha sheegin. Kismaayo a cousin ayaa degan from qurbaha as well. Gaarisana many cousins and their families degan. Jigjiga sidaasoo kale. Cosmopolitan ayaa ahay, qabiil-wise. Marka waala socdaa waxa gobol walba ka dhacaayo.
  10. Maakhiri waxba ha u gafin. Odey dhaqameedka are men with same flaws of average maryooleey. Marka diety kaamil ah haka dhigin. They can't even agree themselves oo kala qeybsan maanta.
  11. Moooryaanka dadkii iska afduubanaayaa bilaa sharci. Reer Waqooyigii ugaarsanaayaa. Yaasiin waa wiil dhalinyaro ah oo aan Muqdisho dhawr jeer aan kula kulmey oo ahaa Wiil dhawrsan oo Af gaaban. Markii ugu dambeysey oo aan arko waxay aheyd habeenkii ugu dambeeyay ee argagaxisada qarxiyeen Hotel Makka Al Mukarama oo aan ka baxey 10 daqiiqo ka hor aniga iyo Cabdi Casiis Qanyare oo London hada ku nool kadibna waxaan tagney Coloow Tower oo bandhig ka socdey halkaas oo dabaqa nala gariirey kadibna waxaan arkey dad badan oo Argagax dartiis darbiyada inay iska daadiyaan raadinaya madaama u ekeyd in la soo galey meesha joogno. Waxaan arkey Yaasiin oo xaaskisa oo xaamilo ah oo uu celcelinaayo oo rabta inay meel iska tuurto iyo isagoo ku dhagan oo xaalada meel adag la mareyso, kadibna Aniga iyo Qanyare oo ahaa ninka meesha i keenay ayaa la hadalney gabadhii u sheegney in aan ka bixi karno meesha ay is dajiso, dhamaanteen waxaan ka baxney Albaabka dambe juhdi dheer kadib ilaa cabaar waan la soconey kadibna waan kale tagney oo qof walbo meeshii uu rabey ayuu aadey , anaga waxaan nimid Hotel Makka Al Mukarama ka soo horjeedkeeda anigoo raadinaya saaxiibo aan 10 daqiiqo ka hor aan la fadhiyay sida Cabdi Dheeg Gurey Xaaji iyo rag kale fara badnaa , balse Cabdi Dheeg aan la hadley baa ii sheegay inay nabad qabaan oo Argagaxisada galeen dabaq kale ku dhagan Laakinse burbur iyo dhimasho jirto .. Sheekadaan waxaan u soo qaatey markaan maqley NISA xiratey sababta waxaa loo xirey Nageeye la sawiran tahey, hada Nageeye lama haayo meel u jirto ilaa caawa , sawir hadii qof uu la galey loo qabanaayo hada Xasanoow Shiikh wuu la sawiran yahey iyo dad kale farabadan . Xataa hadii sax tahey dambi lagu haayo ama la baarayo waxay aheyd in la marsiiyo nidaamka Dowliga iyo sharciga waxa uu qabo Balse waxaa edeb daro ah oo beegsi iyo heyb sooc ah in maalmahaan Muqdisho ka socoto in Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ka soo jeedo deeganada Somaliland, Soomaali galbeed iwm ama taageersana Dowladii hore la beegsado ama ka soo horjeedo Maahir iyo Boobka Damjadiid Anagoo og dadka warkaas wado inay yihiin kuwii Caasimada Soomaaliya Muqdisho soo galey Sunday 1991 oo xataa guri iyo taariikh aan ku laheyn XamarCade balse maanta isku heysto inay dadka kale ka xigaan oo hadane Dowladii Federaalka ee sidii la ogaa lagu keenay Muqdisho oo ah bahalo galeen ah oo isbaaro dariiq walbo taalo 2000 after Carte conference. Hada waxa lagu wado joogo waa Dowladnimada Soomaaliya cid cid kale ku xadgudbi kartana ma jirto ee Howsha socoto Baarlamaanka labadiisa Aqal , Xukumada iyo waxgaradka Soomaaliyeed waa inay hoos u fiiriyaan oo ula socdaan. Suaasha Jawaabta u baahan waxaa weeye waryaa Argagaxiso iyo dowlad diid idinka badan . Moooryaaneey Free Yaasiin now. - Facebook
  12. Mucaaradka, mainly from Reer Garoowe, want to get their ayuuto since it is their 'turn' to eat from saxanka. Reer Diyaano ma'ogi waxee mucaarad u yihiin, qof iyo cod ayee fursad u leeyihiin since currently the ayuuto is in their saxan.
  13. Waa runtaa, here in Toronto Reer Baydhabo Tim Hortons aan aqaano ku kulmaan and they are from every qabiil. Iyagaa isku qabiil ah oo Reer Baydhabo qabiil ah. Aad isku fahmaan u kaftamaan. It reminds me Ciyaal Xaafad in Xamar. Kuligeena qabiil waxba kama ogeyn oo xaafadda qabiil noo wada ahayd. Xaafad zaafad ayaa isku dacaayadeen jirnay. I believe if Ciyaal Xaafad ilma sii dhali lahaayeen oo Ciyaal Xaafad kale ah, qabiil identify Xamar waaka tirtimi lahayd. Alaa we were interrupted.
  14. Waa sababta kuwa afka duuban xoogooda ugu weyn iyo xaruntooda u tahay inta u dhaxeyso Jilib, Jamaame, Saakoow iyo Bu'aale. Dadka deegaanadaas ku dhaqan duli lagu haaye before them, marka wey ku qanacsanyihiin see u egtahay. Waxee aaminsanyihiin haddee kuwa afka duuban baxaan inay soo noqoneyso duli iyo ku tarafalidii hore.
  15. Dowladaas dowlad kama dambeyn - this coming from a member of a mucaarad family. Kacaanka si dadban mucaarad loogu ahaa. In fact if you look at the signatures of Manifesto Group in Juun, 1990, my late old man was the second to sign after the late Aaden Cadde. Shariifka reer abtigiisa ayuu awood ku helaaye. Reer abtigiisa waxaa waaye Xaabsade, Rooboow qolodooda, waana reerka ay isku deegaan degaan Shariifka reerkiisa, Berdaale isla degaan. Also walaalihiisa isku hooyada yihiin qabiilkaa ka dhashay ka soo jeedaan. Walaalkiisa isku hooyada yihiin meherkeyga Nayroobi ka dhacaaye wuu joogay in 2011. Shariifka waxee siyaasiinta ku jecelyihiin waa wuxuu xado, walaaqo dadka la wadaagaa. Jeebka kuu buuxinaa shib dhahee. Lacagtii deegaanka lagu hormarin lahaa dad ku qancinaa oo dad siis lee. Siyaasad 101 turuufo yaqaanaa. They were many who said dad badan mucaarad ku ahaa and after meeting him, waaba kuwaan kuwii oo asagii amaanaayo. Dadka wuu sixraa ku xaman jireen. Nothing to do with sixir but everything to do with sharing $. That is why labaatan iyo shan sano siyaasad aad ugu muuqdaa. Qabiilkaas Ee... aad sheegtay ma yaro oo sadexda qabiil ugu dad badan ku jiraan. They were well known in Xamar iyo agagaarkeeda because they were the first to move/settle in Banaadir pre-colonial times. Xamar xaafad Buulo Eel...la dhaho ku taalo wali. They spoke Afmaay, yaa tihiin markii la dhana Eel... dhihi jireen.
  16. I didn't call him a hero. Laakiin yuu dilay oo aad taqaanaa Laftagareen ii sheeg?
  17. LoL. Reer Arlaadi were too advanced for maryooleey since they were (and still are in many cases) who naturalized maryooleyda kale deegaanadooda u soo qaxo ama soo dego. Yacni sharci degnaanaho ayaa lagu siinaa - meaning after living there quite some time, you are offered the opportunity to be a diyo-paying member of the local clan, the insurance. You have the option to join, while still keeping your original clan. Markaa cabaar degnaatid oo afka Maayga baratid iyo dhaqanka nabad ilaalinta deegaanka adigaaba in no time iloowaayo your old clan. You know my maternal awoowe asagoo dhalinyar ah Waajid soo degay. Reerkiisa Sayidka ka soo carareen oo Reer Qabridahare ahaa. Hooyo iyo walaalaheeda kale all were born in Bakool. He was a diyo-paying member of Reer Waajid clan, which is Mr. Wasiir Tiktok's clan. He wasn't part of the clan, but enjoyed the insurance privileges. His children - my hooyo and her siblings - spoke Afmaay aanan caadi ahayn; in fact when they want kaftamaan, caayaan, habaaraan - their language of choice was and is Afmaay. Maayga ayaa ku fiican saas dhihi jireen. In fact the folks who gave Baydhabo the famous Janaay naaneys waa Reer Soomaali Galbeed u soo qaxay aagaas waagii Sayidka. They couldn't believe meesha see u cagaaran tahay and yet still welcomed. Hal hal ayee iskugu sheegi jireen u imaan jireen reerahooda kale Baydhabo. Xaafad dhan magacooda loogu magac daray ayaa jirtay. Buulo Ogaad... la dhihi jiray. Anyway, these diyo-paying from other clans waxaa la dhihi jiray Geegii Mariidi, meaning 'in the old days' oo qabiilkee ka soo jeedaan loola jeedo. Siyaad Barre reerka uu ka dhashay oo maanta sheegto gobolka Gedo Luuq waxaa soo dajiyey reer qabiil Maay ah oo aagaas maamuli jiray oo boqortooyo ahaa. Iyagoo Soomaali Galbeed iyo Galgaduud tolkooda ka soo barakiciyeen la soo dajiyey Gedo. Maanta dadkii soo dajiyey ayeena inkiraayaan.
  18. Not really. A visionary, incorruptible mayor could've done the same if given or raised the funds. Baydhabo was developed too in 1980s as well, hence second madaxtooyo meesha ku taalay Jaalle Siyaad ku nasan jiray. Speaking of Jaalle Siyaad, happy 21da Oktoobar. Towradatan barakeysan. Haye call me, of all people, Ubaxii Kacaanka.